{"id":142113,"date":"2020-02-13T13:38:17","date_gmt":"2020-02-13T10:38:17","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=142113"},"modified":"2020-02-13T13:38:17","modified_gmt":"2020-02-13T10:38:17","slug":"qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/","title":{"rendered":"Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Dhuusa-Mareeb"},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax la sheegay in uu ahaa Bam Gacmeed kaas oo manta ka dhacay bartamaha magaalada Dhuusa-Mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa waxaa kasoo baxaya warar kala duwan iyada oo dadka qaar ay sheegeen in uu ahaa BAM Gacmeed lagu tuuray goob Qaadka lagu Iibiyo halka dadkalana ay sheegayaan in uu ahaa Miino goobta lagusii diyaariyay.<\/p>\n<p>Dad goobjoogayaal aha ayaa sheegay in 3-qof ay ku dhawacmeen qaraxaas,iyada oo mid ka mid ahna la sheegay in dhaawaciisu uu culusyahay.<\/p>\n<p>Dhinaca kalana ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa goobta gaaray iyaga oo kala ceyriyay dadkii rayidka ahaa ee kusoo xoomay goobta qaraxu uu ka dhacay,waxaana ay daqiiqado kooban xireen isku socodka dadka iyo gaadiidka halkaasi mari jiray.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa haatan ah mid degan mana jirto cid loosoo qabtay qaraxaas Bam Gacmeedka ahaa ee la sheegay in lagu tuuray goob Qaadka lagu Iibiyo oo ku taalla bartamaha magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamulka Gamudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax la sheegay in uu ahaa Bam Gacmeed kaas oo manta ka dhacay bartamaha magaalada Dhuusa-Mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug. Qaraxa ayaa waxaa kasoo baxaya warar kala duwan iyada oo dadka qaar ay sheegeen in uu ahaa BAM Gacmeed lagu tuuray goob Qaadka lagu Iibiyo halka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142063,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142113","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Dhuusa-Mareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Dhuusa-Mareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax la sheegay in uu ahaa Bam Gacmeed kaas oo manta ka dhacay bartamaha magaalada Dhuusa-Mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug. Qaraxa ayaa waxaa kasoo baxaya warar kala duwan iyada oo dadka qaar ay sheegeen in uu ahaa BAM Gacmeed lagu tuuray goob Qaadka lagu Iibiyo halka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-13T10:38:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/index-6.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"303\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"166\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/\",\"name\":\"Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Dhuusa-Mareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/index-6.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-13T10:38:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/index-6.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/index-6.jpg\",\"width\":303,\"height\":166},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Dhuusa-Mareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Dhuusa-Mareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Dhuusa-Mareeb - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax la sheegay in uu ahaa Bam Gacmeed kaas oo manta ka dhacay bartamaha magaalada Dhuusa-Mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug. Qaraxa ayaa waxaa kasoo baxaya warar kala duwan iyada oo dadka qaar ay sheegeen in uu ahaa BAM Gacmeed lagu tuuray goob Qaadka lagu Iibiyo halka [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-13T10:38:17+00:00","og_image":[{"width":303,"height":166,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/index-6.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/","name":"Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Dhuusa-Mareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/index-6.jpg","datePublished":"2020-02-13T10:38:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/index-6.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/index-6.jpg","width":303,"height":166},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-xoogan-oo-goordhow-ka-dhacay-dhuusa-mareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qarax xoogan oo goordhow ka dhacay Dhuusa-Mareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142113"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142113"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142114,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142113\/revisions\/142114"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142063"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}