{"id":141129,"date":"2020-01-19T12:51:35","date_gmt":"2020-01-19T09:51:35","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141129"},"modified":"2020-01-19T12:51:35","modified_gmt":"2020-01-19T09:51:35","slug":"waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/","title":{"rendered":"Waare &#038; Lafta gareen oo dacwad ka ah DF"},"content":{"rendered":"<p>Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo HirShabelle ay Muqdisho u yimaadeen cabasho ka dhan ah dowladda Soomaaliya.<br \/>\nAdvertisement<\/p>\n<p>Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in dhinacyadaan ay Baydhabo isaga wareysteen dhibaatooyin ay ku qabaan lacagihii ay heli jireen ee maamul gobaleedyada loo marsiiyo Bangiga dhexe iyo wadashaqeynta Xukuumadda oo aad u liidata.<\/p>\n<p>Sidoo kale dhinacyadaan ayaa ka cabanaya in aysan dhaqan gelin heshiisyo wadashaqeyn oo dhaxmaray Xukuumadda iyo labadaan maamul gobaleedyada, kuwaas oo ay kamid ahaayeen fulinta mashaariic dhismo, shaqo abuur iyo in loo tababaro ciidamo daraawiish iyo boolis ah.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in labadaan maamul oo ay ku soo food leedahay doorasho guud oo HirShabelle ah iyo mida baarlamaanka ee Koonfur Galbeed, ayaa isku af gartay in ka hor arrimahaan ay cadaadis saaraan dowladda federaalka Soomaaliya, si loo dhaqan geliyo heshiisyadii ay gaareen dhinacyadaan.<\/p>\n<p>Kulankoodii Baydhabo ayaa la sheegay in ay isku raaceen dhowr qodob iyo barnaamijyo horumarineed oo isugu jira mashaariic dhismo iyo shaqo abuur, hadii ay fulin waayaana ay cadeyn doonaan in Xukuumaddu ay diidan tahay wadashaqeynta maamulada.<\/p>\n<p>Labadaan maamul waa kaliya maamul gobaleedyada la shaqeeya dowladda Soomaaliya, waxaana la aaminsan yahay in aysan hadda sidii hore aheyn oo ay tabashooyin hoose ay jiraan.<\/p>\n<p>Xubno ka tirsan HirShabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa sheegay in la filayo kulamo ay dhaxmaraan Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra\u2019iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo dhinac ah iyo madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo HirShabelle ay Muqdisho u yimaadeen cabasho ka dhan ah dowladda Soomaaliya. Advertisement Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in dhinacyadaan ay Baydhabo isaga wareysteen dhibaatooyin ay ku qabaan lacagihii ay heli jireen ee maamul gobaleedyada loo marsiiyo Bangiga dhexe iyo wadashaqeynta Xukuumadda oo aad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141130,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141129","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Waare &amp; Lafta gareen oo dacwad ka ah DF - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Waare &amp; Lafta gareen oo dacwad ka ah DF - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo HirShabelle ay Muqdisho u yimaadeen cabasho ka dhan ah dowladda Soomaaliya. Advertisement Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in dhinacyadaan ay Baydhabo isaga wareysteen dhibaatooyin ay ku qabaan lacagihii ay heli jireen ee maamul gobaleedyada loo marsiiyo Bangiga dhexe iyo wadashaqeynta Xukuumadda oo aad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-19T09:51:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pjimage-8.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/\",\"name\":\"Waare & Lafta gareen oo dacwad ka ah DF - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pjimage-8.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-19T09:51:35+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pjimage-8.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pjimage-8.jpg\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Waare &#038; Lafta gareen oo dacwad ka ah DF\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Waare & Lafta gareen oo dacwad ka ah DF - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Waare & Lafta gareen oo dacwad ka ah DF - Wardoon","og_description":"Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo HirShabelle ay Muqdisho u yimaadeen cabasho ka dhan ah dowladda Soomaaliya. Advertisement Xogta aan helnay ayaa sheegeysa in dhinacyadaan ay Baydhabo isaga wareysteen dhibaatooyin ay ku qabaan lacagihii ay heli jireen ee maamul gobaleedyada loo marsiiyo Bangiga dhexe iyo wadashaqeynta Xukuumadda oo aad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-19T09:51:35+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pjimage-8.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/","name":"Waare & Lafta gareen oo dacwad ka ah DF - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pjimage-8.jpg","datePublished":"2020-01-19T09:51:35+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pjimage-8.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/pjimage-8.jpg","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/waare-lafta-gareen-oo-dacwad-ka-ah-df\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Waare &#038; Lafta gareen oo dacwad ka ah DF"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141129"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141129"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141129\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141131,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141129\/revisions\/141131"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141130"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141129"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141129"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141129"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}