{"id":142558,"date":"2020-02-23T11:54:40","date_gmt":"2020-02-23T08:54:40","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142558"},"modified":"2020-02-23T11:54:40","modified_gmt":"2020-02-23T08:54:40","slug":"daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/","title":{"rendered":"DAAWO:- \u201cMuuse Biixi waaa khaa in waana ridaynaa\u201d Faysal Waraabe"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa soo bandhigay ballanqaad loo sameeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Wuxuuna xusay in lacag dhan $800 Milyan oo Soomaaliya la siinayo kolka deynta laga cafiyo, Muuse Biixi uu ku leeyahay saami dhan 30%, balse shuruud looga dhigay in Madaxweyne Farmaajo uu la kulmo, taasina uu sameeyay.<\/p>\n<p>Qorshahaan waxa uu tilmaamay in uu ka shaqeeyay Ra\u2019iisul Wasaaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo dhowaan u yeeray Muuse Biixi, waxaana kulan uu Addis Ababa kula qaatay Madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>\u201cMuuse Biixi, waxa uu baab\u2019iyay gudaha, waxa uu sameeyay qiyaano, 10-kii bisha waxaa loosoo diray Telefoon, $800 Milyan oo Doolar oo la siinayo Soomaaliya marka deynta laga cafiyo ayaa looga ballanqaaday 30% in laga siinayo, kaliya waxaa shuruud looga dhigay in Farmaajo uu kula kulmo Jabuuti, wuuna aqbalay\u201d ayuu yidhi Faysal Waraabe.<\/p>\n<p>Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID waxa uu sheegay in Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo Fududeeyay Kulanka Madaxweynaha DFS iyo Muuse Biixi in uu tagay Imaaraatka, isla markaana uu sheegay in uu heshiis dhex dhigay DF Soomaaliya iyo Somaliland.<\/p>\n<p>Faysal ayaa sheegay in Dadka Somaliand ay u iibsan yihiin Muuse Biixi Cabdi oo lacag ku qaatay, Wuxuuna Biixi ku eedeeyay inuu ka gaabsan soo bandhigista kulankii Madaxweyne Farmaajo kolkii uu dib ugu laabtay Hargeysa iyo wafdigii uu la kulmay ee ka socday Dowladda Federaalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ayaa soo jeediyay in la qabto Doorasho waqtigeeda laga soo hormariyay, kadib markii Madaxweyne Muuse Biixi ay ku eedeeyeen in uu baal-maray Dastuurka Maamulkaas.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/txg1WY4pxiU\" width=\"860\" height=\"635\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><span style=\"display: inline-block; width: 0px; overflow: hidden; line-height: 0;\" data-mce-type=\"bookmark\" class=\"mce_SELRES_start\">\ufeff<\/span><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa soo bandhigay ballanqaad loo sameeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Wuxuuna xusay in lacag dhan $800 Milyan oo Soomaaliya la siinayo kolka deynta laga cafiyo, Muuse Biixi uu ku leeyahay saami dhan 30%, balse shuruud looga dhigay in Madaxweyne Farmaajo uu la kulmo, taasina uu sameeyay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142559,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- \u201cMuuse Biixi waaa khaa in waana ridaynaa\u201d Faysal Waraabe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- \u201cMuuse Biixi waaa khaa in waana ridaynaa\u201d Faysal Waraabe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa soo bandhigay ballanqaad loo sameeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Wuxuuna xusay in lacag dhan $800 Milyan oo Soomaaliya la siinayo kolka deynta laga cafiyo, Muuse Biixi uu ku leeyahay saami dhan 30%, balse shuruud looga dhigay in Madaxweyne Farmaajo uu la kulmo, taasina uu sameeyay. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-23T08:54:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-41.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"868\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"552\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/\",\"name\":\"DAAWO:- \u201cMuuse Biixi waaa khaa in waana ridaynaa\u201d Faysal Waraabe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-41.png\",\"datePublished\":\"2020-02-23T08:54:40+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-41.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-41.png\",\"width\":868,\"height\":552},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- \u201cMuuse Biixi waaa khaa in waana ridaynaa\u201d Faysal Waraabe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- \u201cMuuse Biixi waaa khaa in waana ridaynaa\u201d Faysal Waraabe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- \u201cMuuse Biixi waaa khaa in waana ridaynaa\u201d Faysal Waraabe - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa soo bandhigay ballanqaad loo sameeyay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, Wuxuuna xusay in lacag dhan $800 Milyan oo Soomaaliya la siinayo kolka deynta laga cafiyo, Muuse Biixi uu ku leeyahay saami dhan 30%, balse shuruud looga dhigay in Madaxweyne Farmaajo uu la kulmo, taasina uu sameeyay. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-23T08:54:40+00:00","og_image":[{"width":868,"height":552,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-41.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/","name":"DAAWO:- \u201cMuuse Biixi waaa khaa in waana ridaynaa\u201d Faysal Waraabe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-41.png","datePublished":"2020-02-23T08:54:40+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-41.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Capture-41.png","width":868,"height":552},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-muuse-biixi-waaa-khaa-in-waana-ridaynaa-faysal-waraabe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- \u201cMuuse Biixi waaa khaa in waana ridaynaa\u201d Faysal Waraabe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142558"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142558"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142558\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142560,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142558\/revisions\/142560"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142559"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}