{"id":140995,"date":"2020-01-14T23:22:09","date_gmt":"2020-01-14T20:22:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=140995"},"modified":"2020-01-14T23:22:09","modified_gmt":"2020-01-14T20:22:09","slug":"xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/","title":{"rendered":"Xaaf oo  xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa Degmada Gaalkacyo"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xil ka-qaadis ku sameeyay gudoomiyaha degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa waxuuna magacaabay guddoomiye iyo ku xigeen ku meel gaar ah.<\/p>\n<p>Xaaf ayaa guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee magaalada Gaalkacyo u magacaabay Saciid Salaad Cilmi, isagoo Maxamed Cali Xirsi u magacaabay guddoomiye ku-xigeen.<\/p>\n<p>Sidoo kale madaxweyne Xaaf waxa uu kala diray golihii deegaanka ee magaalada Gaalkacyo, waxaana warqadda ka soo baxday xaafiiskiisa lagu cadeeyey in mudo 90 cisho ah lagu soo dhisi doono gole deegaan oo cusub.<\/p>\n<p>Isla waqradan ka soo baxday xaafiiska Madaxweyne Xaaf ayaa lagu magacaabay guddiga qabanqaabada doorashada golaha deegaanka ee degmada Gaalkacyo, waxuuna giddigaas ka kooban yahay 12 xubnood.<\/p>\n<p><strong>Halkan ka akhriso warqadda<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-140996\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82592638_2623541497714774_9193075676851208192_o.jpg\" alt=\"\" width=\"723\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82592638_2623541497714774_9193075676851208192_o.jpg 723w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82592638_2623541497714774_9193075676851208192_o-226x300.jpg 226w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82592638_2623541497714774_9193075676851208192_o-696x924.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82592638_2623541497714774_9193075676851208192_o-316x420.jpg 316w\" sizes=\"(max-width: 723px) 100vw, 723px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xil ka-qaadis ku sameeyay gudoomiyaha degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa waxuuna magacaabay guddoomiye iyo ku xigeen ku meel gaar ah. Xaaf ayaa guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee magaalada Gaalkacyo u magacaabay Saciid Salaad Cilmi, isagoo Maxamed Cali Xirsi u magacaabay guddoomiye ku-xigeen. Sidoo kale madaxweyne Xaaf waxa uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":140684,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-140995","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xaaf oo xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa Degmada Gaalkacyo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xaaf oo xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa Degmada Gaalkacyo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xil ka-qaadis ku sameeyay gudoomiyaha degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa waxuuna magacaabay guddoomiye iyo ku xigeen ku meel gaar ah. Xaaf ayaa guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee magaalada Gaalkacyo u magacaabay Saciid Salaad Cilmi, isagoo Maxamed Cali Xirsi u magacaabay guddoomiye ku-xigeen. Sidoo kale madaxweyne Xaaf waxa uu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-14T20:22:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"656\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/\",\"name\":\"Xaaf oo xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa Degmada Gaalkacyo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png\",\"datePublished\":\"2020-01-14T20:22:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png\",\"width\":656,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xaaf oo xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa Degmada Gaalkacyo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xaaf oo xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa Degmada Gaalkacyo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xaaf oo xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa Degmada Gaalkacyo - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa xil ka-qaadis ku sameeyay gudoomiyaha degmada Gaalkacyo iyo ku-xigeenkiisa waxuuna magacaabay guddoomiye iyo ku xigeen ku meel gaar ah. Xaaf ayaa guddoomiyaha ku meel gaarka ah ee magaalada Gaalkacyo u magacaabay Saciid Salaad Cilmi, isagoo Maxamed Cali Xirsi u magacaabay guddoomiye ku-xigeen. Sidoo kale madaxweyne Xaaf waxa uu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-14T20:22:09+00:00","og_image":[{"width":656,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/","name":"Xaaf oo xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa Degmada Gaalkacyo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png","datePublished":"2020-01-14T20:22:09+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-6.png","width":656,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-xil-ka-qaadis-ku-sameeyay-gudoomiyaha-iyo-ku-xigeenkiisa-degmada-gaalkacyo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xaaf oo xil ka-qaadis ku sameeyay Gudoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa Degmada Gaalkacyo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140995"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=140995"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":140997,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/140995\/revisions\/140997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/140684"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=140995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=140995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=140995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}