{"id":141799,"date":"2020-02-05T10:27:49","date_gmt":"2020-02-05T07:27:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141799"},"modified":"2020-02-05T10:31:05","modified_gmt":"2020-02-05T07:31:05","slug":"xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/","title":{"rendered":"Xiisadii u dhaxeysay DF iyo isbitalka Turkish-ka ee Yardimeli ee Muqdisho oo kululaatay"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa mar kale ka hadashay xiisadda kala dhaxeysa isbitalka Yardimeli ee Turkish-ka ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Wasiir Fowsiya ayaa sheegtay inay laba goor warqad u qoreen isbitalka, oo ku saabsan inay caddeeyaan sharciyadda dalka ay ku joogaan, balse aysan weli ka heli wax sharci ah, islamarkaana aysan ka daba hari doonin.<\/p>\n<p>\u201cWasaaradda ayaa dowladda mas\u2019uul uga ah arrimaha caafimaadka, waxaana naga go\u2019an inaan dabagalno, sharciyadda ay dalka ku joogaan,\u201d ayey tiri Fowsiya Abiikar Nuur.<\/p>\n<p>Hadalka wasiirka maanta kasoo baxay ayaa daba socda qoraal ay wasaaradda soo saartay labadii bishan oo lagu yiri \u201cCid kasta oo aan u haysan ogolaansho shaqo iskama bixin karto adeegyada caafimaadka si iskeed ah, mana jirto qolo gaar ah oo wakiil kaga noqon karta Wasaaradda Caafimaadka qorsheynta iyo fulinta adeeg bixinta caafimaadka iyo daryeelka bukaanka Soomaliyeed.\u201d<\/p>\n<p>Xiisadda isbitalka iyo wasaaradda ayaa salka ku haysa dhulka laga dhisay isbitalka Yardimeli oo dowladda ay ku dooday inuu yahay dhul dowladeed, balse ay hay\u2019adda Yardimeli ku ganacsaneyso ayada oo aan lacag ka bixin.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Yardimeli ayaa ku doodaya in dhulka isbitalka oo ku yaalla degmada Xamar Jabab, uu ahaa dhul ay siisay dowladda Soomaaliya ee Shariif Sheekh Axmed, sanaddii 2011, islamarkaana ay isbital ka dhiseen, si ay ugu faa\u2019iideeyaan shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-141799 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/614021_3_203\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"800\" height=\"450\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/614021_3_203.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/614021_3_203.jpg 800w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/614021_3_203-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/614021_3_203-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/614021_3_203-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/614021_3_203-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 800px) 100vw, 800px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/c5rnzetwgaaw1te\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"1200\" height=\"900\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/C5rNZeTWgAAw1TE.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/C5rNZeTWgAAw1TE.jpg 1200w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/C5rNZeTWgAAw1TE-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/C5rNZeTWgAAw1TE-1024x768.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/C5rNZeTWgAAw1TE-768x576.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/C5rNZeTWgAAw1TE-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/C5rNZeTWgAAw1TE-265x198.jpg 265w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/C5rNZeTWgAAw1TE-696x522.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/C5rNZeTWgAAw1TE-1068x801.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/C5rNZeTWgAAw1TE-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/proje_ic_somali\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"587\" height=\"300\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/proje_ic_somali.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/proje_ic_somali.jpg 587w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/proje_ic_somali-300x153.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 587px) 100vw, 587px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/thumbs_b_c_2faff62d7b071473d8bc9475dde2b938\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"864\" height=\"486\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/thumbs_b_c_2faff62d7b071473d8bc9475dde2b938.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/thumbs_b_c_2faff62d7b071473d8bc9475dde2b938.jpg 864w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/thumbs_b_c_2faff62d7b071473d8bc9475dde2b938-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/thumbs_b_c_2faff62d7b071473d8bc9475dde2b938-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/thumbs_b_c_2faff62d7b071473d8bc9475dde2b938-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/thumbs_b_c_2faff62d7b071473d8bc9475dde2b938-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 864px) 100vw, 864px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa mar kale ka hadashay xiisadda kala dhaxeysa isbitalka Yardimeli ee Turkish-ka ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Wasiir Fowsiya ayaa sheegtay inay laba goor warqad u qoreen isbitalka, oo ku saabsan inay caddeeyaan sharciyadda dalka ay ku joogaan, balse aysan weli ka heli wax sharci ah, islamarkaana aysan ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141800,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141799","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xiisadii u dhaxeysay DF iyo isbitalka Turkish-ka ee Yardimeli ee Muqdisho oo kululaatay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xiisadii u dhaxeysay DF iyo isbitalka Turkish-ka ee Yardimeli ee Muqdisho oo kululaatay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa mar kale ka hadashay xiisadda kala dhaxeysa isbitalka Yardimeli ee Turkish-ka ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Wasiir Fowsiya ayaa sheegtay inay laba goor warqad u qoreen isbitalka, oo ku saabsan inay caddeeyaan sharciyadda dalka ay ku joogaan, balse aysan weli ka heli wax sharci ah, islamarkaana aysan ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-05T07:27:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-05T07:31:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/860151_2_203.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/\",\"name\":\"Xiisadii u dhaxeysay DF iyo isbitalka Turkish-ka ee Yardimeli ee Muqdisho oo kululaatay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/860151_2_203.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-05T07:27:49+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-05T07:31:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/860151_2_203.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/860151_2_203.jpg\",\"width\":800,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xiisadii u dhaxeysay DF iyo isbitalka Turkish-ka ee Yardimeli ee Muqdisho oo kululaatay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xiisadii u dhaxeysay DF iyo isbitalka Turkish-ka ee Yardimeli ee Muqdisho oo kululaatay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xiisadii u dhaxeysay DF iyo isbitalka Turkish-ka ee Yardimeli ee Muqdisho oo kululaatay - Wardoon","og_description":"Wasiirka caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa mar kale ka hadashay xiisadda kala dhaxeysa isbitalka Yardimeli ee Turkish-ka ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho. Wasiir Fowsiya ayaa sheegtay inay laba goor warqad u qoreen isbitalka, oo ku saabsan inay caddeeyaan sharciyadda dalka ay ku joogaan, balse aysan weli ka heli wax sharci ah, islamarkaana aysan ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-05T07:27:49+00:00","article_modified_time":"2020-02-05T07:31:05+00:00","og_image":[{"width":800,"height":450,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/860151_2_203.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/","name":"Xiisadii u dhaxeysay DF iyo isbitalka Turkish-ka ee Yardimeli ee Muqdisho oo kululaatay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/860151_2_203.jpg","datePublished":"2020-02-05T07:27:49+00:00","dateModified":"2020-02-05T07:31:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/860151_2_203.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/860151_2_203.jpg","width":800,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xiisadii-u-dhaxeysay-df-iyo-isbitalka-turkish-ka-ee-yardimeli-ee-muqdisho-oo-kululaatay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xiisadii u dhaxeysay DF iyo isbitalka Turkish-ka ee Yardimeli ee Muqdisho oo kululaatay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141799"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141799"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141799\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141807,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141799\/revisions\/141807"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141800"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141799"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141799"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141799"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}