{"id":141769,"date":"2020-02-04T10:26:27","date_gmt":"2020-02-04T07:26:27","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141769"},"modified":"2020-02-04T10:26:27","modified_gmt":"2020-02-04T07:26:27","slug":"cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/","title":{"rendered":"Cabdullaahi Wehliye oo taageeray Madaxwayne Qoor Qoor"},"content":{"rendered":"<p>Cabdullaahi Faarax Wehliye oo ka mid ahaa afartii musharrax ee ugu saameynta badnaa doorashadii Galmudug, balse ka haray tartanka doorashadaasi ayaa ka hadlay xaaladda guud ee maamulkaasi iyo isbedalladii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.<\/p>\n<p>Wehliye oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa marka hore taageeray doorashadii Dhuusamareeb ee lagu doortay Qoor Qoor, isagoona sidoo kale u hambalyeeyey.<\/p>\n<p>Sidoo kale qoraalkaan ayuu Xildhibaan Cabdullaahi Faarax Wehliye uga hadlay marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay Galmudug, wuxuuna tilmaamay inuu isagu gartay inuu tanaasulo, si loo soo afjaro khilaafaadka la dagay horumarka maamulkaasi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu u mahadceliyey madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, gaar ahaan madaxweynaha, ra\u2019iisul wasaaraha iyo wasaaradda arrimaha gudaha.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka aqriso:<\/strong><\/p>\n<p>GALMUDUG la wada leeyahay baadi goobkeeda waxaan bilaabay April 2017 kadib markii aan la wareegey xilka Wasiirudowlaha Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib U Heshiisiinta.<br \/>\nDadaal dheer kadib waxaa Alle nagu guuleeyey aniga iyo intii igala shaqeysayba guulahaan :-<br \/>\n1. Curintii, Abaabuulkii iyo hirgelintii heshiiskii Djibouti ee Galmudug iyo Aswj lagu mideeyey.<\/p>\n<p>2. Isku darkii baarlamaankii Galmudug iyo Aswj ee Dhuusamareeb.<br \/>\n3. Heshiiskii DFS iyo Aswj ee Raysulwasaaruhu ku tegey Dhuusamareeb si loo yagleeli Galmudugta Cusub ee maanta.<br \/>\n4. Isku dhafkii Ciidanka DFS iyo Galmudug\/ASWJ.<br \/>\nIn lagu guuleysto shaqooyinkaas waxaa suurta geliyey kana qeyb qaatay masuuliyiinta kala ah:-<br \/>\n1. Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo.<br \/>\n2. Raysulwasaaraha XFS Mudane Xassan Cali Kheyre<br \/>\n3. Wasiirkii Arrimaha Gudaha Mudane Cabdi Faarax Siciid (Juxa)<br \/>\n4. Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Cabdi Maxamed Sabriye<br \/>\n5. Wasiirkii Arrimaha Gudaha Mudane Cabdisamad Macalim Maxamuud<br \/>\n6. Madaxweyne Axmed Ducaale Xaaf<br \/>\n7. Madaxa Xukuumadda Galmudug<br \/>\nSh Maxamed Shaakir Cali Xassan.<br \/>\n8. Hogaamiyaha Sare Aswj Macalim Maxamuud Sh Xassan<br \/>\n9. Xildhibaan Mahad Salaad<br \/>\n10. Xildhibaanad Ubax Tahliil Warsame<br \/>\n11. Wasiirkii Qorsheynta Galmudug Mudane Cabdikaafi Qaaf<br \/>\n12. Cali Yare Cali<br \/>\n13. Aadan Cismaan Xusseen<br \/>\n14. Maxamed Cabdixaliim.<br \/>\n15. Urur Goboleedka IGAD.<br \/>\nMusuuliyiinta kor xusan waxaan uga mahad celinayaa doorkii ay ka qaateen dib u soo nooleenta Galmudugta cusub.<br \/>\nIntaas kadib waxaan kamid noqday musharaxiintii usoo istaagey xilka Madaxweynaha Galmudug 2020-2024, hase ahaatee masuuliyiintii Dowladda Dhexe iyo Gudoonka Baarlamaanka Galmudug waxaan ku kala fikir duwanaaney qaabka loo marayo Doorshada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka, sidaas ayaana uga haray Doorashadii Galmudug ka dhacday 02-02-2020 ee lagu doortay Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa.<br \/>\nHadaba anigoo og wadadii dheereed ee loo soo maray isku keenista Galmudug, isla markaana ilaalinaya midnimada iyo wadajirka Galmudug waxaan umadda Soomaaliyeed gaar ahaan reer Galmudug u cadeynayaa inaan soo dhoweynayo natiijadii kasoo baxday doorashadii Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug ee lagu doortay Axmed Cabdi Kaariye iyo Cali Daahir Ciid. Waxaan leeyahay Hambalyo, xilkana Allaha idinku asturo. Waxaana u balan qaadayaa inaan si buuxda ula shaqeyn doono Inshallah.<br \/>\nSidoo kale waxaan ugu baaqayaa madaxda la doortay iyagoo kaashanaya DFS, Saamileyda Siyaasada iyo Bulshada reer Galmudugba iney isku doonaan dhinacyada tabashooyinka qaba gaar ahaan ASWJ iyo Madaxweyne Xaaf si loo gaaro xal waara Galmudugna looga daba geeyo Dowlad Goboleedyada dalka.