{"id":142176,"date":"2020-02-15T11:11:10","date_gmt":"2020-02-15T08:11:10","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142176"},"modified":"2020-02-15T11:11:10","modified_gmt":"2020-02-15T08:11:10","slug":"qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/","title":{"rendered":"Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo Dhagxaanta laga bedelayo"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in uu socdo qorshe lagu doonayo in dhagxaanta looga qaado qaar kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Wasiirka Amniga in dhagxaanta lagu xiray wadooyinka magaalada Muqdisho ay qeyb weyn ka qaateen sugida amaanka Muqdisho gaar ahaan ay ka hortageen qaraxyo Al Shabaab damacsanaayeen in Muqdisho ka geestaan.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in dhagxaanta wadooyinka Muqdisho ku xiran ay dhibaato badan ku qabaan shacabka magaalada degan, waxa uuna balan qaaday in dhagxaanta laga qaadi doono wadooyinka xiran.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Soomaaliya ayaa cadeeyay in dhagxaanta waa weyn ee ku xiran laamiga Wadnaha laga qaadi doono, waxa uuna sheegay in dhagxaantaasi la geyn doono laamiga Warshadaha.<\/p>\n<p>Mr Ducaale ayaa sheegay in qaraxyo badan oo Al Shabaab doonayeen in ay ku weeraraan magaalada Muqdisho ku adkaatay sidii ay usoo gudbin lahaayeen, waxa uuna xusay in dhagxaanta door weyn ka qaateen amaanka Caasimada.<\/p>\n<p>Ducaale ayaa wareysigaan ku sheegay in dowladda dhexe ay baaris ku heyso, sidii uu u baxsaday wasiirka amniga Jubbaland oo 28-kii bishii hore ka baxsay halkii uu ku xirnaa.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaamay inay eegi doonaan waxyaabihii fudeeyey inuu Janan gaaro magaalada Kismaayo, kana fakado ganta dowladda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu meesha ka saaray suurta galnimada in xubno ku jira dowladda ay gacan siiyeen eedeysanaha, wuxuuna markale Kenya ka dalbaday inay soo gacan geliso.<\/p>\n<p>Shacaka magaalada Muqdisho ayaa dhibaatooyin badan ku qaba dhagxaanta lagu xiray wadooyinka magaalada Muqdisho, waxaa sidoo kale shacabka dhibaato ku qabaan isgoosyada Muqdisho oo ciidamada diidaan in gaadiid kala gudbaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/S-VPDew-6Fg\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in uu socdo qorshe lagu doonayo in dhagxaanta looga qaado qaar kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Wasiirka Amniga in dhagxaanta lagu xiray wadooyinka magaalada Muqdisho ay qeyb weyn ka qaateen sugida amaanka Muqdisho gaar ahaan ay ka hortageen qaraxyo Al Shabaab damacsanaayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142177,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142176","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo Dhagxaanta laga bedelayo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo Dhagxaanta laga bedelayo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in uu socdo qorshe lagu doonayo in dhagxaanta looga qaado qaar kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Wasiirka Amniga in dhagxaanta lagu xiray wadooyinka magaalada Muqdisho ay qeyb weyn ka qaateen sugida amaanka Muqdisho gaar ahaan ay ka hortageen qaraxyo Al Shabaab damacsanaayeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-15T08:11:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-27.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"783\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"546\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/\",\"name\":\"Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo Dhagxaanta laga bedelayo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-27.png\",\"datePublished\":\"2020-02-15T08:11:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-27.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-27.png\",\"width\":783,\"height\":546},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo Dhagxaanta laga bedelayo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo Dhagxaanta laga bedelayo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo Dhagxaanta laga bedelayo - Wardoon","og_description":"Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa sheegay in uu socdo qorshe lagu doonayo in dhagxaanta looga qaado qaar kamid ah wadooyinka magaalada Muqdisho. Waxa uu sheegay Wasiirka Amniga in dhagxaanta lagu xiray wadooyinka magaalada Muqdisho ay qeyb weyn ka qaateen sugida amaanka Muqdisho gaar ahaan ay ka hortageen qaraxyo Al Shabaab damacsanaayeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-15T08:11:10+00:00","og_image":[{"width":783,"height":546,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-27.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/","name":"Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo Dhagxaanta laga bedelayo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-27.png","datePublished":"2020-02-15T08:11:10+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-27.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-27.png","width":783,"height":546},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qaar-kamid-ah-wadooyinka-muqdisho-oo-dhagxaanta-laga-bedelayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qaar kamid ah Wadooyinka Muqdisho oo Dhagxaanta laga bedelayo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142176"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142176"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142176\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142179,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142176\/revisions\/142179"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142177"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142176"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142176"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142176"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}