{"id":141627,"date":"2020-02-02T00:35:36","date_gmt":"2020-02-01T21:35:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141627"},"modified":"2020-02-02T00:35:36","modified_gmt":"2020-02-01T21:35:36","slug":"safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/","title":{"rendered":"Safiirka Mareykanka oo digniin kasoo saaray xaaladda Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa qoraal kooban oo uu caawa soo saaray ku sheegay inuu si dhow isha ugu hayo xaaladda Galmudug, oo la filayo inay berri doorasho ka dhacdo.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan uga baaqeynaa qof kasta inuu ka fogaado halista rabshado, islamarkaana lasii wado in laga qeyb qaato wada-hadallo nabadeed,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka Yamamoto oo lasoo dhigay barta twitter-ka safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Warka kasoo baxay Yamamoto ayaa imanaya ayada oo la filayo in guddiga doorashada Galmudug ee garabka taageersan dowladda federaalka ay shaaciyeen inay berri magaalada Dhuusomareeb ku qaban doonaan doorasho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141628\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-2.png\" alt=\"\" width=\"601\" height=\"285\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-2.png 601w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-2-300x142.png 300w\" sizes=\"(max-width: 601px) 100vw, 601px\" \/><\/p>\n<p>Doorashadan ayaa waxaa horey u qaadacay musharaxiinta mucaaradka, iyo kooxda Ahlu-Sunna Waljamaaca, oo horey u qabatay doorasho ay Sheekh Maxamed Shaakir ugu doorteen madaxweynaha Galmudug.<\/p>\n<p>Doorashada berri ayaa haddii ay dhacdo waxaa ka qeyb-gali doona musharaxa dowladda ay wadato ee Axmed Cabdi Qoor Qoor iyo musharaxiin kale oo dowladda ay u diyaarisay si ay ugu \u201ccamiraan.\u201d<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa weli ku adkeysanaya inuu yahay madaxweynaha sharciga ee Galmudug, wuxuuna xarun ka dhigtay magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Xaaladda magaalada Dhuusomareeb ayaa caawa mid cabsi ah, waxaana jidadka lasoo dhoobay ciidamo, ay suurta-gal tahay inay isku dhacaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa qoraal kooban oo uu caawa soo saaray ku sheegay inuu si dhow isha ugu hayo xaaladda Galmudug, oo la filayo inay berri doorasho ka dhacdo. \u201cWaxaan uga baaqeynaa qof kasta inuu ka fogaado halista rabshado, islamarkaana lasii wado in laga qeyb qaato wada-hadallo nabadeed,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141629,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141627","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Safiirka Mareykanka oo digniin kasoo saaray xaaladda Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Safiirka Mareykanka oo digniin kasoo saaray xaaladda Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa qoraal kooban oo uu caawa soo saaray ku sheegay inuu si dhow isha ugu hayo xaaladda Galmudug, oo la filayo inay berri doorasho ka dhacdo. \u201cWaxaan uga baaqeynaa qof kasta inuu ka fogaado halista rabshado, islamarkaana lasii wado in laga qeyb qaato wada-hadallo nabadeed,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-01T21:35:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Donald_Y._Yamamoto_official_photo.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"500\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"658\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/\",\"name\":\"Safiirka Mareykanka oo digniin kasoo saaray xaaladda Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Donald_Y._Yamamoto_official_photo.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-01T21:35:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Donald_Y._Yamamoto_official_photo.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Donald_Y._Yamamoto_official_photo.jpg\",\"width\":500,\"height\":658},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Safiirka Mareykanka oo digniin kasoo saaray xaaladda Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Safiirka Mareykanka oo digniin kasoo saaray xaaladda Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Safiirka Mareykanka oo digniin kasoo saaray xaaladda Galmudug - Wardoon","og_description":"Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa qoraal kooban oo uu caawa soo saaray ku sheegay inuu si dhow isha ugu hayo xaaladda Galmudug, oo la filayo inay berri doorasho ka dhacdo. \u201cWaxaan uga baaqeynaa qof kasta inuu ka fogaado halista rabshado, islamarkaana lasii wado in laga qeyb qaato wada-hadallo nabadeed,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-01T21:35:36+00:00","og_image":[{"width":500,"height":658,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Donald_Y._Yamamoto_official_photo.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/","name":"Safiirka Mareykanka oo digniin kasoo saaray xaaladda Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Donald_Y._Yamamoto_official_photo.jpg","datePublished":"2020-02-01T21:35:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Donald_Y._Yamamoto_official_photo.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Donald_Y._Yamamoto_official_photo.jpg","width":500,"height":658},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/safiirka-mareykanka-oo-digniin-kasoo-saaray-xaaladda-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Safiirka Mareykanka oo digniin kasoo saaray xaaladda Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141627"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141627"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141627\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141630,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141627\/revisions\/141630"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141629"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141627"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141627"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141627"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}