{"id":141450,"date":"2020-01-28T23:18:25","date_gmt":"2020-01-28T20:18:25","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141450"},"modified":"2020-01-28T23:18:25","modified_gmt":"2020-01-28T20:18:25","slug":"jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/","title":{"rendered":"Jubbaland oo war saxafdeed ka soo saartay xaalka wasiirka amniga Jubbaland"},"content":{"rendered":"<p>War-saxaafadeed goor dhaw ka soo baxay maamulka Jubbaland ayaa walaac looga muujiyey halka uu ku dambeeyo wasiirkii amniga Jubbaland, oo maanta ay dowladda Soomaaliya sheegtay inuu ka baxsaday xabsigii lagu xiray.<\/p>\n<p>Warka ka soo baxay Jubbaland waxaa lagu sheegay in wasiirkii aan weli nolol iyo geeri toona lagu heyn, isla markaana mudadii ka badneed shanta bilood ee uu u xirnaa dowladda aysan jirin cid aragtay xattaa qoyskiisa oo loo diiday.<\/p>\n<p>Jubbaland waxay sheegtay in arintaan ay sii murjineyso xiriirka markii horaba cakirnaa ee kala dhexeeya dowladda federaalka, waxayna ka dalbadeen inay dowladdu meel ku sheegto wasiirkooda raq iyo ruux.<\/p>\n<p>Sidoo kale Jubbaland ayaa warkeeda ku sheegtay in umadda Soomaaliyeed iyo beesha caalamkaba ogeysiineyso in wixii soo gaara wasiir Janan ay cawaaqibkii ka dhasha dusha u rida doonto dowladda federaalka.<br \/>\nAd by Valueimpression<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka aqriso war-saxaafadeedka Jubbaland<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141451\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82317796_1776495922484339_4086599976996569088_o.jpg\" alt=\"\" width=\"762\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82317796_1776495922484339_4086599976996569088_o.jpg 762w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82317796_1776495922484339_4086599976996569088_o-238x300.jpg 238w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82317796_1776495922484339_4086599976996569088_o-696x877.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/82317796_1776495922484339_4086599976996569088_o-333x420.jpg 333w\" sizes=\"(max-width: 762px) 100vw, 762px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-saxaafadeed goor dhaw ka soo baxay maamulka Jubbaland ayaa walaac looga muujiyey halka uu ku dambeeyo wasiirkii amniga Jubbaland, oo maanta ay dowladda Soomaaliya sheegtay inuu ka baxsaday xabsigii lagu xiray. Warka ka soo baxay Jubbaland waxaa lagu sheegay in wasiirkii aan weli nolol iyo geeri toona lagu heyn, isla markaana mudadii ka badneed shanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141428,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141450","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jubbaland oo war saxafdeed ka soo saartay xaalka wasiirka amniga Jubbaland - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jubbaland oo war saxafdeed ka soo saartay xaalka wasiirka amniga Jubbaland - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War-saxaafadeed goor dhaw ka soo baxay maamulka Jubbaland ayaa walaac looga muujiyey halka uu ku dambeeyo wasiirkii amniga Jubbaland, oo maanta ay dowladda Soomaaliya sheegtay inuu ka baxsaday xabsigii lagu xiray. Warka ka soo baxay Jubbaland waxaa lagu sheegay in wasiirkii aan weli nolol iyo geeri toona lagu heyn, isla markaana mudadii ka badneed shanta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-28T20:18:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Screen-Shot-2019-08-31-at-3.17.03-PM.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1090\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"702\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/\",\"name\":\"Jubbaland oo war saxafdeed ka soo saartay xaalka wasiirka amniga Jubbaland - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Screen-Shot-2019-08-31-at-3.17.03-PM.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-28T20:18:25+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Screen-Shot-2019-08-31-at-3.17.03-PM.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Screen-Shot-2019-08-31-at-3.17.03-PM.jpg\",\"width\":1090,\"height\":702},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jubbaland oo war saxafdeed ka soo saartay xaalka wasiirka amniga Jubbaland\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jubbaland oo war saxafdeed ka soo saartay xaalka wasiirka amniga Jubbaland - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jubbaland oo war saxafdeed ka soo saartay xaalka wasiirka amniga Jubbaland - Wardoon","og_description":"War-saxaafadeed goor dhaw ka soo baxay maamulka Jubbaland ayaa walaac looga muujiyey halka uu ku dambeeyo wasiirkii amniga Jubbaland, oo maanta ay dowladda Soomaaliya sheegtay inuu ka baxsaday xabsigii lagu xiray. Warka ka soo baxay Jubbaland waxaa lagu sheegay in wasiirkii aan weli nolol iyo geeri toona lagu heyn, isla markaana mudadii ka badneed shanta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-28T20:18:25+00:00","og_image":[{"width":1090,"height":702,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Screen-Shot-2019-08-31-at-3.17.03-PM.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/","name":"Jubbaland oo war saxafdeed ka soo saartay xaalka wasiirka amniga Jubbaland - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Screen-Shot-2019-08-31-at-3.17.03-PM.jpg","datePublished":"2020-01-28T20:18:25+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Screen-Shot-2019-08-31-at-3.17.03-PM.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Screen-Shot-2019-08-31-at-3.17.03-PM.jpg","width":1090,"height":702},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubbaland-oo-war-saxafdeed-ka-soo-saartay-xaalka-wasiirka-amniga-jubbaland\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jubbaland oo war saxafdeed ka soo saartay xaalka wasiirka amniga Jubbaland"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141450"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141450"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141450\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141452,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141450\/revisions\/141452"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141428"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}