{"id":141479,"date":"2020-01-29T16:44:08","date_gmt":"2020-01-29T13:44:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141479"},"modified":"2020-01-29T20:14:46","modified_gmt":"2020-01-29T17:14:46","slug":"sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/","title":{"rendered":"Sheekh Shaakir oo loo doortay madaxweynaha Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa goor dhow loo doortay madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu-Sunna Waljamaca, kadib codeyn ka dhacday magaalada Dhuusomareeb.<\/p>\n<p>Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa doortay xildhibaanada baarlamanka Galmudug ee shalay ay soo dhistay Ahlu-Sunna, waxaana la sheegay inay la tartameen laba musharax oo markii dambe u tanaasulay Sheekha.<\/p>\n<p>Xildhibaanada ayaa tanaasulka kadib codeyn gacan taag ah qaaday, kuna doortay Sheekh maxamed Shaakir inuu noqdo madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n<p>Arrintan ayaa imaneysa ayada oo dhinaca kale baarlamanka Galmudug ee garabka dowladda taageersan ay maanta dhageysteen hadal-jeedinta musharaxiinta madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n<p>Doorashada Galmudug ee garabka dowladda taageersan ayaa la qorsheeyey berri, hase yeeshee xog aan helnay ayaa sheegeysa in laga yaabo in dib loo dhigo, ayada oo cadaadis xooggan uu ka imanayo beesha caalamka.<\/p>\n<p>Xaaladda Galmudug ayaa jahwareer iyo qas xooggan isu beddeshay, ayada oo sababtana lagu sheegay faro-gelinta dowladda federaalka iyo qorshaha ay musharaxa ay wadato si qasab ah uga dhigeyso madaxweyne.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa goor dhow loo doortay madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu-Sunna Waljamaca, kadib codeyn ka dhacday magaalada Dhuusomareeb. Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa doortay xildhibaanada baarlamanka Galmudug ee shalay ay soo dhistay Ahlu-Sunna, waxaana la sheegay inay la tartameen laba musharax oo markii dambe u tanaasulay Sheekha. Xildhibaanada ayaa tanaasulka kadib [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141487,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141479","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheekh Shaakir oo loo doortay madaxweynaha Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheekh Shaakir oo loo doortay madaxweynaha Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa goor dhow loo doortay madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu-Sunna Waljamaca, kadib codeyn ka dhacday magaalada Dhuusomareeb. Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa doortay xildhibaanada baarlamanka Galmudug ee shalay ay soo dhistay Ahlu-Sunna, waxaana la sheegay inay la tartameen laba musharax oo markii dambe u tanaasulay Sheekha. Xildhibaanada ayaa tanaasulka kadib [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-01-29T13:44:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-01-29T17:14:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84393589_2799393596963782_6688521732195614720_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"481\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/\",\"name\":\"Sheekh Shaakir oo loo doortay madaxweynaha Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84393589_2799393596963782_6688521732195614720_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-01-29T13:44:08+00:00\",\"dateModified\":\"2020-01-29T17:14:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84393589_2799393596963782_6688521732195614720_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84393589_2799393596963782_6688521732195614720_n.jpg\",\"width\":720,\"height\":481},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheekh Shaakir oo loo doortay madaxweynaha Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheekh Shaakir oo loo doortay madaxweynaha Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheekh Shaakir oo loo doortay madaxweynaha Galmudug - Wardoon","og_description":"Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa goor dhow loo doortay madaxweynaha Galmudug ee garabka Ahlu-Sunna Waljamaca, kadib codeyn ka dhacday magaalada Dhuusomareeb. Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxaa doortay xildhibaanada baarlamanka Galmudug ee shalay ay soo dhistay Ahlu-Sunna, waxaana la sheegay inay la tartameen laba musharax oo markii dambe u tanaasulay Sheekha. Xildhibaanada ayaa tanaasulka kadib [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-01-29T13:44:08+00:00","article_modified_time":"2020-01-29T17:14:46+00:00","og_image":[{"width":720,"height":481,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84393589_2799393596963782_6688521732195614720_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/","name":"Sheekh Shaakir oo loo doortay madaxweynaha Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84393589_2799393596963782_6688521732195614720_n.jpg","datePublished":"2020-01-29T13:44:08+00:00","dateModified":"2020-01-29T17:14:46+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84393589_2799393596963782_6688521732195614720_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/84393589_2799393596963782_6688521732195614720_n.jpg","width":720,"height":481},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-loo-doortay-madaxweynaha-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheekh Shaakir oo loo doortay madaxweynaha Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141479"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141479"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141479\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141481,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141479\/revisions\/141481"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141487"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141479"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141479"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141479"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}