{"id":141378,"date":"2020-01-27T14:08:24","date_gmt":"2020-01-27T11:08:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141378"},"modified":"2020-01-27T14:08:24","modified_gmt":"2020-01-27T11:08:24","slug":"daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/","title":{"rendered":"DAAWO: Sheekh Shaakir \u201dDowladda ka yeeli mayno in Alshabaab  Galmudug madax uga dhigto"},"content":{"rendered":"<p>Madixii xukuumada Galmudug, Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ku eedeeyay dowladda federalka Soomaaliya in ay ka shaqeynayso in Galmudug ay madax noqdaan shaqsiyaad xidhiidh laleh Al-shabaab.<\/p>\n<p>Sheikh Shaakir, ayaa sidoo kale dowladda federalka ku eedeeyay inay dagaal cad kula jirto cid kasta oo katirsan Ahlusunna inay kusoo baxaan maamulka hadda la dhisayo ee Galmudug.<\/p>\n<p>\u201cDowladda Federalka Soomaaliya ka yeeli meyno mana ka aqbaleyno nin xiriir la leh Al-shabaab ama Shabaab lagu tuhmaayo iney Galmudug madax kaga dhigto marna laga yeeli maayo, Dowladda markey ay soo xuleysay Xildhibaanada Galmudug waxey ku soo xushay naga ilaaliya qof xiriir la leh Ahlu-Sunna waa la ogyahay dadka aan anaga xiriirka nala laheyn waa Al-shabaab\u201d ayuu yidhi Shaakir.<\/p>\n<p>Dhawaan, Hiiraan Online oo soo xiganaysay jaraaid caan ah, ayaa qortay warbixin ka hadlaysay in barlamaanka cusub ee Galmudug ay ku jiraan 18 xubnood oo lagu sheegay inay daacad u yihiin Al-shabaab.<\/p>\n<p>Hiiraan Online waxay kaloo ogaatay in hardan ku saabsan afkaar diimeed uu qeyb ka yahay khilaafka haatan Galmudug ka jira.<\/p>\n<p>Ahlusunna Waljameeca ayaa muddo dheer qeybo badan oo kamid ah gobolada dhexe ee Soomaaliya ku maamulasay dariiqada suufiyada ee ay aaminsan yihiin kuna dhaqmaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/2u0Cejm7VfI\" width=\"860\" height=\"635\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madixii xukuumada Galmudug, Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ku eedeeyay dowladda federalka Soomaaliya in ay ka shaqeynayso in Galmudug ay madax noqdaan shaqsiyaad xidhiidh laleh Al-shabaab. Sheikh Shaakir, ayaa sidoo kale dowladda federalka ku eedeeyay inay dagaal cad kula jirto cid kasta oo katirsan Ahlusunna inay kusoo baxaan maamulka hadda la dhisayo ee Galmudug. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141379,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141378","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO: Sheekh Shaakir \u201dDowladda ka yeeli mayno in Alshabaab Galmudug madax uga dhigto - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO: Sheekh Shaakir \u201dDowladda ka yeeli mayno in Alshabaab Galmudug madax uga dhigto - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madixii xukuumada Galmudug, Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ku eedeeyay dowladda federalka Soomaaliya in ay ka shaqeynayso in Galmudug ay madax noqdaan shaqsiyaad xidhiidh laleh Al-shabaab. Sheikh Shaakir, ayaa sidoo kale dowladda federalka ku eedeeyay inay dagaal cad kula jirto cid kasta oo katirsan Ahlusunna inay kusoo baxaan maamulka hadda la dhisayo ee Galmudug. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-27T11:08:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-43.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"736\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"532\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/\",\"name\":\"DAAWO: Sheekh Shaakir \u201dDowladda ka yeeli mayno in Alshabaab Galmudug madax uga dhigto - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-43.png\",\"datePublished\":\"2020-01-27T11:08:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-43.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-43.png\",\"width\":736,\"height\":532},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO: Sheekh Shaakir \u201dDowladda ka yeeli mayno in Alshabaab Galmudug madax uga dhigto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO: Sheekh Shaakir \u201dDowladda ka yeeli mayno in Alshabaab Galmudug madax uga dhigto - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO: Sheekh Shaakir \u201dDowladda ka yeeli mayno in Alshabaab Galmudug madax uga dhigto - Wardoon","og_description":"Madixii xukuumada Galmudug, Shiikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa ku eedeeyay dowladda federalka Soomaaliya in ay ka shaqeynayso in Galmudug ay madax noqdaan shaqsiyaad xidhiidh laleh Al-shabaab. Sheikh Shaakir, ayaa sidoo kale dowladda federalka ku eedeeyay inay dagaal cad kula jirto cid kasta oo katirsan Ahlusunna inay kusoo baxaan maamulka hadda la dhisayo ee Galmudug. [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-27T11:08:24+00:00","og_image":[{"width":736,"height":532,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-43.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/","name":"DAAWO: Sheekh Shaakir \u201dDowladda ka yeeli mayno in Alshabaab Galmudug madax uga dhigto - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-43.png","datePublished":"2020-01-27T11:08:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-43.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-43.png","width":736,"height":532},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sheekh-shaakir-dowladda-ka-yeeli-mayno-in-alshabaab-galmudug-madax-uga-dhigto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO: Sheekh Shaakir \u201dDowladda ka yeeli mayno in Alshabaab Galmudug madax uga dhigto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141378"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141378"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141378\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141381,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141378\/revisions\/141381"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141379"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141378"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141378"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141378"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}