{"id":141383,"date":"2020-01-27T22:19:27","date_gmt":"2020-01-27T19:19:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141383"},"modified":"2020-01-27T22:19:27","modified_gmt":"2020-01-27T19:19:27","slug":"qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/","title":{"rendered":"Qoor Qoor oo maanta si rasmi ah isu-diiwaan geliyey +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta si rasmi ah isugu diiwaan geliyey inuu ka qeyb galo doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug, isaga oo warqadihiisa u dhiibay garab ka mid ah guddiga doorashada.<\/p>\n<p>Qoor Qoor ayaa iska diiwaan geliyey guddiga 8-da xubnood ee taageersan dowladda, waxaana la siiyay shahaadada Musharaxnimo.<\/p>\n<p>Qoor Qoor ayaa ah musharaxii saddexaad ee doorashada isu diiwaan geliya, ayada oo shalay ay is-diiwaan geliyeen laba musharax oo kale, oo dowladda taageersan kuwaas oo xildhibaanada ay ugu yeereen \u201ccamirayaal\u201d doorashada u qurxinaya Qoor Qoor.<\/p>\n<p>Labadaas musharax ayaa kala ah Axmed Shire Falagle iyo Axmed Cabdullaahi Samatar oo xalay la diiwaan geliyay, kuwaas oo lacagta ay isku diiwaan geliyeen ay bixisay dowladda<\/p>\n<p>Qoor Qoor ayaa la filayaa inuu si fudud ugu guuleysto doorashada oo ay diideen musharaxiintii miisaanka cuslaa ee mucaaradka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa 5-ta xubnood ee ka go\u2019ay Guddigii doorashada 8-da ahaa ay iyana wadaa diiwaan gelinta Musharaxiinta Madaxweynaha, waxaana muuqata jawi kale oo Dhuusamareeb kaga suura geli karto doorasho labaad.<\/p>\n<p>Afar ka mid ah musharaxiinta madaxweynaha Galmudug, oo kala ah, Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa, Cabdullaahi Faarax Wehliye, Kamaal Daahir Guutaale, iyo Cabdi Axmed Cabdi Dheere ayaa Jimcihii ku gacan seeray doorashada.<\/p>\n<p>Musharxiinta ayaa gebegebadii shir ay yeesheen waxay isla garteen in ay kaliya ka qeybgeli karaan doorashada lagu wado in Galmudug ay ka dhacdo todobaadyada soo socda haddii la helo shuruudo ka kooban 6 qodob.<\/p>\n<p>Shuruudaha musharaxiinta ayaa waxaa ugu weyn in la sameeyo guddi doorasho cusub, kaasoo ay ku midaysan yihiin dhinacyada kala duwan ee ay doorashadu khusayso, ayadoo si wada-oggol ah la iskula meel-dhigayo jadwalka iyo habraacyada doorashada.<\/p>\n<p>Musharaxiinta ayaa sidoo kale dalbaday in Ahlu-Sunna Waljamaaca ay qeyb ka ahaato hanaanka iyo habsami u socodka hawlaha dhiman.<\/p>\n<p>Waxa ay sidoo kale dalbadeen, In la helo dhinac 3-aad oo korjoogteeya arrimaha doorashada Galmudug, si looga hortago wax isdaba-marin, musuqmaasuq, laaluush iyo adeegsi awood loo isticmaalayo arrimaha doorashada iyo codbixiyaasha.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-141383 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/83955132_2920313944696045_3698780703798853632_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/83955132_2920313944696045_3698780703798853632_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/83955132_2920313944696045_3698780703798853632_o.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/83955132_2920313944696045_3698780703798853632_o-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/83955132_2920313944696045_3698780703798853632_o-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/83955132_2920313944696045_3698780703798853632_o-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/84237333_2920314114696028_1212835473752326144_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84237333_2920314114696028_1212835473752326144_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84237333_2920314114696028_1212835473752326144_o.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84237333_2920314114696028_1212835473752326144_o-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84237333_2920314114696028_1212835473752326144_o-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84237333_2920314114696028_1212835473752326144_o-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/84328409_2920314228029350_4435875685399003136_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"2048\" height=\"1365\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84328409_2920314228029350_4435875685399003136_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84328409_2920314228029350_4435875685399003136_o.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84328409_2920314228029350_4435875685399003136_o-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84328409_2920314228029350_4435875685399003136_o-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84328409_2920314228029350_4435875685399003136_o-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84328409_2920314228029350_4435875685399003136_o-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84328409_2920314228029350_4435875685399003136_o-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84328409_2920314228029350_4435875685399003136_o-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84328409_2920314228029350_4435875685399003136_o-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/84356609_2920313814696058_5639346764646449152_o\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"512\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84356609_2920313814696058_5639346764646449152_o.