{"id":142201,"date":"2020-02-15T15:29:06","date_gmt":"2020-02-15T12:29:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142201"},"modified":"2020-02-15T15:34:11","modified_gmt":"2020-02-15T12:34:11","slug":"abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/","title":{"rendered":"Abaabul Banaan bax oo kasocda Dhuusomareeb"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo abaabulka banaan baxyo ka dhan ah Madaxweynaha cusub ee Maamulka Galmudug Axmed Qoor Qoor.<\/p>\n<p>Banaan baxa ayaa lagu soo waramayaa in abaabulayaan kooxda Ahlu Sunna uu Hogaamiyo Macalin Maxamuud, waxa ayna kooxdan oo hada awoodii ay lahaayeen ay yaraatay wadaan abaabulka banaan baxyo looga soo horjeedo hogaanka cusub ee Galmudug.<\/p>\n<p>Ciidamada amaanka ee ku sugan magaalada Dhuusomareeb ayaa shalay oo jimco aheyd fashiliyay banaan baxyo la qorsheenayay in magaaladaasi laga dhigo, waxa ayna ciidamada xireen wadooyinka iyagoona hakad galiyay dhaq dhaqaaqa dadka.<\/p>\n<p>Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusomareeb ayaa sheegaya in kooxda Ahlu sunna wali wado abaabulka banaan baxyo looga soo horjeedo maamulka cusub ee Galmudug iyo dowlada federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Magaalada Dhuusomareeb waxaa hada gacanta ku haya amaankeeda ciidamo amar qaata dowada federaalka Soomaaliya, kooxda Ahlu Sunna ayaana magaalada Dhuusomareeb kaga sugan xerada Inji ay degan yihiin Hogaanka kooxdaasi.<\/p>\n<p>Shacabka kunool magaalada Dhuusomareeb ayaa intooda badan aad u taageersan mamaulka cusub ee Galmudug iyo dowlada federaalka, waxaa sidoo kale magaalada jooga dad iyana taageeran kooxda Ahlu Sunna uu hogaamiyo Macalin Maxamuud.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo abaabulka banaan baxyo ka dhan ah Madaxweynaha cusub ee Maamulka Galmudug Axmed Qoor Qoor. Banaan baxa ayaa lagu soo waramayaa in abaabulayaan kooxda Ahlu Sunna uu Hogaamiyo Macalin Maxamuud, waxa ayna kooxdan oo hada awoodii ay lahaayeen ay yaraatay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142202,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142201","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Abaabul Banaan bax oo kasocda Dhuusomareeb - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abaabul Banaan bax oo kasocda Dhuusomareeb - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo abaabulka banaan baxyo ka dhan ah Madaxweynaha cusub ee Maamulka Galmudug Axmed Qoor Qoor. Banaan baxa ayaa lagu soo waramayaa in abaabulayaan kooxda Ahlu Sunna uu Hogaamiyo Macalin Maxamuud, waxa ayna kooxdan oo hada awoodii ay lahaayeen ay yaraatay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-15T12:29:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-15T12:34:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/22140761_1331921876916899_3086563999159502177_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"479\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/\",\"name\":\"Abaabul Banaan bax oo kasocda Dhuusomareeb - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/22140761_1331921876916899_3086563999159502177_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-15T12:29:06+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-15T12:34:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/22140761_1331921876916899_3086563999159502177_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/22140761_1331921876916899_3086563999159502177_n.jpg\",\"width\":720,\"height\":479},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abaabul Banaan bax oo kasocda Dhuusomareeb\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abaabul Banaan bax oo kasocda Dhuusomareeb - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Abaabul Banaan bax oo kasocda Dhuusomareeb - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Dhuusomareeb ee caasimada maamulka Galmudug ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo abaabulka banaan baxyo ka dhan ah Madaxweynaha cusub ee Maamulka Galmudug Axmed Qoor Qoor. Banaan baxa ayaa lagu soo waramayaa in abaabulayaan kooxda Ahlu Sunna uu Hogaamiyo Macalin Maxamuud, waxa ayna kooxdan oo hada awoodii ay lahaayeen ay yaraatay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-15T12:29:06+00:00","article_modified_time":"2020-02-15T12:34:11+00:00","og_image":[{"width":720,"height":479,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/22140761_1331921876916899_3086563999159502177_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/","name":"Abaabul Banaan bax oo kasocda Dhuusomareeb - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/22140761_1331921876916899_3086563999159502177_n.jpg","datePublished":"2020-02-15T12:29:06+00:00","dateModified":"2020-02-15T12:34:11+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/22140761_1331921876916899_3086563999159502177_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/22140761_1331921876916899_3086563999159502177_n.jpg","width":720,"height":479},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/abaabulka-banaan-bax-oo-kasocda-dhuusomareeb\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abaabul Banaan bax oo kasocda Dhuusomareeb"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142201"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142201"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142201\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142204,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142201\/revisions\/142204"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142202"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142201"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142201"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142201"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}