{"id":141952,"date":"2020-02-08T23:15:39","date_gmt":"2020-02-08T20:15:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=141952"},"modified":"2020-02-08T23:15:39","modified_gmt":"2020-02-08T20:15:39","slug":"daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland  oo kahadlay dagaalkii maanta ka dhacay Beled-Xaawo"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Beled-Xaawo ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya ay weerar kusoo qaadeen degmada Baledxaawo.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay dooneyso in ay burburiso maamulka Jubaland, ayna nasiib daro tahay in maanta Ciidamada Jubaland iyo kuwa dowladda ay ku dagaallamaan degmada Beledxaawo, iyo in la abuuro qalqal amni.<\/p>\n<p>\u201cMaanta waxaa lagu sameeyay qalqal amni, waxaa lagu sameeyay umaddii deganeyd in la iska horkeeno, waxaa lagu sameeyay in laga jeediyo cadowgii kow iyo tobanka sano gobolkan lagula dagaalamayay, oo tuulo walba fadhiya, sidii loo sii ciribtiri lahaa waxaa la saaray cunaqabateen. 28-kii January laga bilaabo diyaaradihii baa laga joojiyay, waa maxay sababta looga joojiyay? Isbitaaladii waa xiran yihiin, shacabkii dawo maleh. Nin aan kartoon dawo ah ku siinayn, hay\u2019adihii caalamka oo dalkan iyo dadkan wax ka qabanaayay oo noo soo gurmadayna qalqal amni iyo qalqal maamul baa lagu sameeyay, waa ka guureen gobolka, garoomadiina waa laga xiray,\u201d ayuu yiri<\/p>\n<p>Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in mas\u2019uuliyadda wixii maanta ka dhacay Gedo ay qaadeyso, dowladda Soomaaliya, gaar ahaan madaxweyne Farmaajo, oo ay diiwaanka taariikhda loogu qori doono.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FJLTVOfficial%2Fvideos%2F1124836977865690%2F&amp;show_text=0&amp;width=860\" width=\"560\" height=\"420\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Beled-Xaawo ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya ay weerar kusoo qaadeen degmada Baledxaawo. Waxaa uu sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay dooneyso in ay burburiso maamulka Jubaland, ayna nasiib daro tahay in maanta Ciidamada Jubaland iyo kuwa dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":141953,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-141952","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo kahadlay dagaalkii maanta ka dhacay Beled-Xaawo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo kahadlay dagaalkii maanta ka dhacay Beled-Xaawo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Beled-Xaawo ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya ay weerar kusoo qaadeen degmada Baledxaawo. Waxaa uu sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay dooneyso in ay burburiso maamulka Jubaland, ayna nasiib daro tahay in maanta Ciidamada Jubaland iyo kuwa dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-08T20:15:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-14.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"553\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"311\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/\",\"name\":\"DAAWO:- Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo kahadlay dagaalkii maanta ka dhacay Beled-Xaawo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-14.png\",\"datePublished\":\"2020-02-08T20:15:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-14.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-14.png\",\"width\":553,\"height\":311},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo kahadlay dagaalkii maanta ka dhacay Beled-Xaawo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo kahadlay dagaalkii maanta ka dhacay Beled-Xaawo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo kahadlay dagaalkii maanta ka dhacay Beled-Xaawo - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan oo warbaahinta kula hadlay magaalada Beled-Xaawo ayaa sheegay in Ciidamo ka tirsan dowladda dhexe ee Soomaaliya ay weerar kusoo qaadeen degmada Baledxaawo. Waxaa uu sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya ay dooneyso in ay burburiso maamulka Jubaland, ayna nasiib daro tahay in maanta Ciidamada Jubaland iyo kuwa dowladda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-08T20:15:39+00:00","og_image":[{"width":553,"height":311,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-14.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/","name":"DAAWO:- Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo kahadlay dagaalkii maanta ka dhacay Beled-Xaawo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-14.png","datePublished":"2020-02-08T20:15:39+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-14.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-14.png","width":553,"height":311},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-madaxweyne-ku-xigeenka-jubbaland-oo-kahadlay-dagaalkii-maanta-ka-dhacay-beled-xaawo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo kahadlay dagaalkii maanta ka dhacay Beled-Xaawo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141952"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=141952"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141952\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":141954,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/141952\/revisions\/141954"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/141953"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=141952"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=141952"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=141952"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}