{"id":141599,"date":"2020-02-01T11:23:39","date_gmt":"2020-02-01T08:23:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141599"},"modified":"2020-02-01T11:23:39","modified_gmt":"2020-02-01T08:23:39","slug":"doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/","title":{"rendered":"Doorashada Madaxweynaha Galmudug garabka dowlada oo berito lafilayo inay dhacdo"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa beri oo axad ah lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa oo horey dib loogu dhigay.<\/p>\n<p>Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in beri dhaceyso doorashada Madaxweynaha Galmudug, waxaana doorashada isku diiwaan galiyay ilaa 9-musharax oo u taagan xilka Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa.<\/p>\n<p>Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa si weyn loo wada sugayaa, waxaana inta badan lasii ogyahay shaqsiga loo dooranayo Madaxweynaha Galmudug iyadoona Madaxweyne kuxigeenka aan la saadaalin karin.<\/p>\n<p>Amaanka magaalada Dhuusomareeb ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana qeybo badan oo magaalada kamid ah lasoo dhigay ciidamo isugu jira booliis iyo Nabad sugida oo xaqijinaya amaanka guud ee magaalada.<\/p>\n<p>Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa ayaa wada olole aad u xoogan, waxaana guryaha musharaxiinta lagu arkayaa xildhibaanada Galmudug iyo dad kale oo dilaaliin ah .<\/p>\n<p>Shacabka Soomaaliyeed ayaa aad uga dhursugaya Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo marar badan dib u dhacday, lamana oga in doorashada beri ay kasoo qeyb gali doonaan wakiilada beesha Caalamka iyo in kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa beri oo axad ah lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa oo horey dib loogu dhigay. Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in beri dhaceyso doorashada Madaxweynaha Galmudug, waxaana doorashada isku diiwaan galiyay ilaa 9-musharax oo u taagan xilka Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa. Doorashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141600,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141599","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Doorashada Madaxweynaha Galmudug garabka dowlada oo berito lafilayo inay dhacdo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Doorashada Madaxweynaha Galmudug garabka dowlada oo berito lafilayo inay dhacdo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa beri oo axad ah lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa oo horey dib loogu dhigay. Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in beri dhaceyso doorashada Madaxweynaha Galmudug, waxaana doorashada isku diiwaan galiyay ilaa 9-musharax oo u taagan xilka Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa. Doorashada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-01T08:23:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/maxresdefault.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/\",\"name\":\"Doorashada Madaxweynaha Galmudug garabka dowlada oo berito lafilayo inay dhacdo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/maxresdefault.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-01T08:23:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/maxresdefault.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/maxresdefault.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Doorashada Madaxweynaha Galmudug garabka dowlada oo berito lafilayo inay dhacdo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Doorashada Madaxweynaha Galmudug garabka dowlada oo berito lafilayo inay dhacdo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Doorashada Madaxweynaha Galmudug garabka dowlada oo berito lafilayo inay dhacdo - Wardoon","og_description":"Waxaa beri oo axad ah lagu wadaa in magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ka dhacdo doorashada Madaxweynaha Galmudug iyo kuxigeenkiisa oo horey dib loogu dhigay. Guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa sheegay in beri dhaceyso doorashada Madaxweynaha Galmudug, waxaana doorashada isku diiwaan galiyay ilaa 9-musharax oo u taagan xilka Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa. Doorashada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-01T08:23:39+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/maxresdefault.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/","name":"Doorashada Madaxweynaha Galmudug garabka dowlada oo berito lafilayo inay dhacdo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/maxresdefault.jpg","datePublished":"2020-02-01T08:23:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/maxresdefault.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/maxresdefault.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/doorashada-madaxweynaha-galmudug-garabka-dowlada-oo-berito-lafilayo-inay-dhacdo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Doorashada Madaxweynaha Galmudug garabka dowlada oo berito lafilayo inay dhacdo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141599"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141599"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141599\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141601,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141599\/revisions\/141601"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141600"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141599"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141599"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141599"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}