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84356609_2920313814696058_5639346764646449152_o.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84356609_2920313814696058_5639346764646449152_o-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84356609_2920313814696058_5639346764646449152_o-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84356609_2920313814696058_5639346764646449152_o-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta si rasmi ah isugu diiwaan geliyey inuu ka qeyb galo doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug, isaga oo warqadihiisa u dhiibay garab ka mid ah guddiga doorashada. Qoor Qoor ayaa iska diiwaan geliyey guddiga 8-da xubnood ee taageersan dowladda, waxaana la siiyay shahaadada Musharaxnimo. Qoor Qoor ayaa ah musharaxii saddexaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141385,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141383","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qoor Qoor oo maanta si rasmi ah isu-diiwaan geliyey +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qoor Qoor oo maanta si rasmi ah isu-diiwaan geliyey +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta si rasmi ah isugu diiwaan geliyey inuu ka qeyb galo doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug, isaga oo warqadihiisa u dhiibay garab ka mid ah guddiga doorashada. Qoor Qoor ayaa iska diiwaan geliyey guddiga 8-da xubnood ee taageersan dowladda, waxaana la siiyay shahaadada Musharaxnimo. Qoor Qoor ayaa ah musharaxii saddexaad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-27T19:19:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84237333_2920314114696028_1212835473752326144_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/\",\"name\":\"Qoor Qoor oo maanta si rasmi ah isu-diiwaan geliyey +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84237333_2920314114696028_1212835473752326144_o.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-27T19:19:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84237333_2920314114696028_1212835473752326144_o.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84237333_2920314114696028_1212835473752326144_o.jpg\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qoor Qoor oo maanta si rasmi ah isu-diiwaan geliyey +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qoor Qoor oo maanta si rasmi ah isu-diiwaan geliyey +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qoor Qoor oo maanta si rasmi ah isu-diiwaan geliyey +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa maanta si rasmi ah isugu diiwaan geliyey inuu ka qeyb galo doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug, isaga oo warqadihiisa u dhiibay garab ka mid ah guddiga doorashada. Qoor Qoor ayaa iska diiwaan geliyey guddiga 8-da xubnood ee taageersan dowladda, waxaana la siiyay shahaadada Musharaxnimo. Qoor Qoor ayaa ah musharaxii saddexaad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-27T19:19:27+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84237333_2920314114696028_1212835473752326144_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/","name":"Qoor Qoor oo maanta si rasmi ah isu-diiwaan geliyey +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84237333_2920314114696028_1212835473752326144_o.jpg","datePublished":"2020-01-27T19:19:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84237333_2920314114696028_1212835473752326144_o.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84237333_2920314114696028_1212835473752326144_o.jpg","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qoor-qoor-oo-maanta-si-rasmi-ah-isu-diiwaan-geliyey-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qoor Qoor oo maanta si rasmi ah isu-diiwaan geliyey +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141383"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141383"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141383\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141388,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141383\/revisions\/141388"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141385"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141383"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141383"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}