{"id":141637,"date":"2020-02-02T10:47:27","date_gmt":"2020-02-02T07:47:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141637"},"modified":"2020-02-02T10:47:27","modified_gmt":"2020-02-02T07:47:27","slug":"sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/","title":{"rendered":"Sheekh Shaakir oo kadigay doorashada maanta ee Dhuusomareeb"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug ee garabka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa digniin ka soo saaray doorashada maanta lagu wado inay ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Sheekh Maxamed Shaakir ayaa saqdii dhexe ee xalay qoraal uu soo saaray, kuna qornaa afka ingiriiska waxa uu gaarsiiyay Beesha Caalamka, isagoo markaasi ka digaya cawaaqibka ka dhalan kara, haddii Dowladda Federaalka iska indho tirto doorashadii maalmo ka hor isaga lagu soo doortay, isla-markaana ay qabato doorashada maanta la fillayo inay ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Sheekh Maxamed Shaakir ayaa qoraalka ku sheegay inay Dowladda Federaalka dooratay wadadaan, isla-markaana ay sii waddo qorshaheeda ka dhanka ah Xarunta Gobolka iyo daneeye-yaasha siyaasadda.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa uu Dowladda Federaalka ku eedeeyay inay ka hortimid talooyinkii ay u jeediyeen iyo cabashooyinkoodii ku aadanaa arrimaha maamul u samaynta Galmudug.<\/p>\n<p>Qoraalkan ayuu ku sheegay inay Dowladda Federaalka qaadi doonto masuuliyadda wixii dhimasho iyo burbur ee ka dhasha fowdada uu dowladda ku eedeeyay inay ka abuureyso Galmudug.<\/p>\n<p>Sidaasi daraadeed waxaa uu si naxariis leh uu Beesha Caalamka uga codsaday inay ka hortagto dhibaatada ka soo wajahan doorashada ay dhabarka ka riixeyso Dowladda Federaalka, isla-markaana ay dowladda ku booriyaan in wadahadal nabadeed lagu dhameeyo xaaladan siyaasadeed.<\/p>\n<p>Khilaafkan hareeray dhismaha Galmudug ayaa cirka isu sii shareeray, ka dib markii Dowladda Federaalka lagu eedeeyay inaanay doorashada ka dhigin mid daah-furan, isla-markaana ay cid gaar ahi ku taageereyso. Tani ayaa waxay Galmudug ku jiheysay jid ay saddex maamul ku yeelaneyso Galmudug-tii mideysneyd.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-141638\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/WhatsApp-Image-2020-02-01-at-3.35.19-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"638\" height=\"877\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/WhatsApp-Image-2020-02-01-at-3.35.19-PM.jpeg 638w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/WhatsApp-Image-2020-02-01-at-3.35.19-PM-218x300.jpeg 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/WhatsApp-Image-2020-02-01-at-3.35.19-PM-306x420.jpeg 306w\" sizes=\"(max-width: 638px) 100vw, 638px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha maamulka Galmudug ee garabka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa digniin ka soo saaray doorashada maanta lagu wado inay ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb. Sheekh Maxamed Shaakir ayaa saqdii dhexe ee xalay qoraal uu soo saaray, kuna qornaa afka ingiriiska waxa uu gaarsiiyay Beesha Caalamka, isagoo markaasi ka digaya cawaaqibka ka dhalan kara, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141458,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141637","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sheekh Shaakir oo kadigay doorashada maanta ee Dhuusomareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sheekh Shaakir oo kadigay doorashada maanta ee Dhuusomareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha maamulka Galmudug ee garabka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa digniin ka soo saaray doorashada maanta lagu wado inay ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb. Sheekh Maxamed Shaakir ayaa saqdii dhexe ee xalay qoraal uu soo saaray, kuna qornaa afka ingiriiska waxa uu gaarsiiyay Beesha Caalamka, isagoo markaasi ka digaya cawaaqibka ka dhalan kara, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-02T07:47:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-47.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"593\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"504\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/\",\"name\":\"Sheekh Shaakir oo kadigay doorashada maanta ee Dhuusomareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-47.png\",\"datePublished\":\"2020-02-02T07:47:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-47.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-47.png\",\"width\":593,\"height\":504},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sheekh Shaakir oo kadigay doorashada maanta ee Dhuusomareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sheekh Shaakir oo kadigay doorashada maanta ee Dhuusomareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sheekh Shaakir oo kadigay doorashada maanta ee Dhuusomareeb - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha maamulka Galmudug ee garabka Ahlu Sunna Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa digniin ka soo saaray doorashada maanta lagu wado inay ka dhacdo Magaalada Dhuusamareeb. Sheekh Maxamed Shaakir ayaa saqdii dhexe ee xalay qoraal uu soo saaray, kuna qornaa afka ingiriiska waxa uu gaarsiiyay Beesha Caalamka, isagoo markaasi ka digaya cawaaqibka ka dhalan kara, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-02T07:47:27+00:00","og_image":[{"width":593,"height":504,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-47.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/","name":"Sheekh Shaakir oo kadigay doorashada maanta ee Dhuusomareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-47.png","datePublished":"2020-02-02T07:47:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-47.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Capture-47.png","width":593,"height":504},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sheekh-shaakir-oo-kadigay-doorashada-maanta-ee-dhuusomareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sheekh Shaakir oo kadigay doorashada maanta ee Dhuusomareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141637"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141637"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141637\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141639,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141637\/revisions\/141639"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141458"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141637"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141637"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141637"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}