{"id":142380,"date":"2020-02-19T12:47:39","date_gmt":"2020-02-19T09:47:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142380"},"modified":"2020-02-19T12:47:39","modified_gmt":"2020-02-19T09:47:39","slug":"taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"Taliyeyaashii ciidanka Badda ee Puntland oo xilka laga qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo wareegto soo saaray ayaa xilalkii ka qaaday agaasimihii, taliyihii iyo taliye ku xigeenadii ciidanka Badda maamulkaasi ee PMPF.<\/p>\n<p>Digreetadaan ayaa waxaa sidoo kale lagu magacaabay agaasime iyo afar taliye.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka aqriso:<\/strong><\/p>\n<p>Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.16 February 17, 2020, kuna saabsan Xil-kaqaadis iyo magacaabid Agaasimaha Guud, Agaasime ku-xigeenka iyo Saraakiisha Sare ee Ciidanka Badda Puntland (PMPF).<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Puntland<\/p>\n<p>Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.<\/p>\n<p>Markuu arkay: Baahida loo qabo horumarinta iyo dibu habaynta Ciidanka Badda ee Dowladda Puntland (PMPF).<\/p>\n<p>Wuxuu xeeriyey:<\/p>\n<p>1. Waxaa xil ka qaadis lagu sameeyey Taliyaha iyo Taliye ku-xigeenada Ciidanka PMPF, waxaana loo bedelay Taliska Guud ee Ciidanka Daraawiishta Dowladda Puntland.<\/p>\n<p>1.1. Admiral Cabdirsaaq Diiriye Faarax<br \/>\n1.2. Admiral Maxamuud Siciid Ciise<br \/>\n1.3. Admiral Cabdullaahi Axmed Yuusuf<\/p>\n<p>2. Waxaa Cabdirabi Cabdisamed Maxamed loo magacaabay Agaasimaha Ciidanka PMPF<\/p>\n<p>3. Waxaa Axmed Yuusuf Axmed loo magacaabay Agaasime Ku-xigeenka Ciidanka PMPF<\/p>\n<p>4. Waxaa G\/sare Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac loo magacaabay Taliyaha howl galinta Ciidanka PMPF<\/p>\n<p>5. Waxaa G\/dhexe Xabiib Faarax Xassan loo magacaabay Taliyaha Ciidanka lugta PMPF.<\/p>\n<p>6. Waxaa G\/dhexe Baarri Salaad Axmed loo magacaabay Taliyaha Ciidanka kumaandoosta PMPF<\/p>\n<p>7. Waxaa G\/dhexe Maxamed Cabdi Diiriye loo magacaabay Taliyaha Ciidanka Qaybta Badda (ABS) ee Ciidanka PMPF<\/p>\n<p>Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo wareegto soo saaray ayaa xilalkii ka qaaday agaasimihii, taliyihii iyo taliye ku xigeenadii ciidanka Badda maamulkaasi ee PMPF. Digreetadaan ayaa waxaa sidoo kale lagu magacaabay agaasime iyo afar taliye. Halkaan hoose ka aqriso: Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.16 February [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142381,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142380","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyeyaashii ciidanka Badda ee Puntland oo xilka laga qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyeyaashii ciidanka Badda ee Puntland oo xilka laga qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo wareegto soo saaray ayaa xilalkii ka qaaday agaasimihii, taliyihii iyo taliye ku xigeenadii ciidanka Badda maamulkaasi ee PMPF. Digreetadaan ayaa waxaa sidoo kale lagu magacaabay agaasime iyo afar taliye. Halkaan hoose ka aqriso: Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.16 February [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-19T09:47:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Deni-696x477-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"477\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"name\":\"Taliyeyaashii ciidanka Badda ee Puntland oo xilka laga qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Deni-696x477-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-19T09:47:39+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Deni-696x477-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Deni-696x477-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":477},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyeyaashii ciidanka Badda ee Puntland oo xilka laga qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyeyaashii ciidanka Badda ee Puntland oo xilka laga qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyeyaashii ciidanka Badda ee Puntland oo xilka laga qaaday - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Maxamed (Deni) oo wareegto soo saaray ayaa xilalkii ka qaaday agaasimihii, taliyihii iyo taliye ku xigeenadii ciidanka Badda maamulkaasi ee PMPF. Digreetadaan ayaa waxaa sidoo kale lagu magacaabay agaasime iyo afar taliye. Halkaan hoose ka aqriso: Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.16 February [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-19T09:47:39+00:00","og_image":[{"width":696,"height":477,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Deni-696x477-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/","name":"Taliyeyaashii ciidanka Badda ee Puntland oo xilka laga qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Deni-696x477-1.jpg","datePublished":"2020-02-19T09:47:39+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Deni-696x477-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Deni-696x477-1.jpg","width":696,"height":477},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/taliyeyaashii-ciidanka-badda-ee-puntland-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyeyaashii ciidanka Badda ee Puntland oo xilka laga qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142380"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142380"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142380\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142382,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142380\/revisions\/142382"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142381"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142380"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142380"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142380"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}