{"id":141173,"date":"2020-01-21T10:16:14","date_gmt":"2020-01-21T07:16:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141173"},"modified":"2020-01-21T10:16:14","modified_gmt":"2020-01-21T07:16:14","slug":"khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/","title":{"rendered":"Khilaafkii kadhaxeeyay Madaxweynaha HirShabelle iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo la xaliyey"},"content":{"rendered":"<p>Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan gaar ah oo u dhexeeyey hoggaanka sare HirShabelle oo xalay ka dhacay guriga Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe).<\/p>\n<p>Kulanka oo saacado badan qaatay, islamarkaana uu soo qaban qaabiyey, Cali Guudlaawe ayaa waxaa looga hadlay khilaafkii u dhexeeyey Madaxweynaha HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare iyo guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi, Sheekh Cismaan Barre Maxamed.<\/p>\n<p>Afhayeenka HirShabelle, Daa\u2019uud Xaaji Cirro oo ka warbixiyey kulankaasi ayaa sheegay in xal kama dambeys ah laga gaaray khilaafkaasi, islamarkaana la soo afjaray.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu tilmaamay in madaxda ay ku ballaameen in la dardar geliyo shaqooyinka culus ee horyaalla.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Madaxweyne Waare iyo guddoomiye Barre ayaa Madaxweyne ku xigeenka HirShabelle uga mahadceliyey dadaalladii dhex dhexaadinta ee uu sameeyey.<\/p>\n<p>Khilaafkaan oo mudo taagnaa ayaa saameyn ku yeeshay wada shaqeynta labada dhinac waxaana socday mooshin ka dhan ahaa Waare.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan gaar ah oo u dhexeeyey hoggaanka sare HirShabelle oo xalay ka dhacay guriga Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe). Kulanka oo saacado badan qaatay, islamarkaana uu soo qaban qaabiyey, Cali Guudlaawe ayaa waxaa looga hadlay khilaafkii u dhexeeyey Madaxweynaha HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141174,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141173","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Khilaafkii kadhaxeeyay Madaxweynaha HirShabelle iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo la xaliyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Khilaafkii kadhaxeeyay Madaxweynaha HirShabelle iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo la xaliyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan gaar ah oo u dhexeeyey hoggaanka sare HirShabelle oo xalay ka dhacay guriga Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe). Kulanka oo saacado badan qaatay, islamarkaana uu soo qaban qaabiyey, Cali Guudlaawe ayaa waxaa looga hadlay khilaafkii u dhexeeyey Madaxweynaha HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-21T07:16:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Waare-1-324x235-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"324\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"235\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/\",\"name\":\"Khilaafkii kadhaxeeyay Madaxweynaha HirShabelle iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo la xaliyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Waare-1-324x235-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-21T07:16:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Waare-1-324x235-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Waare-1-324x235-1.jpg\",\"width\":324,\"height\":235},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Khilaafkii kadhaxeeyay Madaxweynaha HirShabelle iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo la xaliyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Khilaafkii kadhaxeeyay Madaxweynaha HirShabelle iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo la xaliyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Khilaafkii kadhaxeeyay Madaxweynaha HirShabelle iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo la xaliyey - Wardoon","og_description":"Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya kulan gaar ah oo u dhexeeyey hoggaanka sare HirShabelle oo xalay ka dhacay guriga Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi, Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe). Kulanka oo saacado badan qaatay, islamarkaana uu soo qaban qaabiyey, Cali Guudlaawe ayaa waxaa looga hadlay khilaafkii u dhexeeyey Madaxweynaha HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-21T07:16:14+00:00","og_image":[{"width":324,"height":235,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Waare-1-324x235-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/","name":"Khilaafkii kadhaxeeyay Madaxweynaha HirShabelle iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo la xaliyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Waare-1-324x235-1.jpg","datePublished":"2020-01-21T07:16:14+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Waare-1-324x235-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Waare-1-324x235-1.jpg","width":324,"height":235},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/khilaafkii-kadhaxeeyay-madaxweynaha-hirshabelle-iyo-guddoomiyaha-baarlamaanka-oo-la-xaliyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Khilaafkii kadhaxeeyay Madaxweynaha HirShabelle iyo guddoomiyaha baarlamaanka oo la xaliyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141173"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141173"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141173\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141175,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141173\/revisions\/141175"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141174"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141173"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141173"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141173"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}