{"id":141313,"date":"2020-01-25T11:45:06","date_gmt":"2020-01-25T08:45:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141313"},"modified":"2020-01-25T11:45:06","modified_gmt":"2020-01-25T08:45:06","slug":"daawo-berbera-cali-sabiix-maaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/","title":{"rendered":"DAAWO: \u201cBerbera Cali Sabiix maaha\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa mudooyinkii dambe soo Ifbaxday Xiisad u dhaxaysa Somaliland iyo Jabuuti, Taasi oo Salka ku haysa Xadhiga Internetka Kaasi oo la doonayo in la keeno magaalada Berbera, Waxaana Xildhibaano iyo masuuliyiin horay ugu hadlay dhinaca Somaliland ay dhaliilo u jeediyeen Dawladda Jabuuti.<\/p>\n<p>Afhayeenka Xisbiga Wadani Barkhad Jaamac Batuun oo dhankiisa maanta ka hadlay Arintaasi ayaa sheegay In berbera aysan ahayn Cali Sabiix oo ka tirsan Jabuuti, Wuxuuna sidoo kale Su\u2019aalo ka keenay Qaabka Xadhiga halkaasi lagu keenayo, Wuxuuna Jabuuti ku eedeeyay inay iska indho tirayso Jiritaanka Somaliland, Sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>\u201cBerbera waxay ka tirsan tahay Somaliland , Waxaa muuqata Jabuuti inaysan ogollayn Halgankii dadkan, Waxay ahayd sharci ahaan ay soo casuumaan Xukuumadda, oo ay kala tashadaan, Balse inaan waxba la waydiin waa ayaan darrooyinka ay keentay Xukuumadda Kulmiye\u201d Ayuu yidhi Barkhad Jaamac Batuun.<\/p>\n<p>\u201cDhaliishu cid kale maleh waa Xukuumadda Faashilka ah ee Kulmiye, Hadalkii kasoo baxay Xukuumadda Kulmiye wuxuu ahaa Baryo iyo Bogaadin, Waxay ahayd inay waydiiyaan Goorta Berbera maamulkeeda ay yeelatay DF Soomaaliya \u201cAyuu raaciyey hadalkiisa.<\/p>\n<p>Dhinaca kale wuxuu ka hadlay hadalkii dhowaan kasoo yeedhay C.raxmaan Guulwade, Wuxuuna ku tilmaamay Qof aan damiir lahayn oo dadnimo ka tagay.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/OUwGCLZCI2E\" width=\"850\" height=\"681\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa mudooyinkii dambe soo Ifbaxday Xiisad u dhaxaysa Somaliland iyo Jabuuti, Taasi oo Salka ku haysa Xadhiga Internetka Kaasi oo la doonayo in la keeno magaalada Berbera, Waxaana Xildhibaano iyo masuuliyiin horay ugu hadlay dhinaca Somaliland ay dhaliilo u jeediyeen Dawladda Jabuuti. Afhayeenka Xisbiga Wadani Barkhad Jaamac Batuun oo dhankiisa maanta ka hadlay Arintaasi ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141314,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141313","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: \u201cBerbera Cali Sabiix maaha\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: \u201cBerbera Cali Sabiix maaha\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa mudooyinkii dambe soo Ifbaxday Xiisad u dhaxaysa Somaliland iyo Jabuuti, Taasi oo Salka ku haysa Xadhiga Internetka Kaasi oo la doonayo in la keeno magaalada Berbera, Waxaana Xildhibaano iyo masuuliyiin horay ugu hadlay dhinaca Somaliland ay dhaliilo u jeediyeen Dawladda Jabuuti. Afhayeenka Xisbiga Wadani Barkhad Jaamac Batuun oo dhankiisa maanta ka hadlay Arintaasi ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-25T08:45:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/daawomuqalka-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"824\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"470\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/\",\"name\":\"DAAWO: \u201cBerbera Cali Sabiix maaha\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/daawomuqalka-4.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-25T08:45:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/daawomuqalka-4.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/daawomuqalka-4.jpg\",\"width\":824,\"height\":470},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: \u201cBerbera Cali Sabiix maaha\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: \u201cBerbera Cali Sabiix maaha\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: \u201cBerbera Cali Sabiix maaha\u201d - Wardoon","og_description":"Waxaa mudooyinkii dambe soo Ifbaxday Xiisad u dhaxaysa Somaliland iyo Jabuuti, Taasi oo Salka ku haysa Xadhiga Internetka Kaasi oo la doonayo in la keeno magaalada Berbera, Waxaana Xildhibaano iyo masuuliyiin horay ugu hadlay dhinaca Somaliland ay dhaliilo u jeediyeen Dawladda Jabuuti. Afhayeenka Xisbiga Wadani Barkhad Jaamac Batuun oo dhankiisa maanta ka hadlay Arintaasi ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-25T08:45:06+00:00","og_image":[{"width":824,"height":470,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/daawomuqalka-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/","name":"DAAWO: \u201cBerbera Cali Sabiix maaha\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/daawomuqalka-4.jpg","datePublished":"2020-01-25T08:45:06+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/daawomuqalka-4.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/daawomuqalka-4.jpg","width":824,"height":470},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-berbera-cali-sabiix-maaha\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: \u201cBerbera Cali Sabiix maaha\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141313"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141313"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141313\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141315,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141313\/revisions\/141315"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141314"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141313"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141313"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141313"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}