{"id":142461,"date":"2020-02-20T22:45:04","date_gmt":"2020-02-20T19:45:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142461"},"modified":"2020-02-20T22:45:04","modified_gmt":"2020-02-20T19:45:04","slug":"xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/","title":{"rendered":"Xildhibaan Shaacir Sheegow oo iska casilay xubinimadii baarlamanka Galmudug"},"content":{"rendered":"<p>Shaacir Sheegow Maxamed oo mid ahaa 20-kii xildhibaan ee Ahlu-Sunna ugu jirtay baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa iska casilay xubinimadii baarlamaanka labaad ee Galmudug.<\/p>\n<p>Shaacir Sheegow ayaa isaga oo ku sugan dalka Ingiriiska, waxa uu galabta shaaciyey in istaqaaladiisa uu horay ugu gudbiyey beeshiisa oo uu ku metelayey kursigaas, isla markaana ay ka aqbaleen, isagoo xusay in ay soo magacaawdeen ninkii ku meteli lahaa kursigaas oo lagu magacaabo Axmed Yuusuf Maxamuud.<\/p>\n<p>\u201cAniga oo ah Xil. Shaacir Sheegow kana mid ah xildhibaanada baarlamaanka Galmudug, waxaan halkaan idin kugu soo gudbinayaa, is casilaadeyda iyadoo aysan cidna igu qasbin, waxaana xilkaas horay la\u2019iigu igmaday soo celiyey aniga oo raali inka ah, waxaana jira duruufo ii gaar ah oo aana xilligan u guda karin xilkaas\u201dayuu Shaacir Sheegow ku yiri qoraal uu soo saaray.<\/p>\n<p>Qoraalka oo intaa sii raaciyey, \u201cKadib markii aan la socod siiyey beesha aan ka dhashay iyaguna waa iga aqbaleen, waxayna isla garteen in xilkaas ay u soo magacaawdaan Axmed Yuusuf Maxamuud\u201d.<\/p>\n<p>Sida ku cad qoraalka uu soo saaray xildhibaanka is-casilay ee Shaacir Sheegow ninkii bedeli lahaa waxaa soo magacaabatay beeshiisa, waxaana xusid mudan in kursiga uu baneeyey ay soo xuliddisa qoondo ahaan u heleen Ahlu-Sunna Waljamaaca oo 20 xubnood laga siiyey baarlamaanka Galmudug.<\/p>\n<p>Shaacir Sheegow Maxamed ayaa wixii ka dambeeyey markii loo dhaariyey xilkaan, waxa uu ganafka ku dhiftay siyaasadda Ahlu-Sunna, waxuuna ka mid ahaa xubnihii baarlamaanka ee soo doortay Madaxweyne Qoor-Qoor, iyadoo ay xusid mudan tahay in markii laga reebo isaga aysan kulamada baarlamaanka soo xaadirin xildhibaandii kasoo galay dhanka Ahlu-Sunna.<\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso warqadda is-casilaadda<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-142463\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86980653_2698326483569608_320906019188244480_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86980653_2698326483569608_320906019188244480_n.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86980653_2698326483569608_320906019188244480_n-225x300.jpg 225w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86980653_2698326483569608_320906019188244480_n-696x928.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/86980653_2698326483569608_320906019188244480_n-315x420.jpg 315w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shaacir Sheegow Maxamed oo mid ahaa 20-kii xildhibaan ee Ahlu-Sunna ugu jirtay baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa iska casilay xubinimadii baarlamaanka labaad ee Galmudug. Shaacir Sheegow ayaa isaga oo ku sugan dalka Ingiriiska, waxa uu galabta shaaciyey in istaqaaladiisa uu horay ugu gudbiyey beeshiisa oo uu ku metelayey kursigaas, isla markaana ay ka aqbaleen, isagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142464,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142461","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaan Shaacir Sheegow oo iska casilay xubinimadii baarlamanka Galmudug - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaan Shaacir Sheegow oo iska casilay xubinimadii baarlamanka Galmudug - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shaacir Sheegow Maxamed oo mid ahaa 20-kii xildhibaan ee Ahlu-Sunna ugu jirtay baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa iska casilay xubinimadii baarlamaanka labaad ee Galmudug. Shaacir Sheegow ayaa isaga oo ku sugan dalka Ingiriiska, waxa uu galabta shaaciyey in istaqaaladiisa uu horay ugu gudbiyey beeshiisa oo uu ku metelayey kursigaas, isla markaana ay ka aqbaleen, isagoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-20T19:45:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"341\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/\",\"name\":\"Xildhibaan Shaacir Sheegow oo iska casilay xubinimadii baarlamanka Galmudug - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-4.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-20T19:45:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-4.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-4.jpg\",\"width\":512,\"height\":341},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaan Shaacir Sheegow oo iska casilay xubinimadii baarlamanka Galmudug\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaan Shaacir Sheegow oo iska casilay xubinimadii baarlamanka Galmudug - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaan Shaacir Sheegow oo iska casilay xubinimadii baarlamanka Galmudug - Wardoon","og_description":"Shaacir Sheegow Maxamed oo mid ahaa 20-kii xildhibaan ee Ahlu-Sunna ugu jirtay baarlamaanka cusub ee Galmudug ayaa iska casilay xubinimadii baarlamaanka labaad ee Galmudug. Shaacir Sheegow ayaa isaga oo ku sugan dalka Ingiriiska, waxa uu galabta shaaciyey in istaqaaladiisa uu horay ugu gudbiyey beeshiisa oo uu ku metelayey kursigaas, isla markaana ay ka aqbaleen, isagoo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-20T19:45:04+00:00","og_image":[{"width":512,"height":341,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/","name":"Xildhibaan Shaacir Sheegow oo iska casilay xubinimadii baarlamanka Galmudug - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-4.jpg","datePublished":"2020-02-20T19:45:04+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-4.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/unnamed-4.jpg","width":512,"height":341},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaan-shaacir-sheegow-oo-iska-casilay-xubinimadii-baarlamanka-galmudug\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaan Shaacir Sheegow oo iska casilay xubinimadii baarlamanka Galmudug"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142461"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142461"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142465,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142461\/revisions\/142465"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142464"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}