{"id":142521,"date":"2020-02-22T14:46:20","date_gmt":"2020-02-22T11:46:20","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142521"},"modified":"2020-02-22T14:46:20","modified_gmt":"2020-02-22T11:46:20","slug":"taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/","title":{"rendered":"Taliyayaasha ciidanka Booliska Galmudug oo isbedal lagu sameeyay"},"content":{"rendered":"<p>Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa isbedal ballaaran ku sameeyey qeybaha kala duwan ee talisyada Booliska Galmudug.<\/p>\n<p>Warqad ka soo baxday xafiiska taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa waxaa isbadal loogu sameeyey taliska guud ee Booliska Galmudug, kuwa qeybta ee gobollada Galgaduud iyo Mudug iyo xittaa kuwa qaar ee degmooyinka.<\/p>\n<p>Gaashaanle sare Cabdikariin Xuseen Macalin ayaa loo magacaabay taliyaha Booliska Galmudug, halka taliye ku xigeen isna loo magacaabay G\/sare Maxamed Nuur Cali.<\/p>\n<p>Sidoo kale taliyaha qeybta Booliska gobolka Galgaduud ayaa waxaa loo magacaabay, gaashaanle dhexe Saciid Muuse Daad, halka taliyaha qeybta booliska gobolka Mudug loo magacaabay, gaashaanle dhexe Qaasim Sheekh Doon Cali.<\/p>\n<p>Xijaar ayaa sidoo kale taliyeyaal cusub u magacaabay degmooyinka Dhuusamareeb, Caabudwaaq, Hobyo, Matabaan, deegaanka Xeraale iyo deegaanka Balambale.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka aqriso:-<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-142522\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87150232_491021255115898_2553780897002291200_o.jpg\" alt=\"\" width=\"539\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87150232_491021255115898_2553780897002291200_o.jpg 539w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87150232_491021255115898_2553780897002291200_o-168x300.jpg 168w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/87150232_491021255115898_2553780897002291200_o-236x420.jpg 236w\" sizes=\"(max-width: 539px) 100vw, 539px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa isbedal ballaaran ku sameeyey qeybaha kala duwan ee talisyada Booliska Galmudug. Warqad ka soo baxday xafiiska taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa waxaa isbadal loogu sameeyey taliska guud ee Booliska Galmudug, kuwa qeybta ee gobollada Galgaduud iyo Mudug iyo xittaa kuwa qaar ee degmooyinka. Gaashaanle sare Cabdikariin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142523,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142521","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyayaasha ciidanka Booliska Galmudug oo isbedal lagu sameeyay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyayaasha ciidanka Booliska Galmudug oo isbedal lagu sameeyay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa isbedal ballaaran ku sameeyey qeybaha kala duwan ee talisyada Booliska Galmudug. Warqad ka soo baxday xafiiska taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa waxaa isbadal loogu sameeyey taliska guud ee Booliska Galmudug, kuwa qeybta ee gobollada Galgaduud iyo Mudug iyo xittaa kuwa qaar ee degmooyinka. Gaashaanle sare Cabdikariin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-22T11:46:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Xijaar.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1199\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1041\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/\",\"name\":\"Taliyayaasha ciidanka Booliska Galmudug oo isbedal lagu sameeyay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Xijaar.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-22T11:46:20+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Xijaar.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Xijaar.jpg\",\"width\":1199,\"height\":1041},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyayaasha ciidanka Booliska Galmudug oo isbedal lagu sameeyay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyayaasha ciidanka Booliska Galmudug oo isbedal lagu sameeyay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyayaasha ciidanka Booliska Galmudug oo isbedal lagu sameeyay - Wardoon","og_description":"Taliska ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa isbedal ballaaran ku sameeyey qeybaha kala duwan ee talisyada Booliska Galmudug. Warqad ka soo baxday xafiiska taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cabdi Xasan Maxamed (Xijaar) ayaa waxaa isbadal loogu sameeyey taliska guud ee Booliska Galmudug, kuwa qeybta ee gobollada Galgaduud iyo Mudug iyo xittaa kuwa qaar ee degmooyinka. Gaashaanle sare Cabdikariin [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-22T11:46:20+00:00","og_image":[{"width":1199,"height":1041,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Xijaar.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/","name":"Taliyayaasha ciidanka Booliska Galmudug oo isbedal lagu sameeyay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Xijaar.jpg","datePublished":"2020-02-22T11:46:20+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Xijaar.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Xijaar.jpg","width":1199,"height":1041},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyayaasha-ciidanka-booliska-galmudug-oo-isbedal-lagu-sameeyay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyayaasha ciidanka Booliska Galmudug oo isbedal lagu sameeyay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142521"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142521"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142521\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142524,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142521\/revisions\/142524"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142523"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142521"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142521"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142521"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}