{"id":140935,"date":"2020-01-13T02:50:54","date_gmt":"2020-01-12T23:50:54","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140935"},"modified":"2020-01-13T02:52:56","modified_gmt":"2020-01-12T23:52:56","slug":"c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/","title":{"rendered":"C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cBooliska Malaysia waxaa loosheegay inaan ahay dembiile\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa ku eedeeyey dowlada Somalia iney fara gelisay khudbad uu u jeedin lahaa ardayda Soomaalida ee wax ka barata dalka Maleysia.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in safaarada dowlada Somalia ku leedahay Kuala Lumpur ay warqad u qortay dowlada Maleysia ayna ka dalbatay in isaga laga joojiyo kulan uu kaga qeyb lahaa dalkaas oo uu habeen hore gaaray, waxaana warqada ku qornaa inaan ahay dembiile diinta u gefay oo baaritaan uu ku socdo.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in booliska ay yimaadeen kulanka ayna dalbadeen in la joojiyo, waxayna arintaas sababtay in kulanka la soo xiro xiligii loogu talo galay ka hor.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka akhriso qoraal uu C\/raxmaan C\/shakuur soo dhigay bartiisa facebook oo uu arintaas kaga hadlayo<\/strong><\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya si ay u joojiso khudbad aan u jeedin lahaa ardayda Soomaaliyeed ee Malaysia ayaa safaaradda Soomaaliya ee Malaysia oo ka amar qaadnaysa Villa Somalia, waxay Booliska dalka Malaysia ku wargeliyeen in aan danbiile baaritaan dalkiisa uga socda ahayd, Islaamka u gefey, fatwana la iga soo saaray, la iina diiday in aan dalal badan oo Islaam ah hadal jeedin ka sameeyo.<\/p>\n<p>Waa sida ugu foolxun oo awood dawladeed loogu takrifalo, iyo sida ugu liidata ee dan qaran dal dibadiisa looga jiro. Waxaa mahad leh daddaalka ardayda Soomaaliyeed iyo garashada Booliska Malaysia oo suuragaliyey in hawhsii socoto, shirqool kii iyo isku daygii naflacaariga ahaa ee kooxda Vila Somalia fashilmo.<\/p>\n<p><strong>HOOS KA AKHRISO WARQADA BOOLISKA MALAYSIA KU JOOJIYEEN KULANKA<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-140936\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82507733_2553584338087405_5776888204628066304_n.jpg\" alt=\"\" width=\"579\" height=\"833\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82507733_2553584338087405_5776888204628066304_n.jpg 579w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82507733_2553584338087405_5776888204628066304_n-209x300.jpg 209w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82507733_2553584338087405_5776888204628066304_n-292x420.jpg 292w\" sizes=\"(max-width: 579px) 100vw, 579px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/AAbdishakur\/videos\/1042652979433008\/\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KADAAWO KHUDBADII C\/RAXMAAN C\/SHAKUUR EE MALAYSIYA<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa ku eedeeyey dowlada Somalia iney fara gelisay khudbad uu u jeedin lahaa ardayda Soomaalida ee wax ka barata dalka Maleysia. Waxaa uu sheegay in safaarada dowlada Somalia ku leedahay Kuala Lumpur ay warqad u qortay dowlada Maleysia ayna ka dalbatay in isaga laga joojiyo kulan uu kaga qeyb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140937,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140935","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cBooliska Malaysia waxaa loosheegay inaan ahay dembiile\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cBooliska Malaysia waxaa loosheegay inaan ahay dembiile\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa ku eedeeyey dowlada Somalia iney fara gelisay khudbad uu u jeedin lahaa ardayda Soomaalida ee wax ka barata dalka Maleysia. Waxaa uu sheegay in safaarada dowlada Somalia ku leedahay Kuala Lumpur ay warqad u qortay dowlada Maleysia ayna ka dalbatay in isaga laga joojiyo kulan uu kaga qeyb [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-12T23:50:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-01-12T23:52:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shal.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1250\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"792\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/\",\"name\":\"C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cBooliska Malaysia waxaa loosheegay inaan ahay dembiile\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shal.png\",\"datePublished\":\"2020-01-12T23:50:54+00:00\",\"dateModified\":\"2020-01-12T23:52:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shal.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shal.png\",\"width\":1250,\"height\":792},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cBooliska Malaysia waxaa loosheegay inaan ahay dembiile\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cBooliska Malaysia waxaa loosheegay inaan ahay dembiile\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cBooliska Malaysia waxaa loosheegay inaan ahay dembiile\u201d - Wardoon","og_description":"Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir C\/raxmaan C\/shakuur Warsame ayaa ku eedeeyey dowlada Somalia iney fara gelisay khudbad uu u jeedin lahaa ardayda Soomaalida ee wax ka barata dalka Maleysia. Waxaa uu sheegay in safaarada dowlada Somalia ku leedahay Kuala Lumpur ay warqad u qortay dowlada Maleysia ayna ka dalbatay in isaga laga joojiyo kulan uu kaga qeyb [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-12T23:50:54+00:00","article_modified_time":"2020-01-12T23:52:56+00:00","og_image":[{"width":1250,"height":792,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shal.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/","name":"C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cBooliska Malaysia waxaa loosheegay inaan ahay dembiile\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shal.png","datePublished":"2020-01-12T23:50:54+00:00","dateModified":"2020-01-12T23:52:56+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shal.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/shal.png","width":1250,"height":792},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/c-raxmaan-c-shakuur-booliska-malaysia-waxaa-loosheegay-inaan-ahay-dembiile\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"C\/raxmaan C\/shakuur: \u201cBooliska Malaysia waxaa loosheegay inaan ahay dembiile\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140935"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140935"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140935\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140940,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140935\/revisions\/140940"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140937"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140935"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140935"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140935"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}