{"id":142321,"date":"2020-02-17T18:18:34","date_gmt":"2020-02-17T15:18:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142321"},"modified":"2020-02-17T18:18:34","modified_gmt":"2020-02-17T15:18:34","slug":"daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Wasiir Maareeye &#8220;ma ogi safar uu Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Hargaysa&#8221;"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay warar maalmahaan la isla dhex marayay oo ku aadanaa in Madaxweyne Farmaajo uu tagayo Magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Wasiir Maareeye waxaa uu sheegay in isagu aysan gaarin in Madaxweynaha uu tagayo Magaalada Hargeysa,hayeeshee hadii ay dhacdo in uu tago aysan laheyn wax dhibaato ah.<\/p>\n<p>Waxaa uu ugu baaqay Shacabka iyo Madaxda Soomaaliland inay joojiyaan buuqa,isla markaana ay qaadaan tallaabo ay kula jaan qaadi karaan isbedelka Siyaasadeed midka dhaqaale iyo mid amni ee Aduunka.<\/p>\n<p>Waxaa uu ka codsadey inay soo dhaweeyaan Madaxweyne Farmaajo xataa hadii ay isku aqoonsan yihiin inay yihiin kuwa ka go\u2019ay Soomaaliya inteeda kale.<\/p>\n<p>Madaxda Soomaaliland ayaa dhankooda waxaa ay horay u shaaciyeen inaysan suurtagal ahyn xilligana in Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu tago Magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/YICNW_zXTzQ\" width=\"860\" height=\"635\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay warar maalmahaan la isla dhex marayay oo ku aadanaa in Madaxweyne Farmaajo uu tagayo Magaalada Hargeysa. Wasiir Maareeye waxaa uu sheegay in isagu aysan gaarin in Madaxweynaha uu tagayo Magaalada Hargeysa,hayeeshee hadii ay dhacdo in uu tago aysan laheyn wax dhibaato ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142322,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Wasiir Maareeye &quot;ma ogi safar uu Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Hargaysa&quot; - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Wasiir Maareeye &quot;ma ogi safar uu Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Hargaysa&quot; - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay warar maalmahaan la isla dhex marayay oo ku aadanaa in Madaxweyne Farmaajo uu tagayo Magaalada Hargeysa. Wasiir Maareeye waxaa uu sheegay in isagu aysan gaarin in Madaxweynaha uu tagayo Magaalada Hargeysa,hayeeshee hadii ay dhacdo in uu tago aysan laheyn wax dhibaato ah. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-17T15:18:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-31.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"692\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"510\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/\",\"name\":\"DAAWO:- Wasiir Maareeye \\\"ma ogi safar uu Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Hargaysa\\\" - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-31.png\",\"datePublished\":\"2020-02-17T15:18:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-31.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-31.png\",\"width\":692,\"height\":510},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Wasiir Maareeye &#8220;ma ogi safar uu Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Hargaysa&#8221;\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Wasiir Maareeye \"ma ogi safar uu Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Hargaysa\" - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Wasiir Maareeye \"ma ogi safar uu Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Hargaysa\" - Wardoon","og_description":"Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka hadlay warar maalmahaan la isla dhex marayay oo ku aadanaa in Madaxweyne Farmaajo uu tagayo Magaalada Hargeysa. Wasiir Maareeye waxaa uu sheegay in isagu aysan gaarin in Madaxweynaha uu tagayo Magaalada Hargeysa,hayeeshee hadii ay dhacdo in uu tago aysan laheyn wax dhibaato ah. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-17T15:18:34+00:00","og_image":[{"width":692,"height":510,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-31.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/","name":"DAAWO:- Wasiir Maareeye \"ma ogi safar uu Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Hargaysa\" - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-31.png","datePublished":"2020-02-17T15:18:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-31.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-31.png","width":692,"height":510},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-wasiir-maareeye-ma-ogi-safar-uu-madaxweyne-farmaajo-ku-tagayo-hargaysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Wasiir Maareeye &#8220;ma ogi safar uu Madaxweyne Farmaajo ku tagayo Hargaysa&#8221;"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142321"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142321"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142323,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142321\/revisions\/142323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}