{"id":142259,"date":"2020-02-16T20:33:07","date_gmt":"2020-02-16T17:33:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142259"},"modified":"2020-02-16T20:33:07","modified_gmt":"2020-02-16T17:33:07","slug":"weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/","title":{"rendered":"Weriye ka tirsanaa telesfishinka Universal oo goor dhow ladilay"},"content":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee weriye Wariye Cabdi Weli Cali Online ayaa goor dhow lagu dilay degmada Afgooye ee gobolka Sh\/Hoose, sida ay xaqiijiyeen xarumaha warbaahineed ee uu la shaqeynayey.<\/p>\n<p>\u201cKooxo hubeysan ayaa goordhaw ku dilay dagmada Afgooye wariye Cabdi Weli Cali online oo ahaa wariyahii TV-ga Universal ee gobolka Shabeellaha Hoose\u201d ayaa lagu yiri war lagu daabacay bogga TV-ga uu ka howl-galayay ee Universal ee facebook.<\/p>\n<p>Weriye Cabdiweli Cali Online ayaa sidoo kale aahaa wakiil wareedkii Radio Kulmiye ee Afgooye.<\/p>\n<p>Kooxda weerarkaas geysatay oo tiradooda lagu sheegay laba wiil oo dhalinyaro ah ayaa waxa ay weriyaha ka toogteen qeybaha sare ee jirkiisa, gaar ahaan madaxda.<\/p>\n<p>Ehelladiisa oo aan la xiriirnay waxa ay noo sheegeen in dhaawac daran kuu ka soo gaaray weerarkaas, isla markaana dhaawaciisa loola cararay cisbitaallada Muqdisho, balse uu geeriyooday intii lasii waday.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa qoraal kooban oo uu soo dhigay bartiisa Facebook waxa uu ku yiri, \u201cNaxariista Janno allaha ka waraabiyo Wariye Abdulwali Cali Onleyn oo galabta kooxo hubeysan ku dileen Afgooye\u201d.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sidoo kale amar ku bixiyey in laamaha amaanka degmada Afgooye looga fadhiyo dilka in baaritaan rasimi ah ay ku sameeyaan cidda ka ambeysay dilka weriyaha.<\/p>\n<p>\u201cHey\u2019adaha amaanka ee Degamada Afgooye waxaan farayaa inay baaritaan rasmi ah ay ku sameeyaan kooxa dilka geystay gacantana lagu soo dhigo Saaxibkeen waxa uu si dhaw ula shaqeynayay Maamulka Gobolka\u201d ayuu yiri Guddoomiyaha gobolka Shabeellada Hoose.<\/p>\n<p>Lama yaqaan cidda geysatay dilka Weriyaha, mana jirto cid weli sheegatay mas\u2019uuliyadiisa dilka loo geystay Weriye Cabdiweli Cali Online.<\/p>\n<p>Dilkan ayaa imanaya maalmo kadib markii Hay\u2019adda Xuquuqda Aadanaha ee Amnesty International ay warbixin ay soo saartay 13-kii bishan ku sheegtay in suxufiyiinta Soomaaliya \u201cla haysto,\u201d wajahayaan qaraxyo, garaac, weeraro iyo xarig.<\/p>\n<p>Amnesty ayaa sheegtay in suxufiyiinta Soomaaliya ay halis ka wajahayaan dhinac kasta, sida weerarada kooxda Al-Shabaab iyo dowladda caalamku uu taageero ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Sida warbixinta ay tiri, ugu yaraan sided suxufi ayaa lagu dilay Soomaaliya tan iyo sanaddii 2017, ayada oo ugu yaraan sideeda kale ay dalka uga carareen cabsi ay u qabaan noloshooda, waxaana kusoo biiraya hadda allaha u naxariistee weriye Cabdi Weli.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistee weriye Wariye Cabdi Weli Cali Online ayaa goor dhow lagu dilay degmada Afgooye ee gobolka Sh\/Hoose, sida ay xaqiijiyeen xarumaha warbaahineed ee uu la shaqeynayey. \u201cKooxo hubeysan ayaa goordhaw ku dilay dagmada Afgooye wariye Cabdi Weli Cali online oo ahaa wariyahii TV-ga Universal ee gobolka Shabeellaha Hoose\u201d ayaa lagu yiri war lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142260,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142259","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Weriye ka tirsanaa telesfishinka Universal oo goor dhow ladilay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Weriye ka tirsanaa telesfishinka Universal oo goor dhow ladilay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Allaha u naxariistee weriye Wariye Cabdi Weli Cali Online ayaa goor dhow lagu dilay degmada Afgooye ee gobolka Sh\/Hoose, sida ay xaqiijiyeen xarumaha warbaahineed ee uu la shaqeynayey. \u201cKooxo hubeysan ayaa goordhaw ku dilay dagmada Afgooye wariye Cabdi Weli Cali online oo ahaa wariyahii TV-ga Universal ee gobolka Shabeellaha Hoose\u201d ayaa lagu yiri war lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-16T17:33:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86496973_485829475434747_8512034828827230208_n-696x392-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"324\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"235\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/\",\"name\":\"Weriye ka tirsanaa telesfishinka Universal oo goor dhow ladilay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86496973_485829475434747_8512034828827230208_n-696x392-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-16T17:33:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86496973_485829475434747_8512034828827230208_n-696x392-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86496973_485829475434747_8512034828827230208_n-696x392-1.jpg\",\"width\":324,\"height\":235},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Weriye ka tirsanaa telesfishinka Universal oo goor dhow ladilay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Weriye ka tirsanaa telesfishinka Universal oo goor dhow ladilay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Weriye ka tirsanaa telesfishinka Universal oo goor dhow ladilay - Wardoon","og_description":"Allaha u naxariistee weriye Wariye Cabdi Weli Cali Online ayaa goor dhow lagu dilay degmada Afgooye ee gobolka Sh\/Hoose, sida ay xaqiijiyeen xarumaha warbaahineed ee uu la shaqeynayey. \u201cKooxo hubeysan ayaa goordhaw ku dilay dagmada Afgooye wariye Cabdi Weli Cali online oo ahaa wariyahii TV-ga Universal ee gobolka Shabeellaha Hoose\u201d ayaa lagu yiri war lagu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-16T17:33:07+00:00","og_image":[{"width":324,"height":235,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86496973_485829475434747_8512034828827230208_n-696x392-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/","name":"Weriye ka tirsanaa telesfishinka Universal oo goor dhow ladilay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86496973_485829475434747_8512034828827230208_n-696x392-1.jpg","datePublished":"2020-02-16T17:33:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86496973_485829475434747_8512034828827230208_n-696x392-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86496973_485829475434747_8512034828827230208_n-696x392-1.jpg","width":324,"height":235},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/weriye-ka-tirsanaa-telesfishinka-universal-oo-goor-dhow-ladilay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Weriye ka tirsanaa telesfishinka Universal oo goor dhow ladilay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142259"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142259"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142259\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142261,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142259\/revisions\/142261"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142260"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142259"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142259"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142259"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}