{"id":142234,"date":"2020-02-16T11:24:20","date_gmt":"2020-02-16T08:24:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142234"},"modified":"2020-02-16T11:24:20","modified_gmt":"2020-02-16T08:24:20","slug":"dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:-Puntland oo tallaabo Millateri ugu hanjabtey Dowladda Federaalka"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur Yare ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay doonayso in ay ciidamo badan ku soo daabusho gobolka Mudug, si ay ula wareegto.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sheegay ,in uu ka sii war-helay qorshe abaabulan oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku raadinayso, in ay bisha saddexaad ee soo socota ciidamo ku soo daabusho gobolka Mudug, gaar haanna magaalada Gaalkacyo, si ay ula wareegaan guud ahaan gobolkaasi.<\/p>\n<p>Isagoo hadalkiisa sii wata, ayuu tilmaamay in qorshahaas ay Villa Somalia u bixisay xoraynta gobolka Mudug, islamarkanaa lagu doonayo in Puntland looga xoreeyo gobolka, balse uu fashil ku dambeyn doono.<\/p>\n<p>Mudane Axmed Muuse Nuur, oo wax laga weydiiyay go\u2019aanka Puntland ka qaadan doonto arrintaas, ayaa xusay in ay tallaabo militari kaga jawaabi dooonaan, haddii ciidamada Federaalku ay cag soo dhigaan taaka kamid ah dhulka Puntland.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha sidoo kale tilmaamay, in qorshaha Villa Somalia uu yahay mid ballaaran oo la doonayo in lagu qabsado dhulka Nabadda ah ee dowlad goboleedyada, isagoo tusaale u soo qaatay ciidamo la geeyay gobolka Gedo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur Yare ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay doonayso in ay ciidamo badan ku soo daabusho gobolka Mudug, si ay ula wareegto. Guddoomiyaha ayaa sheegay ,in uu ka sii war-helay qorshe abaabulan oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku raadinayso, in ay bisha saddexaad ee soo socota ciidamo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142237,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142234","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:-Puntland oo tallaabo Millateri ugu hanjabtey Dowladda Federaalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:-Puntland oo tallaabo Millateri ugu hanjabtey Dowladda Federaalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur Yare ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay doonayso in ay ciidamo badan ku soo daabusho gobolka Mudug, si ay ula wareegto. Guddoomiyaha ayaa sheegay ,in uu ka sii war-helay qorshe abaabulan oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku raadinayso, in ay bisha saddexaad ee soo socota ciidamo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-16T08:24:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Axmed-Muuse-Nuur.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"722\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"583\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:-Puntland oo tallaabo Millateri ugu hanjabtey Dowladda Federaalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Axmed-Muuse-Nuur.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-16T08:24:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Axmed-Muuse-Nuur.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Axmed-Muuse-Nuur.jpg\",\"width\":722,\"height\":583},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:-Puntland oo tallaabo Millateri ugu hanjabtey Dowladda Federaalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:-Puntland oo tallaabo Millateri ugu hanjabtey Dowladda Federaalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:-Puntland oo tallaabo Millateri ugu hanjabtey Dowladda Federaalka - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Axmed Muuse Nuur Yare ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay doonayso in ay ciidamo badan ku soo daabusho gobolka Mudug, si ay ula wareegto. Guddoomiyaha ayaa sheegay ,in uu ka sii war-helay qorshe abaabulan oo dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku raadinayso, in ay bisha saddexaad ee soo socota ciidamo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-16T08:24:20+00:00","og_image":[{"width":722,"height":583,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Axmed-Muuse-Nuur.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/","name":"DHAGAYSO:-Puntland oo tallaabo Millateri ugu hanjabtey Dowladda Federaalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Axmed-Muuse-Nuur.jpg","datePublished":"2020-02-16T08:24:20+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Axmed-Muuse-Nuur.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Axmed-Muuse-Nuur.jpg","width":722,"height":583},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-puntland-oo-tallaabo-millateri-ugu-hanjabtey-dowladda-federaalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:-Puntland oo tallaabo Millateri ugu hanjabtey Dowladda Federaalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142234"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142234"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142234\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142238,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142234\/revisions\/142238"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142237"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142234"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142234"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142234"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}