<br \/>\nWaxaan mar kale si gaar ah ugu mahad celinayaa Raysulwasaaraha XFS dadaalkii aan qiyaasta laheyn ee uu geliyey Galmudug waxaan leeyahay mirihiisii waa la gaarey ee aan xajino Inshallah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cabdullaahi Faarax Wehliye oo ka mid ahaa afartii musharrax ee ugu saameynta badnaa doorashadii Galmudug, balse ka haray tartanka doorashadaasi ayaa ka hadlay xaaladda guud ee maamulkaasi iyo isbedalladii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Wehliye oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa marka hore taageeray doorashadii Dhuusamareeb ee lagu doortay Qoor Qoor, isagoona sidoo kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141770,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141769","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Cabdullaahi Wehliye oo taageeray Madaxwayne Qoor Qoor - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Cabdullaahi Wehliye oo taageeray Madaxwayne Qoor Qoor - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cabdullaahi Faarax Wehliye oo ka mid ahaa afartii musharrax ee ugu saameynta badnaa doorashadii Galmudug, balse ka haray tartanka doorashadaasi ayaa ka hadlay xaaladda guud ee maamulkaasi iyo isbedalladii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Wehliye oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa marka hore taageeray doorashadii Dhuusamareeb ee lagu doortay Qoor Qoor, isagoona sidoo kale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-04T07:26:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/wehliye.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"420\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/\",\"name\":\"Cabdullaahi Wehliye oo taageeray Madaxwayne Qoor Qoor - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/wehliye.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-04T07:26:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/wehliye.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/wehliye.jpg\",\"width\":560,\"height\":420},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Cabdullaahi Wehliye oo taageeray Madaxwayne Qoor Qoor\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Cabdullaahi Wehliye oo taageeray Madaxwayne Qoor Qoor - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Cabdullaahi Wehliye oo taageeray Madaxwayne Qoor Qoor - Wardoon","og_description":"Cabdullaahi Faarax Wehliye oo ka mid ahaa afartii musharrax ee ugu saameynta badnaa doorashadii Galmudug, balse ka haray tartanka doorashadaasi ayaa ka hadlay xaaladda guud ee maamulkaasi iyo isbedalladii ka dhacay magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Wehliye oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa marka hore taageeray doorashadii Dhuusamareeb ee lagu doortay Qoor Qoor, isagoona sidoo kale [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-04T07:26:27+00:00","og_image":[{"width":560,"height":420,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/wehliye.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/","name":"Cabdullaahi Wehliye oo taageeray Madaxwayne Qoor Qoor - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/wehliye.jpg","datePublished":"2020-02-04T07:26:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/wehliye.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/wehliye.jpg","width":560,"height":420},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/cabdullaahi-wehliye-oo-taageeray-madaxwayne-qoor-qoor\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Cabdullaahi Wehliye oo taageeray Madaxwayne Qoor Qoor"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141769"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141769"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141769\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141773,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141769\/revisions\/141773"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141770"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141769"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141769"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141769"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}