{"id":141140,"date":"2020-01-20T01:39:39","date_gmt":"2020-01-19T22:39:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141140"},"modified":"2020-01-20T01:39:39","modified_gmt":"2020-01-19T22:39:39","slug":"xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Maxamed Daahiye oo ku baaqay in la hubeeyo Shacabka kunool gobolka Waqooyi Bari Kenya"},"content":{"rendered":"<p>Deegaano katirsan Gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa ku batay weerarada ay ka fulinayaan dagaalyahanada Al Shabaab , waxaana deegaanadaasi dadka kunool lasoo darsay cabsi xoogan.<\/p>\n<p>Macalimiinta Kenyanka ah ee wax ka dhigi jiray Iskuulada kuyaala gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ayaa bilaabay in ay halkaasi isaga cararaan, kadib markii weerar lagu dilay macalimiin wax ka dhigayay iskuulo kuyaala duleedka Gaarisa iyo deegaano kale.<\/p>\n<p>Magaalada Gaarisa waxaa lagu qabtay kulan looga arinsanayay sida looga hortagi karo weerarada Al Shabaab ka fuliyaan gobolka Waqooyi Bari, waxaana kulanka ka qeyb galay Xildhibaano, Hogaamiyaal iyo siyaasiyiin gobolka kasoo jeeda.<\/p>\n<p>Xildhibaan Maxamed Daahiye oo katirsan Baarlamaanka dalka Kenya ayaa sheegay in hada kadib aysan isku haleyn doonin ciidamada amaanka ee Kenya, waxa uuna sheegay in laga shaqeyn doono in dadka deegaanka la hubeeyo si Al Shabaab isaga difaacaan.<\/p>\n<p>\u2018Waxaa la go\u2019aansaday in ma\u2019suuliyiiinta Ismaamul Goboleedka iyo shacabkuba ay qeyb ka noqdaan sugidda amniga, waxaa la hubeeynayaa shacabka oo la tabarayaa si ay ula dagaalamaan nimankan argagixida ah oo dhibka badan nagu haya\u201d.ayuu yiri Daahiye.<\/p>\n<p>Al Shabaab ayaa weeraro badan ka fulisay deegaano kuyaala gobolka Waqooyi bari Kenya, waxa ayna Al Shabaab inta badan weeraraan ciidamada booliiska iyo sidoo kale dadka aan Muslimka aheyn ee kunool gobolkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Deegaano katirsan Gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa ku batay weerarada ay ka fulinayaan dagaalyahanada Al Shabaab , waxaana deegaanadaasi dadka kunool lasoo darsay cabsi xoogan. Macalimiinta Kenyanka ah ee wax ka dhigi jiray Iskuulada kuyaala gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ayaa bilaabay in ay halkaasi isaga cararaan, kadib markii weerar [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141141,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141140","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Maxamed Daahiye oo ku baaqay in la hubeeyo Shacabka kunool gobolka Waqooyi Bari Kenya - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Maxamed Daahiye oo ku baaqay in la hubeeyo Shacabka kunool gobolka Waqooyi Bari Kenya - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Deegaano katirsan Gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa ku batay weerarada ay ka fulinayaan dagaalyahanada Al Shabaab , waxaana deegaanadaasi dadka kunool lasoo darsay cabsi xoogan. Macalimiinta Kenyanka ah ee wax ka dhigi jiray Iskuulada kuyaala gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ayaa bilaabay in ay halkaasi isaga cararaan, kadib markii weerar [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-19T22:39:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/110566091_d8d4f30e-adef-44df-aa83-48768e8d5da2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"371\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/\",\"name\":\"Xildhibaan Maxamed Daahiye oo ku baaqay in la hubeeyo Shacabka kunool gobolka Waqooyi Bari Kenya - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/110566091_d8d4f30e-adef-44df-aa83-48768e8d5da2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-19T22:39:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/110566091_d8d4f30e-adef-44df-aa83-48768e8d5da2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/110566091_d8d4f30e-adef-44df-aa83-48768e8d5da2.jpg\",\"width\":660,\"height\":371},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Maxamed Daahiye oo ku baaqay in la hubeeyo Shacabka kunool gobolka Waqooyi Bari Kenya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Maxamed Daahiye oo ku baaqay in la hubeeyo Shacabka kunool gobolka Waqooyi Bari Kenya - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Maxamed Daahiye oo ku baaqay in la hubeeyo Shacabka kunool gobolka Waqooyi Bari Kenya - Wardoon","og_description":"Deegaano katirsan Gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ayaa mudooyinkii ugu dambeeyay waxaa ku batay weerarada ay ka fulinayaan dagaalyahanada Al Shabaab , waxaana deegaanadaasi dadka kunool lasoo darsay cabsi xoogan. Macalimiinta Kenyanka ah ee wax ka dhigi jiray Iskuulada kuyaala gobolka Waqooyi bari dalka Kenya ayaa bilaabay in ay halkaasi isaga cararaan, kadib markii weerar [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-19T22:39:39+00:00","og_image":[{"width":660,"height":371,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/110566091_d8d4f30e-adef-44df-aa83-48768e8d5da2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/","name":"Xildhibaan Maxamed Daahiye oo ku baaqay in la hubeeyo Shacabka kunool gobolka Waqooyi Bari Kenya - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/110566091_d8d4f30e-adef-44df-aa83-48768e8d5da2.jpg","datePublished":"2020-01-19T22:39:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/110566091_d8d4f30e-adef-44df-aa83-48768e8d5da2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/110566091_d8d4f30e-adef-44df-aa83-48768e8d5da2.jpg","width":660,"height":371},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-maxamed-daahiye-oo-ku-baaqay-in-la-hubeeyo-shacabka-kunool-gobolka-waqooyi-bari-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Maxamed Daahiye oo ku baaqay in la hubeeyo Shacabka kunool gobolka Waqooyi Bari Kenya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141140"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141140"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141140\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141142,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141140\/revisions\/141142"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141141"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141140"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141140"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141140"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}