{"id":141027,"date":"2020-01-16T12:32:10","date_gmt":"2020-01-16T09:32:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141027"},"modified":"2020-01-16T12:32:10","modified_gmt":"2020-01-16T09:32:10","slug":"khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/","title":{"rendered":"Khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay Deni iyo Ku-xigeenkiisa"},"content":{"rendered":"<p>Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhex galay madaxweynaha Puntland Siciid C\/llaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash,kaas oo si aad ah looga dareemayo Madaxtooyada Garowe.<\/p>\n<p>Khilaafka ayaa ka dhashay ka dib markii madaxweynaha Puntland uu xilka ka qaaday guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Puntland,taas oo uu ka xarooday Axmed Karaash,islamarkaana diidmo ka muujiyay.<\/p>\n<p>Wararka qaar oo aan heleyno ayaa sheegaya in Khilaafkan labada mas\u2019uul uu saameyn xooggan ku yeeshay xafiisyada Xukuumadda,waxaana joogsaday shaqooyin muhiim ah oo shacabka loo hayay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa dhawaan daaqada ka saaray Dhoobo daareed khilaaf soo kala dhexgalay iyo wada shaqeyn la\u2019aan,waxaana la ogeyn halka uu ku dambeyn doono Khilaafka DENI iyo ku-xigeenkiisa hadda soo kala dhex galay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhex galay madaxweynaha Puntland Siciid C\/llaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash,kaas oo si aad ah looga dareemayo Madaxtooyada Garowe. Khilaafka ayaa ka dhashay ka dib markii madaxweynaha Puntland uu xilka ka qaaday guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Puntland,taas oo uu ka xarooday Axmed Karaash,islamarkaana diidmo ka muujiyay. Wararka qaar oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141029,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141027","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay Deni iyo Ku-xigeenkiisa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay Deni iyo Ku-xigeenkiisa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhex galay madaxweynaha Puntland Siciid C\/llaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash,kaas oo si aad ah looga dareemayo Madaxtooyada Garowe. Khilaafka ayaa ka dhashay ka dib markii madaxweynaha Puntland uu xilka ka qaaday guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Puntland,taas oo uu ka xarooday Axmed Karaash,islamarkaana diidmo ka muujiyay. Wararka qaar oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-16T09:32:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/\",\"name\":\"Khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay Deni iyo Ku-xigeenkiisa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-4.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-16T09:32:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-4.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-4.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay Deni iyo Ku-xigeenkiisa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay Deni iyo Ku-xigeenkiisa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay Deni iyo Ku-xigeenkiisa - Wardoon","og_description":"Khilaaf xooggan ayaa soo kala dhex galay madaxweynaha Puntland Siciid C\/llaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cilmi Karaash,kaas oo si aad ah looga dareemayo Madaxtooyada Garowe. Khilaafka ayaa ka dhashay ka dib markii madaxweynaha Puntland uu xilka ka qaaday guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Puntland,taas oo uu ka xarooday Axmed Karaash,islamarkaana diidmo ka muujiyay. Wararka qaar oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-16T09:32:10+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/","name":"Khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay Deni iyo Ku-xigeenkiisa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-4.jpg","datePublished":"2020-01-16T09:32:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-4.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/page-4.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaaf-xooggan-oo-soo-kala-dhex-galay-deni-iyo-ku-xigeenkiisa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay Deni iyo Ku-xigeenkiisa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141027"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141027"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141027\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141030,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141027\/revisions\/141030"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141027"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141027"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141027"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}