{"id":141446,"date":"2020-01-28T21:33:25","date_gmt":"2020-01-28T18:33:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141446"},"modified":"2020-01-28T21:33:25","modified_gmt":"2020-01-28T18:33:25","slug":"daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Askari Amerikaan ah oo ka sheekeeyay dagaalkii Muqdisho ku dhexmaray ciidankii Ceydiid iyo Rangers Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p>Jeff Struecker oo inta aanan hawgalka &#8220;rajo soo celinta&#8221; loo dirin ku sugnaa gudaha dalka Mareykanka, horayna uga soo dagaalamay dalal ay kamid yihiin Kuwait, Panama, Ciraaq iyo Afghanistan ayaa waxaa uu sheegay in ujeedkii Soomaaliya loo geeyay ay ahayd sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen Jeneraal Maxamed Faarax Ceydiid, waxaana uu ka sheekeeyay wixii dhacay horaantii bishii Oktoobar ee sanadkii 1993-dii.<\/p>\n<p>&#8220;Aniga iyo guutadii aan ka tirsanaa waxaa naloo diray hawgalkii toddobaad oo ahaa kii ugu dambeeyay, ujeedkiisuna ahaa sidii aan gacanta ugu soo dhigi lahayn Ceydiid, waana xilligaas marka ay dhacday diyaaradii Black hawk down ee ciidamada Mareykanka&#8221;ayuu yiri Jeneraal Jeff Struecker oo ka sheekeeyay wixii dhacay xilligaas isagoo la hadlayay xarunta American veterans Centre.<\/p>\n<p>Jeff wuxuu sheegay in cabsidii iyo argagixii uu kala kulmay hawgalkii lagu so qabanayay Ceydidi uu ahaa mid uur ku taala ku noqotay, waligiina aanu hilmaamin.<\/p>\n<p>Jeff oo dhawr sano kahor hawgalka guursdaay ayaa sheegay in uu aaminay in aanu dib dambe u arki doonin xaaskiisa iyo canuga ay caloosha ku siday marka la ego xaaladii uu xilligaas ku sugnaa, maadaama uu hogaaminayay hawgalka<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/gFoefxX3rb8\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jeff Struecker oo inta aanan hawgalka &#8220;rajo soo celinta&#8221; loo dirin ku sugnaa gudaha dalka Mareykanka, horayna uga soo dagaalamay dalal ay kamid yihiin Kuwait, Panama, Ciraaq iyo Afghanistan ayaa waxaa uu sheegay in ujeedkii Soomaaliya loo geeyay ay ahayd sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen Jeneraal Maxamed Faarax Ceydiid, waxaana uu ka sheekeeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141448,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141446","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Askari Amerikaan ah oo ka sheekeeyay dagaalkii Muqdisho ku dhexmaray ciidankii Ceydiid iyo Rangers Mareykanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Askari Amerikaan ah oo ka sheekeeyay dagaalkii Muqdisho ku dhexmaray ciidankii Ceydiid iyo Rangers Mareykanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jeff Struecker oo inta aanan hawgalka &#8220;rajo soo celinta&#8221; loo dirin ku sugnaa gudaha dalka Mareykanka, horayna uga soo dagaalamay dalal ay kamid yihiin Kuwait, Panama, Ciraaq iyo Afghanistan ayaa waxaa uu sheegay in ujeedkii Soomaaliya loo geeyay ay ahayd sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen Jeneraal Maxamed Faarax Ceydiid, waxaana uu ka sheekeeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-28T18:33:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/\",\"name\":\"DAAWO:-Askari Amerikaan ah oo ka sheekeeyay dagaalkii Muqdisho ku dhexmaray ciidankii Ceydiid iyo Rangers Mareykanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png\",\"datePublished\":\"2020-01-28T18:33:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png\",\"width\":510,\"height\":510},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Askari Amerikaan ah oo ka sheekeeyay dagaalkii Muqdisho ku dhexmaray ciidankii Ceydiid iyo Rangers Mareykanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Askari Amerikaan ah oo ka sheekeeyay dagaalkii Muqdisho ku dhexmaray ciidankii Ceydiid iyo Rangers Mareykanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Askari Amerikaan ah oo ka sheekeeyay dagaalkii Muqdisho ku dhexmaray ciidankii Ceydiid iyo Rangers Mareykanka - Wardoon","og_description":"Jeff Struecker oo inta aanan hawgalka &#8220;rajo soo celinta&#8221; loo dirin ku sugnaa gudaha dalka Mareykanka, horayna uga soo dagaalamay dalal ay kamid yihiin Kuwait, Panama, Ciraaq iyo Afghanistan ayaa waxaa uu sheegay in ujeedkii Soomaaliya loo geeyay ay ahayd sidii ay gacanta ugu soo dhigi lahaayeen Jeneraal Maxamed Faarax Ceydiid, waxaana uu ka sheekeeyay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-28T18:33:25+00:00","og_image":[{"width":510,"height":510,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/","name":"DAAWO:-Askari Amerikaan ah oo ka sheekeeyay dagaalkii Muqdisho ku dhexmaray ciidankii Ceydiid iyo Rangers Mareykanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png","datePublished":"2020-01-28T18:33:25+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Jeff-Struecker-cofo.edu_3-510x510-1.png","width":510,"height":510},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askari-amerikaan-ah-oo-ka-sheekeeyay-dagaalkii-muqdisho-ku-dhexmaray-ciidankii-ceydiid-iyo-rangers-mareykanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Askari Amerikaan ah oo ka sheekeeyay dagaalkii Muqdisho ku dhexmaray ciidankii Ceydiid iyo Rangers Mareykanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141446"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141446"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141446\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141449,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141446\/revisions\/141449"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141448"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141446"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141446"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141446"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}