{"id":142239,"date":"2020-02-16T11:27:55","date_gmt":"2020-02-16T08:27:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142239"},"modified":"2020-02-25T10:34:47","modified_gmt":"2020-02-25T07:34:47","slug":"masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/","title":{"rendered":"Mas\u2019uul ka tirsan Gobolka Banaadir oo Shabaabnimo loo xukumay"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku ridey Agaasime ka tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir,hayeeshee lagu helay in uu horay ula Shaqeyn jiray Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Mas\u2019uulkaan ayaa waxaa lagu Magacaabaa Nuur Cali Axmad (Mahad Alle),waxaana uu ahaa kusimaha Agaasimaha Shaqadda Gobalka Banaadir,waxaana Maxkamadda ay sheegtay in uusan soo marin Habka Is Diiwaan Galinta Dadka ka haray Fikirka Al-Shabaab,iyada oo lagu xukumay Saddex Sano oo Xabsi ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale Waxay Maxkamaddu sii daysay C\/laahi C\/raxmaan Maxamed oo ay Walaalo ahaayeen Basiiro oo la aaminsan yahay inay ahayd qofkii isku miidaamimay Xarunta Gobalka Banaadir, iyadoona la amray in Hay\u2019adaha Ammaanku ay isha ku hayaan Dhaqdhaaqa C\/laahi.<\/p>\n<p>Laamaha Ammaanka Soomaaliya ayaa horay u sheegay in tiro dad ah loo xirey qarixii ka dhex dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir ee lagu diley dad uu kamid ahaa Guddoomiyihii Gobolka Banaadir Eng Cabdiraxmaan Yariisow baaritaana ay ku socdaan walow aan weli la soo bandhigin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku ridey Agaasime ka tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir,hayeeshee lagu helay in uu horay ula Shaqeyn jiray Al-Shabaab. Mas\u2019uulkaan ayaa waxaa lagu Magacaabaa Nuur Cali Axmad (Mahad Alle),waxaana uu ahaa kusimaha Agaasimaha Shaqadda Gobalka Banaadir,waxaana Maxkamadda ay sheegtay in uusan soo marin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142240,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142239","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Mas\u2019uul ka tirsan Gobolka Banaadir oo Shabaabnimo loo xukumay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Mas\u2019uul ka tirsan Gobolka Banaadir oo Shabaabnimo loo xukumay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku ridey Agaasime ka tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir,hayeeshee lagu helay in uu horay ula Shaqeyn jiray Al-Shabaab. Mas\u2019uulkaan ayaa waxaa lagu Magacaabaa Nuur Cali Axmad (Mahad Alle),waxaana uu ahaa kusimaha Agaasimaha Shaqadda Gobalka Banaadir,waxaana Maxkamadda ay sheegtay in uusan soo marin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-16T08:27:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-25T07:34:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/maxkamada-militerga-1-823x450-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"823\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"450\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/\",\"name\":\"Mas\u2019uul ka tirsan Gobolka Banaadir oo Shabaabnimo loo xukumay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/maxkamada-militerga-1-823x450-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-16T08:27:55+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-25T07:34:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/maxkamada-militerga-1-823x450-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/maxkamada-militerga-1-823x450-1.jpg\",\"width\":823,\"height\":450},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Mas\u2019uul ka tirsan Gobolka Banaadir oo Shabaabnimo loo xukumay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Mas\u2019uul ka tirsan Gobolka Banaadir oo Shabaabnimo loo xukumay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Mas\u2019uul ka tirsan Gobolka Banaadir oo Shabaabnimo loo xukumay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku ridey Agaasime ka tirsanaa Maamulka Gobolka Banaadir,hayeeshee lagu helay in uu horay ula Shaqeyn jiray Al-Shabaab. Mas\u2019uulkaan ayaa waxaa lagu Magacaabaa Nuur Cali Axmad (Mahad Alle),waxaana uu ahaa kusimaha Agaasimaha Shaqadda Gobalka Banaadir,waxaana Maxkamadda ay sheegtay in uusan soo marin [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-16T08:27:55+00:00","article_modified_time":"2020-02-25T07:34:47+00:00","og_image":[{"width":823,"height":450,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/maxkamada-militerga-1-823x450-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/","name":"Mas\u2019uul ka tirsan Gobolka Banaadir oo Shabaabnimo loo xukumay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/maxkamada-militerga-1-823x450-1.jpg","datePublished":"2020-02-16T08:27:55+00:00","dateModified":"2020-02-25T07:34:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/maxkamada-militerga-1-823x450-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/maxkamada-militerga-1-823x450-1.jpg","width":823,"height":450},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/masuul-ka-tirsan-gobolka-banaadir-oo-shabaabnimo-loo-xukumay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Mas\u2019uul ka tirsan Gobolka Banaadir oo Shabaabnimo loo xukumay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142239"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142239"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142239\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142241,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142239\/revisions\/142241"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142240"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142239"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142239"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142239"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}