{"id":142110,"date":"2020-02-13T10:35:27","date_gmt":"2020-02-13T07:35:27","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=142110"},"modified":"2020-02-13T10:35:27","modified_gmt":"2020-02-13T07:35:27","slug":"daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Xildhibaan Xidig iyo Seeraar oo digniin Adag loo diray"},"content":{"rendered":"<p>Maamulka Jubbaland ayaa digniin adag u diray Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo Siyaasiga Cabdinaasir Seeraar oo labaduba sheegtay in ay yihiin Madaxweynaha maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdi Xuseen Maxamed oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in C\/rashiid Xidig iyo C\/naasir Seeraar ay khalalaaso iyo amaan daro ka wadaan magaalada Kismaayo.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in maamulka Jubbaland u dulqaadanayeen labadan siyaasi mudo lix bilood ah, waxa uuna tilmaamay Wasiirka Warfaafinta Jubbaland in markan uu ka dhamaaday dulqaadka ayna uga digayaan in mar kale khalalaase sameeyaan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa carabka ku dhuftay in labadan siyaasi ee ku sugan magaalada Kismaayo u adeegayaan dowlada federaalka Soomaaliya oo hada khilaaf kala dhaxeeyo dowlad goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Warkan kasoo kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa kusoo aadaya xili shalay magaalada Kismaayo dagaal kooban ku dhax maray ciidamada maamulka Jubbaland iyo ciidamo kale oo taabacsan siyaasiga C\/Naasir Seeraar.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/8PNtkClB3AU\" width=\"1013\" height=\"570\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Jubbaland ayaa digniin adag u diray Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo Siyaasiga Cabdinaasir Seeraar oo labaduba sheegtay in ay yihiin Madaxweynaha maamulka Jubbaland. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdi Xuseen Maxamed oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in C\/rashiid Xidig iyo C\/naasir Seeraar ay khalalaaso iyo amaan daro ka wadaan magaalada Kismaayo. Waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142111,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142110","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Xildhibaan Xidig iyo Seeraar oo digniin Adag loo diray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Xildhibaan Xidig iyo Seeraar oo digniin Adag loo diray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Jubbaland ayaa digniin adag u diray Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo Siyaasiga Cabdinaasir Seeraar oo labaduba sheegtay in ay yihiin Madaxweynaha maamulka Jubbaland. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdi Xuseen Maxamed oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in C\/rashiid Xidig iyo C\/naasir Seeraar ay khalalaaso iyo amaan daro ka wadaan magaalada Kismaayo. Waxa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-13T07:35:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/pjimage.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"700\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/\",\"name\":\"DAAWO:- Xildhibaan Xidig iyo Seeraar oo digniin Adag loo diray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/pjimage.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-13T07:35:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/pjimage.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/pjimage.jpg\",\"width\":700,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Xildhibaan Xidig iyo Seeraar oo digniin Adag loo diray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Xildhibaan Xidig iyo Seeraar oo digniin Adag loo diray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Xildhibaan Xidig iyo Seeraar oo digniin Adag loo diray - Wardoon","og_description":"Maamulka Jubbaland ayaa digniin adag u diray Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed Xidig iyo Siyaasiga Cabdinaasir Seeraar oo labaduba sheegtay in ay yihiin Madaxweynaha maamulka Jubbaland. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowlad goboleedka Jubbaland Cabdi Xuseen Maxamed oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in C\/rashiid Xidig iyo C\/naasir Seeraar ay khalalaaso iyo amaan daro ka wadaan magaalada Kismaayo. Waxa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-13T07:35:27+00:00","og_image":[{"width":700,"height":400,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/pjimage.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/","name":"DAAWO:- Xildhibaan Xidig iyo Seeraar oo digniin Adag loo diray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/pjimage.jpg","datePublished":"2020-02-13T07:35:27+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/pjimage.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/pjimage.jpg","width":700,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-xildhibaan-xidig-iyo-seeraar-oo-digniin-adag-loo-diray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Xildhibaan Xidig iyo Seeraar oo digniin Adag loo diray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142110"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142110"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142110\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142112,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142110\/revisions\/142112"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142111"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142110"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142110"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142110"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}