{"id":142245,"date":"2020-02-16T12:13:47","date_gmt":"2020-02-16T09:13:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142245"},"modified":"2020-02-16T12:13:47","modified_gmt":"2020-02-16T09:13:47","slug":"saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/","title":{"rendered":"Saleebaan Gaal oo kahadlay booqashada Framaajo ee Hargaysa"},"content":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Guurtida Soomaaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay wararka soo baxayay oo sheegayay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu tagayo Magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in arrinkaasi uu Soomaalland cadaadis iyo codsiyo dhowr ah uu so jeediyey Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed,isla markaana oo ka codsaday inay labada yimaadaan Magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Xukuumadda Soomaaliland diidey in Madaxweyne Farmaajo yimaado Hargeysa,hayeeshee tira laba jeer ah uu codsigaas u soo gudbiyey Ra\u2019iisul Wasaare abiy Axmed.<\/p>\n<p>\u201cTira laba jeer ah ayuu Ra\u2019iisul Wasaare Abiy Axmed naga codsadey in Farmaajo yimaado Hargeysa anagana waan ku celinay,marnaba Soomaaliland ma ogolaaneyso in Madaxweyne Farmaajo yimaado Hargeyso ayuu yiri\u201dGuddoomiyaha Golaha Guurtida Soomaaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha Golaha Guurtida Soomaaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay wararka soo baxayay oo sheegayay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu tagayo Magaalada Hargeysa. Waxaa uu sheegay in arrinkaasi uu Soomaalland cadaadis iyo codsiyo dhowr ah uu so jeediyey Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed,isla markaana oo ka codsaday inay labada yimaadaan Magaalada Hargeysa. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142246,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142245","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Saleebaan Gaal oo kahadlay booqashada Framaajo ee Hargaysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saleebaan Gaal oo kahadlay booqashada Framaajo ee Hargaysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha Golaha Guurtida Soomaaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay wararka soo baxayay oo sheegayay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu tagayo Magaalada Hargeysa. Waxaa uu sheegay in arrinkaasi uu Soomaalland cadaadis iyo codsiyo dhowr ah uu so jeediyey Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed,isla markaana oo ka codsaday inay labada yimaadaan Magaalada Hargeysa. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-16T09:13:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/saleebaan-gaal.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"584\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"485\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/\",\"name\":\"Saleebaan Gaal oo kahadlay booqashada Framaajo ee Hargaysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/saleebaan-gaal.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-16T09:13:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/saleebaan-gaal.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/saleebaan-gaal.jpg\",\"width\":584,\"height\":485},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saleebaan Gaal oo kahadlay booqashada Framaajo ee Hargaysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saleebaan Gaal oo kahadlay booqashada Framaajo ee Hargaysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Saleebaan Gaal oo kahadlay booqashada Framaajo ee Hargaysa - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha Golaha Guurtida Soomaaliland Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay wararka soo baxayay oo sheegayay in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu tagayo Magaalada Hargeysa. Waxaa uu sheegay in arrinkaasi uu Soomaalland cadaadis iyo codsiyo dhowr ah uu so jeediyey Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed,isla markaana oo ka codsaday inay labada yimaadaan Magaalada Hargeysa. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-16T09:13:47+00:00","og_image":[{"width":584,"height":485,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/saleebaan-gaal.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/","name":"Saleebaan Gaal oo kahadlay booqashada Framaajo ee Hargaysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/saleebaan-gaal.jpg","datePublished":"2020-02-16T09:13:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/saleebaan-gaal.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/saleebaan-gaal.jpg","width":584,"height":485},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/saleebaan-gaal-oo-kahadlay-booqashada-framaajo-ee-hargaysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saleebaan Gaal oo kahadlay booqashada Framaajo ee Hargaysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142245"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142245"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142245\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142247,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142245\/revisions\/142247"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142246"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}