{"id":142115,"date":"2020-02-13T16:50:28","date_gmt":"2020-02-13T13:50:28","guid":{"rendered":"http:\/\/www.wardoon.net\/?p=142115"},"modified":"2020-02-13T16:50:28","modified_gmt":"2020-02-13T13:50:28","slug":"shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/","title":{"rendered":"Shirkada Al-Barakat oo xayiraada lagaqaaday"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa xayiraadda ka qaaday islamarkaana liiska argagixisada ka saartay shirkadda Al-Barakaat Group of Companies ee Soomaaliya<\/p>\n<p>Qoraal lasoo dhigay website-ka wasaaradda maaliyadda Mareykanka, oo ku taariikheysan February 12, 2020, kana soo baxay xafiiska maamulka hantida dibedda, ayaa lagu sheegay in dhammaan shirkadaha hoos yimaada Al-Barakaat laga saaray liiska shirkadaha taageera argagixisada.<\/p>\n<p>Shirkadaha hoos tagay Al-Barakaat Group of Companies, waxaa ka mid ah Al-Baraka Exchange LLC, Al-Barakaat Bank, Al-Barakat Financial, Al-Barakat Global Telecommunications iyo kuwa kale.<\/p>\n<p>QM ayaa sideed sano ka hor, February 17 2012, waxay sidoo kale Al-Barakat ka saartay liiska xayiradda ee shirkadaha lala xiriiriyo argagixisada.<\/p>\n<p>Liiskan ayaa waxaa shirkadaha Al-Barakaat lagu daray sanaddii 2011 kadib markii kooxda Al-Qacida ay weerar argagixiso ku qaaday dalka Mareykanka.<\/p>\n<p>Shirkadda Al-Barakaat ayaa tan iyo markii liiskan lagu daray aan lagu helin wax caddeymo ah oo la xiriirinaya argagixiso, hase yeeshee waxaa caadiyan adag in shirkad ama qof lagu daro liis argagixiso oo Mareykan ah, laga saaro.<\/p>\n<p>Madaxweynihii hore ee Koonfur Afrika Nelson Mandela, oo liiska argagixisada Mareykanka lagu daray intuu u dagaalami jiray xoriyadda dalkiisa, ayaa ku jiray tan iyo 2008, 14 sano kadib markii loo doortay madaxweynaha 1994.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka looga saaray Al-Barakaat liiska Mareykanka ayaa albaabada u furaya inay dib u heshi hantidii uu Mareykanka ka xayiray.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/brief.kharon.com\/updates\/us-removes-sanctions-on-somali-group-of-companies\/\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa xayiraadda ka qaaday islamarkaana liiska argagixisada ka saartay shirkadda Al-Barakaat Group of Companies ee Soomaaliya Qoraal lasoo dhigay website-ka wasaaradda maaliyadda Mareykanka, oo ku taariikheysan February 12, 2020, kana soo baxay xafiiska maamulka hantida dibedda, ayaa lagu sheegay in dhammaan shirkadaha hoos yimaada Al-Barakaat laga saaray liiska shirkadaha taageera argagixisada. Shirkadaha hoos [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142116,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142115","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shirkada Al-Barakat oo xayiraada lagaqaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shirkada Al-Barakat oo xayiraada lagaqaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Mareykanka ayaa xayiraadda ka qaaday islamarkaana liiska argagixisada ka saartay shirkadda Al-Barakaat Group of Companies ee Soomaaliya Qoraal lasoo dhigay website-ka wasaaradda maaliyadda Mareykanka, oo ku taariikheysan February 12, 2020, kana soo baxay xafiiska maamulka hantida dibedda, ayaa lagu sheegay in dhammaan shirkadaha hoos yimaada Al-Barakaat laga saaray liiska shirkadaha taageera argagixisada. Shirkadaha hoos [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-13T13:50:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/CmdkCYnWYAAP3AN.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"576\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/\",\"name\":\"Shirkada Al-Barakat oo xayiraada lagaqaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/CmdkCYnWYAAP3AN.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-13T13:50:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/CmdkCYnWYAAP3AN.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/CmdkCYnWYAAP3AN.jpg\",\"width\":576,\"height\":1024},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shirkada Al-Barakat oo xayiraada lagaqaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shirkada Al-Barakat oo xayiraada lagaqaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shirkada Al-Barakat oo xayiraada lagaqaaday - Wardoon","og_description":"Dowladda Mareykanka ayaa xayiraadda ka qaaday islamarkaana liiska argagixisada ka saartay shirkadda Al-Barakaat Group of Companies ee Soomaaliya Qoraal lasoo dhigay website-ka wasaaradda maaliyadda Mareykanka, oo ku taariikheysan February 12, 2020, kana soo baxay xafiiska maamulka hantida dibedda, ayaa lagu sheegay in dhammaan shirkadaha hoos yimaada Al-Barakaat laga saaray liiska shirkadaha taageera argagixisada. Shirkadaha hoos [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-13T13:50:28+00:00","og_image":[{"width":576,"height":1024,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/CmdkCYnWYAAP3AN.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/","name":"Shirkada Al-Barakat oo xayiraada lagaqaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/CmdkCYnWYAAP3AN.jpg","datePublished":"2020-02-13T13:50:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/CmdkCYnWYAAP3AN.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/CmdkCYnWYAAP3AN.jpg","width":576,"height":1024},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shirkada-al-barakat-oo-xayiraada-lagaqaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shirkada Al-Barakat oo xayiraada lagaqaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142115"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142115"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142115\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142117,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142115\/revisions\/142117"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142116"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142115"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142115"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142115"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}