{"id":141757,"date":"2020-02-03T19:29:23","date_gmt":"2020-02-03T16:29:23","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141757"},"modified":"2020-02-03T19:30:15","modified_gmt":"2020-02-03T16:30:15","slug":"amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/","title":{"rendered":"Amnesty International oo dalbatay in laqabto C\/rashiid Janan"},"content":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa qoraal ay soo saartay ugu dalbatay dawladda Kenya inay qabato Wasiirka Amniga ee Jubbland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, isla markaana ay u gacan geliso dawladda Soomaaliya, si maxkamad loo saaro.<\/p>\n<p>War-saxaafadeed ay soo saartay, ayaa hay\u2019adda Amnesty International ay ku sheegtay in Cabdirashiid Janan loo qabtay \u201cdambiyo cuslus\u201d 31-kii August ee sannadkii hore loona baahan yahay in caddaaladda la marsiiyo.<\/p>\n<p>Amnesty International ayaa intaas ku dartay in ay ilo xog ogaal ah ka heshay warka ku saabsan in Janan uu ku sugan yahay magaalada Nairobi ee caasimadda u ah daka Kenya.<\/p>\n<p>Seif Magango, oo ah agaasime ku xigeenka Amnesty International ee Bariga iyo Geeska Afrika ayaa yiri: \u201cWax la aqbali karo ma aha in Cabdirashiid Janan, oo lagu tuhunsan yahay inuu mas\u2019uul ka yahay dambiyo xadgudub ku ah shuruucda caalamiga ah iyo kuwo ka dhan ah bani\u2019aadamnimada, uu isku dayo inuu ka baxsado caddaaladda\u201d.<\/p>\n<p>Amnesty waxay ugu baaqday dawladda Kenya inay qabato, si degdeg ahna ugu gacan geliso dawladda Soomaaliya, waxayna ugu baaqday dawladda Soomaaliya inay maxkamadayntiisa ka dhigto mid waafaqsan sharciyada caalamiga ah, iyadoo aan dib loo ridin.<\/p>\n<p>\u201cBaxsashada Cabdirashiid Janan waxay dhibanayaasha dambiyadiisa la tuhunsan yahay, oo ay ku jiraan dilal shacab, iyo is-hortaaga gargaar ka dhigeysa kuwa ka shakinaya inay weligood caddaalad heli doonaan. Maadaama hadda la ogyahay halka uu joogo, mas\u2019uuliyiinta Kenya iyo Somalia waa inay ka shaqeeyaan in dib loo qabto, si caddaaladda iyo isla-xisaabtanka loogu fuliyo,\u201d waxaa sidaas yiri agaasime ku-xigeenka Amnesty ee Bariga iyo Geeska Afrika, Seif Magango.<\/p>\n<p>\u201cMaamulka Jubaland, oo uu ku jiro madaxweyne Axmed Maxamed Islam, oo si soo noq-noqosho leh ugu baaqay in Cabdirashiid laga sii daayo xabsiga, waa inay joojiyaan inay gabbaad uga noqdaan inuu wajaho cadaaladda marka lasoo celiyo,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inuu Cabdirashiid Janan ka baxsaday goob lagu hayey 28-kii Jannaayo, isla markaana waxa uu 31-kii Janaayo ka degay magaalada Kismaayo isagoo isla maalintaas diyaarad ku tagay dalka Kenya.<\/p>\n<p>Ma cadda go\u2019aanka dowladda Kenya ka qaadan doonto codsiga hay\u2019adda Amnesty International, ayada oo Nairobi ay xulufo la tahay maamulka Axmed Madoobe ee uu Janan ka tirsan yahay, kaasi oo ay xifaaltamaan dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.amnesty.org\/en\/latest\/news\/2020\/02\/somalia-kenya-must-arrest-and-return-escaped-jubaland-minister-to-face-trial-in-mogadishu\/\"><span style=\"color: #0000ff;\"><strong>HALKAN KA AQRISO WARKA AMNASTY<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hay\u2019adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa qoraal ay soo saartay ugu dalbatay dawladda Kenya inay qabato Wasiirka Amniga ee Jubbland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, isla markaana ay u gacan geliso dawladda Soomaaliya, si maxkamad loo saaro. War-saxaafadeed ay soo saartay, ayaa hay\u2019adda Amnesty International ay ku sheegtay in Cabdirashiid Janan loo qabtay \u201cdambiyo cuslus\u201d [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141428,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Amnesty International oo dalbatay in laqabto C\/rashiid Janan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Amnesty International oo dalbatay in laqabto C\/rashiid Janan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hay\u2019adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa qoraal ay soo saartay ugu dalbatay dawladda Kenya inay qabato Wasiirka Amniga ee Jubbland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, isla markaana ay u gacan geliso dawladda Soomaaliya, si maxkamad loo saaro. War-saxaafadeed ay soo saartay, ayaa hay\u2019adda Amnesty International ay ku sheegtay in Cabdirashiid Janan loo qabtay \u201cdambiyo cuslus\u201d [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-03T16:29:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-03T16:30:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Screen-Shot-2019-08-31-at-3.17.03-PM.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1090\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"702\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/\",\"name\":\"Amnesty International oo dalbatay in laqabto C\/rashiid Janan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Screen-Shot-2019-08-31-at-3.17.03-PM.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-03T16:29:23+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-03T16:30:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Screen-Shot-2019-08-31-at-3.17.03-PM.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Screen-Shot-2019-08-31-at-3.17.03-PM.jpg\",\"width\":1090,\"height\":702},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Amnesty International oo dalbatay in laqabto C\/rashiid Janan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Amnesty International oo dalbatay in laqabto C\/rashiid Janan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Amnesty International oo dalbatay in laqabto C\/rashiid Janan - Wardoon","og_description":"Hay\u2019adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ayaa qoraal ay soo saartay ugu dalbatay dawladda Kenya inay qabato Wasiirka Amniga ee Jubbland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur Janan, isla markaana ay u gacan geliso dawladda Soomaaliya, si maxkamad loo saaro. War-saxaafadeed ay soo saartay, ayaa hay\u2019adda Amnesty International ay ku sheegtay in Cabdirashiid Janan loo qabtay \u201cdambiyo cuslus\u201d [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-03T16:29:23+00:00","article_modified_time":"2020-02-03T16:30:15+00:00","og_image":[{"width":1090,"height":702,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Screen-Shot-2019-08-31-at-3.17.03-PM.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/","name":"Amnesty International oo dalbatay in laqabto C\/rashiid Janan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Screen-Shot-2019-08-31-at-3.17.03-PM.jpg","datePublished":"2020-02-03T16:29:23+00:00","dateModified":"2020-02-03T16:30:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Screen-Shot-2019-08-31-at-3.17.03-PM.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/01\/Screen-Shot-2019-08-31-at-3.17.03-PM.jpg","width":1090,"height":702},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/amnesty-international-oo-ka-dalbatay-in-laqabto-c-rashiid-janan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Amnesty International oo dalbatay in laqabto C\/rashiid Janan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141757"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141757"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141759,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141757\/revisions\/141759"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141428"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}