{"id":142318,"date":"2020-02-17T18:10:46","date_gmt":"2020-02-17T15:10:46","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142318"},"modified":"2020-02-17T18:46:12","modified_gmt":"2020-02-17T15:46:12","slug":"daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Askarigii Gabadha suuqa kugaraacay oo shaqada laga eryay"},"content":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland ayaa shaqada ka Eryay saddex alifle Mahad Cabdi Cismaan, kadib markii maanta qof Dumar uu ugu gacan qaaday barahama Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland.<\/p>\n<p>Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Aadam Saqadi ayaa waxaa lagu shaaciyay in shaqada laga ruqseeyay Mahad Cabdi oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska uuna sameeyay tallaabo xad-gudub ah.<\/p>\n<p>Sidoo kale Taliyaha ayaa waxaa uu tilmaamay in Ciidanka Booliska ay yihiin saaxiibka dadweynaha, isla markaana Taliska sare uusan aqbalaynin ficilada noocan oo kale.<\/p>\n<p>Baraha Bulshada ayaa waxaa lagu faafiyay muuqaal kooban oo laga soo duubay saddex alifle Mahad Cabdi Cismaan oo bartamaha Magaalada Hargeysa ku dharbaaxayo Gabar dhalinyaro ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/GP8z1X7UGHQ\" width=\"860\" height=\"635\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-142325\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86285130_2722264208059821_5432937242060390400_o.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86285130_2722264208059821_5432937242060390400_o.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86285130_2722264208059821_5432937242060390400_o-300x300.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86285130_2722264208059821_5432937242060390400_o-150x150.jpg 150w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86285130_2722264208059821_5432937242060390400_o-768x768.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86285130_2722264208059821_5432937242060390400_o-696x696.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86285130_2722264208059821_5432937242060390400_o-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland ayaa shaqada ka Eryay saddex alifle Mahad Cabdi Cismaan, kadib markii maanta qof Dumar uu ugu gacan qaaday barahama Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Aadam Saqadi ayaa waxaa lagu shaaciyay in shaqada laga ruqseeyay Mahad Cabdi oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska uuna sameeyay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142319,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142318","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Askarigii Gabadha suuqa kugaraacay oo shaqada laga eryay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Askarigii Gabadha suuqa kugaraacay oo shaqada laga eryay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland ayaa shaqada ka Eryay saddex alifle Mahad Cabdi Cismaan, kadib markii maanta qof Dumar uu ugu gacan qaaday barahama Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Aadam Saqadi ayaa waxaa lagu shaaciyay in shaqada laga ruqseeyay Mahad Cabdi oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska uuna sameeyay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-17T15:10:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-17T15:46:12+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/\",\"name\":\"DAAWO:- Askarigii Gabadha suuqa kugaraacay oo shaqada laga eryay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-17T15:10:46+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-17T15:46:12+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg\",\"width\":1000,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Askarigii Gabadha suuqa kugaraacay oo shaqada laga eryay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Askarigii Gabadha suuqa kugaraacay oo shaqada laga eryay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Askarigii Gabadha suuqa kugaraacay oo shaqada laga eryay - Wardoon","og_description":"Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland ayaa shaqada ka Eryay saddex alifle Mahad Cabdi Cismaan, kadib markii maanta qof Dumar uu ugu gacan qaaday barahama Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland. Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ciidanka Booliska Somaliland Maxamed Aadam Saqadi ayaa waxaa lagu shaaciyay in shaqada laga ruqseeyay Mahad Cabdi oo ka tirsanaa Ciidanka Booliska uuna sameeyay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-17T15:10:46+00:00","article_modified_time":"2020-02-17T15:46:12+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":780,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/","name":"DAAWO:- Askarigii Gabadha suuqa kugaraacay oo shaqada laga eryay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg","datePublished":"2020-02-17T15:10:46+00:00","dateModified":"2020-02-17T15:46:12+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-1.jpg","width":1000,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-askarigii-gabadha-suuqa-kugaraacay-oo-shaqada-laga-eryay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Askarigii Gabadha suuqa kugaraacay oo shaqada laga eryay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142318"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142318"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142318\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142326,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142318\/revisions\/142326"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142319"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142318"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142318"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142318"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}