{"id":141065,"date":"2020-01-17T10:18:29","date_gmt":"2020-01-17T07:18:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141065"},"modified":"2020-01-17T10:18:29","modified_gmt":"2020-01-17T07:18:29","slug":"qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/","title":{"rendered":"Qiimaha Lacagta Codka Xildhibaanka Galmudug oo Gaaray 3-kun ilaa 10-Kun oo Dollar"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb Lagu dooran doonaa Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug. Waxaana Saacadihii lasoo dhaafay magaalada laga dareemay Olole Xoogan oo ay Wadaan Musharixiinta u taagan Xilkaasi.<\/p>\n<p>Waxay magaaladu marti gelisay kulamo iska soo horjeedo oo ay wadeen xubnaha mucaaradka iyo kuwa Dowladda Soomaaliya taageersan, iyadoo ay socoto kala jiidasho dhanka Xildhibaanada ah, Waxaana Hoyga ay dagan yihiin Musharixiintu xalay laga dareemay Mashquul badan iyo kulamo aan loo kala kicin.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Xog aanu helnay ayaa sheegaysa Inay Bilaabeen Musharixiintu inay Bixiyaan Lacago ay Siiyaan Xildhibaanada, Kuwaasi oo Codkooda uu kala iibsi galay, Waxaana Qiimaha halkii xildhibaan uu gaadhay lacag u dhaxeyso 3-kun ilaa 10-Kun oo Dollar.<\/p>\n<p>Xildhibaan Axmed Macalin FIQI oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhaniisa Xildhibaanada Cusub ee Galmudug uga digay inay Codkooda iibsadaan. \u201cXildhibaankii codkiisa laga gado waa in uusan isla xisaabtan iyo nidaam daahfuraan ku tala-gelin, ninkii codkaada aad ka iibiso sharafkaraa ayaad ka iibisay!\u201d<\/p>\n<p>Ammaanka Magaalada Dhuusamareeb ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana qaar ka mid ah Musharaxiinta ay walaac ka muujiyeen sida ay wax u socdaan, Waxaana la aaminsan yahay in Doorashada Gudoonka Baarlamaanku ay Halbeeg u noqon karto Doorashada Madaxwaynaha ee soo socota.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb Lagu dooran doonaa Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug. Waxaana Saacadihii lasoo dhaafay magaalada laga dareemay Olole Xoogan oo ay Wadaan Musharixiinta u taagan Xilkaasi. Waxay magaaladu marti gelisay kulamo iska soo horjeedo oo ay wadeen xubnaha mucaaradka iyo kuwa Dowladda Soomaaliya taageersan, iyadoo ay socoto kala jiidasho dhanka Xildhibaanada ah, Waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141066,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141065","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qiimaha Lacagta Codka Xildhibaanka Galmudug oo Gaaray 3-kun ilaa 10-Kun oo Dollar - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qiimaha Lacagta Codka Xildhibaanka Galmudug oo Gaaray 3-kun ilaa 10-Kun oo Dollar - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb Lagu dooran doonaa Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug. Waxaana Saacadihii lasoo dhaafay magaalada laga dareemay Olole Xoogan oo ay Wadaan Musharixiinta u taagan Xilkaasi. Waxay magaaladu marti gelisay kulamo iska soo horjeedo oo ay wadeen xubnaha mucaaradka iyo kuwa Dowladda Soomaaliya taageersan, iyadoo ay socoto kala jiidasho dhanka Xildhibaanada ah, Waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-17T07:18:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Xildhuibaanada-Galmudug.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"483\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/\",\"name\":\"Qiimaha Lacagta Codka Xildhibaanka Galmudug oo Gaaray 3-kun ilaa 10-Kun oo Dollar - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Xildhuibaanada-Galmudug.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-17T07:18:29+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Xildhuibaanada-Galmudug.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Xildhuibaanada-Galmudug.jpg\",\"width\":640,\"height\":483},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qiimaha Lacagta Codka Xildhibaanka Galmudug oo Gaaray 3-kun ilaa 10-Kun oo Dollar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qiimaha Lacagta Codka Xildhibaanka Galmudug oo Gaaray 3-kun ilaa 10-Kun oo Dollar - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qiimaha Lacagta Codka Xildhibaanka Galmudug oo Gaaray 3-kun ilaa 10-Kun oo Dollar - Wardoon","og_description":"Waxaa maanta magaalada Dhuusamareeb Lagu dooran doonaa Gudoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Galmudug. Waxaana Saacadihii lasoo dhaafay magaalada laga dareemay Olole Xoogan oo ay Wadaan Musharixiinta u taagan Xilkaasi. Waxay magaaladu marti gelisay kulamo iska soo horjeedo oo ay wadeen xubnaha mucaaradka iyo kuwa Dowladda Soomaaliya taageersan, iyadoo ay socoto kala jiidasho dhanka Xildhibaanada ah, Waxaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-17T07:18:29+00:00","og_image":[{"width":640,"height":483,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Xildhuibaanada-Galmudug.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/","name":"Qiimaha Lacagta Codka Xildhibaanka Galmudug oo Gaaray 3-kun ilaa 10-Kun oo Dollar - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Xildhuibaanada-Galmudug.jpg","datePublished":"2020-01-17T07:18:29+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Xildhuibaanada-Galmudug.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Xildhuibaanada-Galmudug.jpg","width":640,"height":483},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qiimaha-lacagta-codka-xildhibaanka-galmudug-oo-gaaray-3-kun-ilaa-10-kun-oo-dollar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qiimaha Lacagta Codka Xildhibaanka Galmudug oo Gaaray 3-kun ilaa 10-Kun oo Dollar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141065"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141065"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141065\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141067,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141065\/revisions\/141067"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141066"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141065"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141065"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141065"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}