{"id":141738,"date":"2020-02-03T10:39:20","date_gmt":"2020-02-03T07:39:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141738"},"modified":"2020-02-03T10:39:20","modified_gmt":"2020-02-03T07:39:20","slug":"daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Dr. Xasan Sheekh \u201cMaslaxada Mareykanka mar walba waxay ku jirtaa garabka qaldan\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Dr. Xasan Sheekh Cali Iimaam oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed, waxna ka dhiga qaar ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho ayaa ka sheekeeyay taariikhda Siyaasadda Mareykanka ee Soomaaliya 72-kii sano ee la soo dhaafay, isagoo xusay in mar walba Mareykanka uu danaha uu ka leeyahay Soomaaliya uu ka shaqeyn jiray.<\/p>\n<p>Dr. Xasan Sheekh Cali oo la hadlayay telefishinka Somali Cable ayaa sheegay in mar walba Mareykanka ay taageeri jireen dhanka qaldan, oo aanay waligood danta iyo Maslaxada Dadka Soomaaliyeed ka shaqeyn.<\/p>\n<p>Waxaa uu tusaale u soo qaatay sanadkii 1948 oo markii u horeysay oo Mareykanka Soomaaliya yimid, xilligaasoo uu dhamaaday dagaalkii labaad ee Adduunka, isla markaana Mareykanka taageerayay in Soomaaliya lagu celiyo gacantii Talyaaniga<\/p>\n<p>\u201c72 Sanadood hal mar Mareykanka kama shaqeyn danta iyo maslaxada dadka Soomaaliyeed, intaas ay nala joogtay waxay ka shaqeyn jirtay dan ay ka leedahay Soomaaliya inay ka hirgasho, mar walba Mareykanka wuxuu taageeri jiray dhanka qaldan\u201dayuu yiri Dr. xasan Sheekh Cali.<\/p>\n<p>Mar uu ka hadlayay sababta Mareykanka u taageertay doorashadii muranka badan dhaliyay ee ka dhacday Dhuusamareeb ayuu ku tilmaamay inay ku taageertay dano ay leedahay sida uu yiri.<\/p>\n<p><strong>Halkan hoose ka daawo:<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/cQwUWkWLLL4\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dr. Xasan Sheekh Cali Iimaam oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed, waxna ka dhiga qaar ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho ayaa ka sheekeeyay taariikhda Siyaasadda Mareykanka ee Soomaaliya 72-kii sano ee la soo dhaafay, isagoo xusay in mar walba Mareykanka uu danaha uu ka leeyahay Soomaaliya uu ka shaqeyn jiray. Dr. Xasan Sheekh Cali oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141740,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141738","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Dr. Xasan Sheekh \u201cMaslaxada Mareykanka mar walba waxay ku jirtaa garabka qaldan\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Dr. Xasan Sheekh \u201cMaslaxada Mareykanka mar walba waxay ku jirtaa garabka qaldan\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dr. Xasan Sheekh Cali Iimaam oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed, waxna ka dhiga qaar ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho ayaa ka sheekeeyay taariikhda Siyaasadda Mareykanka ee Soomaaliya 72-kii sano ee la soo dhaafay, isagoo xusay in mar walba Mareykanka uu danaha uu ka leeyahay Soomaaliya uu ka shaqeyn jiray. Dr. Xasan Sheekh Cali oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-03T07:39:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-5.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"749\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"451\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/\",\"name\":\"DAAWO:- Dr. Xasan Sheekh \u201cMaslaxada Mareykanka mar walba waxay ku jirtaa garabka qaldan\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-5.png\",\"datePublished\":\"2020-02-03T07:39:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-5.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-5.png\",\"width\":749,\"height\":451},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Dr. Xasan Sheekh \u201cMaslaxada Mareykanka mar walba waxay ku jirtaa garabka qaldan\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Dr. Xasan Sheekh \u201cMaslaxada Mareykanka mar walba waxay ku jirtaa garabka qaldan\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Dr. Xasan Sheekh \u201cMaslaxada Mareykanka mar walba waxay ku jirtaa garabka qaldan\u201d - Wardoon","og_description":"Dr. Xasan Sheekh Cali Iimaam oo ka mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed, waxna ka dhiga qaar ka mid ah Jaamacadaha Muqdisho ayaa ka sheekeeyay taariikhda Siyaasadda Mareykanka ee Soomaaliya 72-kii sano ee la soo dhaafay, isagoo xusay in mar walba Mareykanka uu danaha uu ka leeyahay Soomaaliya uu ka shaqeyn jiray. Dr. Xasan Sheekh Cali oo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-03T07:39:20+00:00","og_image":[{"width":749,"height":451,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-5.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/","name":"DAAWO:- Dr. Xasan Sheekh \u201cMaslaxada Mareykanka mar walba waxay ku jirtaa garabka qaldan\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-5.png","datePublished":"2020-02-03T07:39:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-5.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-5.png","width":749,"height":451},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-dr-xasan-sheekh-maslaxada-mareykanka-mar-walba-waxay-ku-jirtaa-garabka-qaldan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Dr. Xasan Sheekh \u201cMaslaxada Mareykanka mar walba waxay ku jirtaa garabka qaldan\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141738"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141738"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141738\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141741,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141738\/revisions\/141741"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141740"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141738"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141738"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141738"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}