{"id":141316,"date":"2020-01-25T12:00:01","date_gmt":"2020-01-25T09:00:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141316"},"modified":"2020-01-25T12:00:01","modified_gmt":"2020-01-25T09:00:01","slug":"daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/","title":{"rendered":"DAAWO: Aabe Wiilkiisii Gawracay Xalay Oo Lasoo Qabtay"},"content":{"rendered":"<p>Faah faahinno ayaa ka soo baxay dil arxan darro ahaa oo Aabe xalay wiilkiisa ugu geystay magaalada Jowhar ee gobolka Sh\/Dhexe.<\/p>\n<p>Dhacdadaan xanuunka badan ayaa timid, kadib markii Aabe lagu magacaabo Cismaan Ibraahim uu wiilkiisii curadka ahaa oo la oran jirey Ibraahim Cismaan Ibraahim uu ku gowracay laanta Faanoole oo ka tirsan xaafadda Horseed ee magaaladaasi.<\/p>\n<p>Marxuum Ibraahim ayaa 14 jir ahaa<br \/>\nWararka ayaa sheegaya in sababta uu Aabahan u dilay wiilkiisa ay aheyd kadib markii uu booqday Hooyadiis oo ay Aabuhu kala tageen, islamarkaana uu ka carooday, isagoona markii dambe Mindi ku Gowrcay wiilka oo isla goobta ku geeriyooday.<br \/>\nAd by Valueimpression<\/p>\n<p>Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya in Aabe Cismaan Ibraahim oo goobta isaga baxsaday falka kadib mararka qaar laga qab jiray maskaxda, balse uu wanaagsanaa sanadihii u dambeeyey.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan maamulka HirShabelle, gaar ahaan kan degmada Jowhar ayaa falka kadib tegay guriga Qoyskaas oo ay xalay dhacdadu ka dhacday.<\/p>\n<p>Dhinaca kale taliyaha Booliska Jowhar, Maxamed Siyaad Cali (Canjeex) ayaa sheegay inay Aabaha dilka geystay ka soo qabteen duleedka magaaladaasi, kadib howlgal ka daba tag ah oo ay ka sameeyeen halkaasi<\/p>\n<p>Dhacdadaan oo murugo badan ku reegtay dadka deegaanka ayaa waxaa si aad ah looga hadal hayaa magaalada Jowhar ee Caasimada maamulka HirShabelle.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/5YT_TZfzctY\" width=\"720\" height=\"405\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah faahinno ayaa ka soo baxay dil arxan darro ahaa oo Aabe xalay wiilkiisa ugu geystay magaalada Jowhar ee gobolka Sh\/Dhexe. Dhacdadaan xanuunka badan ayaa timid, kadib markii Aabe lagu magacaabo Cismaan Ibraahim uu wiilkiisii curadka ahaa oo la oran jirey Ibraahim Cismaan Ibraahim uu ku gowracay laanta Faanoole oo ka tirsan xaafadda Horseed ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141317,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141316","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Aabe Wiilkiisii Gawracay Xalay Oo Lasoo Qabtay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Aabe Wiilkiisii Gawracay Xalay Oo Lasoo Qabtay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah faahinno ayaa ka soo baxay dil arxan darro ahaa oo Aabe xalay wiilkiisa ugu geystay magaalada Jowhar ee gobolka Sh\/Dhexe. Dhacdadaan xanuunka badan ayaa timid, kadib markii Aabe lagu magacaabo Cismaan Ibraahim uu wiilkiisii curadka ahaa oo la oran jirey Ibraahim Cismaan Ibraahim uu ku gowracay laanta Faanoole oo ka tirsan xaafadda Horseed ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-25T09:00:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-38.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"575\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"421\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/\",\"name\":\"DAAWO: Aabe Wiilkiisii Gawracay Xalay Oo Lasoo Qabtay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-38.png\",\"datePublished\":\"2020-01-25T09:00:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-38.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-38.png\",\"width\":575,\"height\":421},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Aabe Wiilkiisii Gawracay Xalay Oo Lasoo Qabtay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Aabe Wiilkiisii Gawracay Xalay Oo Lasoo Qabtay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Aabe Wiilkiisii Gawracay Xalay Oo Lasoo Qabtay - Wardoon","og_description":"Faah faahinno ayaa ka soo baxay dil arxan darro ahaa oo Aabe xalay wiilkiisa ugu geystay magaalada Jowhar ee gobolka Sh\/Dhexe. Dhacdadaan xanuunka badan ayaa timid, kadib markii Aabe lagu magacaabo Cismaan Ibraahim uu wiilkiisii curadka ahaa oo la oran jirey Ibraahim Cismaan Ibraahim uu ku gowracay laanta Faanoole oo ka tirsan xaafadda Horseed ee [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-25T09:00:01+00:00","og_image":[{"width":575,"height":421,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-38.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/","name":"DAAWO: Aabe Wiilkiisii Gawracay Xalay Oo Lasoo Qabtay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-38.png","datePublished":"2020-01-25T09:00:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-38.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-38.png","width":575,"height":421},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-aabe-wiilkiisii-gawracay-xalay-oo-lasoo-qabtay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Aabe Wiilkiisii Gawracay Xalay Oo Lasoo Qabtay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141316"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141316"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141316\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141318,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141316\/revisions\/141318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141317"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141316"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141316"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141316"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}