{"id":141742,"date":"2020-02-03T10:44:22","date_gmt":"2020-02-03T07:44:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141742"},"modified":"2020-02-03T10:44:22","modified_gmt":"2020-02-03T07:44:22","slug":"daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Farmaajo\u201dDadka mucaaradka ah Dowladda waxaa ay ka dhigaan Cadaw\u201d"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin in lagu wacyigeliyo waxa ay tahay wadaniyad iyo dowladnimo.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in dadka ay dowlad u heystaan wax uu qof gaar ah leeyahay,hayeeshee dowladnimadu ay tahay qof walba loona baahan yahay in la wada ilaashado.<\/p>\n<p>\u201cDadka mucaaradka ku ah dowladda wax kale ayay ka dhigaan oo Cadaw ayay ka dhigaan,laakin dowladdu waa wax dadku ay leeyihiin oo hadaan la wada ilaalin ay noqoneyso inay naga wada lumaan waana in la helaa dad dadka ku wacyigeliya wadaniyadda &amp; dowladnimada ayuu yiri\u201d Madaxweyne farmaajo.<\/p>\n<p>Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi farmaajo ayaa hadalkaan waxaa uu sheegay xilli uu booqdey qeyb lagu soo kordhiyey Warbaahinta Dowladda.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/XSz4T6AulUI\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin in lagu wacyigeliyo waxa ay tahay wadaniyad iyo dowladnimo. Waxaa uu sheegay in dadka ay dowlad u heystaan wax uu qof gaar ah leeyahay,hayeeshee dowladnimadu ay tahay qof walba loona baahan yahay in la wada ilaashado. \u201cDadka mucaaradka ku ah dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141744,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141742","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Farmaajo\u201dDadka mucaaradka ah Dowladda waxaa ay ka dhigaan Cadaw\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Farmaajo\u201dDadka mucaaradka ah Dowladda waxaa ay ka dhigaan Cadaw\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin in lagu wacyigeliyo waxa ay tahay wadaniyad iyo dowladnimo. Waxaa uu sheegay in dadka ay dowlad u heystaan wax uu qof gaar ah leeyahay,hayeeshee dowladnimadu ay tahay qof walba loona baahan yahay in la wada ilaashado. \u201cDadka mucaaradka ku ah dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-03T07:44:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Farmaajo-696x464-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"464\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/\",\"name\":\"DAAWO:-Farmaajo\u201dDadka mucaaradka ah Dowladda waxaa ay ka dhigaan Cadaw\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Farmaajo-696x464-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-03T07:44:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Farmaajo-696x464-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Farmaajo-696x464-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":464},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Farmaajo\u201dDadka mucaaradka ah Dowladda waxaa ay ka dhigaan Cadaw\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Farmaajo\u201dDadka mucaaradka ah Dowladda waxaa ay ka dhigaan Cadaw\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Farmaajo\u201dDadka mucaaradka ah Dowladda waxaa ay ka dhigaan Cadaw\u201d - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay u baahan yihiin in lagu wacyigeliyo waxa ay tahay wadaniyad iyo dowladnimo. Waxaa uu sheegay in dadka ay dowlad u heystaan wax uu qof gaar ah leeyahay,hayeeshee dowladnimadu ay tahay qof walba loona baahan yahay in la wada ilaashado. \u201cDadka mucaaradka ku ah dowladda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-03T07:44:22+00:00","og_image":[{"width":696,"height":464,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Farmaajo-696x464-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/","name":"DAAWO:-Farmaajo\u201dDadka mucaaradka ah Dowladda waxaa ay ka dhigaan Cadaw\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Farmaajo-696x464-1.jpg","datePublished":"2020-02-03T07:44:22+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Farmaajo-696x464-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Farmaajo-696x464-1.jpg","width":696,"height":464},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-farmaajodadka-mucaaradka-ah-dowladda-waxaa-ay-ka-dhigaan-cadaw\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Farmaajo\u201dDadka mucaaradka ah Dowladda waxaa ay ka dhigaan Cadaw\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141742"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141742"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141742\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141745,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141742\/revisions\/141745"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141744"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141742"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141742"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141742"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}