{"id":141143,"date":"2020-01-20T10:43:43","date_gmt":"2020-01-20T07:43:43","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141143"},"modified":"2020-01-20T10:43:43","modified_gmt":"2020-01-20T07:43:43","slug":"dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/","title":{"rendered":"Dhageyso:-Axmed Madoobe dowladda waydiidey wada-hadal"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diidey inay wadahadal la gasho maamulkiisa.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa hadalkan ka sheegay khudbad uu u jeediyay Dadweyne kala duwan oo uu kula hadlay Jaamacada bariga Afrika ee Magaalada Boosaaso.<\/p>\n<p>Waxaa uu intaas ku daray in dad badan aaminsan yihiin inay iyaga dowladda curyaaminayaan, hase yeeshee isaga uu dalbadey wada-hadal balse uu waayay dad uu la hadlo.<\/p>\n<p>\u201cRuntii dadka waxaa ay inaga aamineen inaan dowladda lugaha aan heysano, waxaa ii yimid Guddoomiyaha Aqalka Sare, waxaana ku iri Farmaajo ila hadashii laakiin jawaabtii uu i siiyey ayaa waxay aheyd in uusan heyn cid uu ila hadalsiiyo\u201d ayuu yiri Axmed Madoobe.<\/p>\n<p>Axmed Madoobe ayaa ugu dambeyn sheegay in Madaxda Dowladda Soomaaliya ay dhibaatooyin kala duwan ku heyso dowlad goboleedyada qaarkood gaar ahaan Maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa dhinaca kale amaanay dadaalka dadkii Aas Aasay Goobaha waxbarasho ee Puntland gaar ahaan Jaamacada bariga Afrika oo wakhtiyo adag soo garab istaagay Shacabka Soomaaliyeed iyadoo dhinac walba uu dalku ka burburay waxa kaliya ee shacabka Soomaaliyeed ay ku fara adaygeen ay tahay tacliinta sida uu Madaxweynahu sheegay.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-141143-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Dhageyso-Axmed-Madoobe-oo-sheegay-in-dowladda-diidey-wada-hadal.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Dhageyso-Axmed-Madoobe-oo-sheegay-in-dowladda-diidey-wada-hadal.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Dhageyso-Axmed-Madoobe-oo-sheegay-in-dowladda-diidey-wada-hadal.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diidey inay wadahadal la gasho maamulkiisa. Axmed Madoobe ayaa hadalkan ka sheegay khudbad uu u jeediyay Dadweyne kala duwan oo uu kula hadlay Jaamacada bariga Afrika ee Magaalada Boosaaso. Waxaa uu intaas ku daray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141144,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141143","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhageyso:-Axmed Madoobe dowladda waydiidey wada-hadal - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhageyso:-Axmed Madoobe dowladda waydiidey wada-hadal - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diidey inay wadahadal la gasho maamulkiisa. Axmed Madoobe ayaa hadalkan ka sheegay khudbad uu u jeediyay Dadweyne kala duwan oo uu kula hadlay Jaamacada bariga Afrika ee Magaalada Boosaaso. Waxaa uu intaas ku daray [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-20T07:43:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-7.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"297\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"170\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/\",\"name\":\"Dhageyso:-Axmed Madoobe dowladda waydiidey wada-hadal - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-7.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-20T07:43:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-7.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-7.jpg\",\"width\":297,\"height\":170},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhageyso:-Axmed Madoobe dowladda waydiidey wada-hadal\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhageyso:-Axmed Madoobe dowladda waydiidey wada-hadal - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhageyso:-Axmed Madoobe dowladda waydiidey wada-hadal - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam oo maalmahan ku sugan Magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay diidey inay wadahadal la gasho maamulkiisa. Axmed Madoobe ayaa hadalkan ka sheegay khudbad uu u jeediyay Dadweyne kala duwan oo uu kula hadlay Jaamacada bariga Afrika ee Magaalada Boosaaso. Waxaa uu intaas ku daray [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-20T07:43:43+00:00","og_image":[{"width":297,"height":170,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-7.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/","name":"Dhageyso:-Axmed Madoobe dowladda waydiidey wada-hadal - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-7.jpg","datePublished":"2020-01-20T07:43:43+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-7.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/index-7.jpg","width":297,"height":170},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-axmed-madoobe-dowladda-waydiidey-wada-hadal\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhageyso:-Axmed Madoobe dowladda waydiidey wada-hadal"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141143"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141143"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141143\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141146,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141143\/revisions\/141146"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141144"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141143"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141143"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141143"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}