{"id":142046,"date":"2020-02-12T10:38:28","date_gmt":"2020-02-12T07:38:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142046"},"modified":"2020-02-12T10:38:28","modified_gmt":"2020-02-12T07:38:28","slug":"dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/","title":{"rendered":"Dhageyso:-Jubbaland oo sheegtay inay is difaaci doonto"},"content":{"rendered":"<p>Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen dagaal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab iyo inay iska difaacaan cidkasta oo cadaw ku ah Maamulkaas.<\/p>\n<p>Jubbaland ayaa degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay kusoo bandhigeen Ciidamo farabadan oo wata Gaadiidka dagaalka,kuwaas oo saraakiisha hoggaamineysa ay sheegeen inay howlgallo qorsheysan fulin doonaan.<\/p>\n<p>Taliyaha Amniga degmada Dhoobleey Heybe Axmed Cabdullaahi &amp; Guddooomiyaha degmadaas Siyaad Maxamed Xasan oo Ciidamada la hadlayeen ayaa waxaa ay sheegeen in Ciidamadan ay yihiin kuwo horey u xureeyey degmooyin iyo deegaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose.<\/p>\n<p>Waxaa ay sidoo kale sheegeen inay ku Shaqeeyaan amarka Wasiirka Amniga Jubbaland C\/Rashiid Janan,isla markaana ay iska difaaci doonaan cidkasta oo soo weerarta ama cadaw ku ah Jubbaland.<\/p>\n<p>Ciidamadan ay soo bandhigtay Jubbaland ayaa waxaa ay kusoo aadeysaa xilli Wasiirka Amniga Mamulkaas oo ay ka amar qaataan ay baadi goob ku heyso dowladda Soomaaliya,isla markaana uu Ciidamo badan ku heysto Magaalada Mandheera ee dalka Kenya.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-142046-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Dhageyso-Jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto-Radio.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Dhageyso-Jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto-Radio.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Dhageyso-Jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto-Radio.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen dagaal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab iyo inay iska difaacaan cidkasta oo cadaw ku ah Maamulkaas. Jubbaland ayaa degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay kusoo bandhigeen Ciidamo farabadan oo wata Gaadiidka dagaalka,kuwaas oo saraakiisha hoggaamineysa ay sheegeen inay howlgallo qorsheysan fulin doonaan. Taliyaha Amniga degmada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142047,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142046","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhageyso:-Jubbaland oo sheegtay inay is difaaci doonto - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhageyso:-Jubbaland oo sheegtay inay is difaaci doonto - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen dagaal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab iyo inay iska difaacaan cidkasta oo cadaw ku ah Maamulkaas. Jubbaland ayaa degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay kusoo bandhigeen Ciidamo farabadan oo wata Gaadiidka dagaalka,kuwaas oo saraakiisha hoggaamineysa ay sheegeen inay howlgallo qorsheysan fulin doonaan. Taliyaha Amniga degmada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-12T07:38:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"288\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/\",\"name\":\"Dhageyso:-Jubbaland oo sheegtay inay is difaaci doonto - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-12T07:38:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-2.jpg\",\"width\":512,\"height\":288},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhageyso:-Jubbaland oo sheegtay inay is difaaci doonto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhageyso:-Jubbaland oo sheegtay inay is difaaci doonto - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhageyso:-Jubbaland oo sheegtay inay is difaaci doonto - Wardoon","og_description":"Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen dagaal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab iyo inay iska difaacaan cidkasta oo cadaw ku ah Maamulkaas. Jubbaland ayaa degmada Dhoobleey ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay kusoo bandhigeen Ciidamo farabadan oo wata Gaadiidka dagaalka,kuwaas oo saraakiisha hoggaamineysa ay sheegeen inay howlgallo qorsheysan fulin doonaan. Taliyaha Amniga degmada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-12T07:38:28+00:00","og_image":[{"width":512,"height":288,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/","name":"Dhageyso:-Jubbaland oo sheegtay inay is difaaci doonto - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-2.jpg","datePublished":"2020-02-12T07:38:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-2.jpg","width":512,"height":288},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhageyso-jubbaland-oo-sheegtay-inay-is-difaaci-doonto\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhageyso:-Jubbaland oo sheegtay inay is difaaci doonto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142046"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142046"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142046\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142049,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142046\/revisions\/142049"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142047"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142046"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142046"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142046"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}