{"id":142611,"date":"2020-02-24T11:41:13","date_gmt":"2020-02-24T08:41:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142611"},"modified":"2020-02-24T11:41:13","modified_gmt":"2020-02-24T08:41:13","slug":"dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:- Saddex wasiir oo xilka laga qaaday"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xilka qaadis ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, isagoona magacaabay kuwa kale oo cusub.<\/p>\n<p>Lafta Gareen ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa wuxuu xilalkii uga qaaday wasiirka waxbarashada Cabdraxmaan Cismaan Malaaq, wasiirka shaqada &amp; shaqaalaha Feysal Cabdullaahi Cali iyo wasiir ku xigeenka waxbarashada Jabriil Maxamuud Aadan.<\/p>\n<p>Xilka wasiirka waxbarashada ayaa loo magacaabay Maxamed Yuusuf Xasan, halka wasiirka shaqada &amp; shaqaalaha loo magacaabay Cabduqaadir Cumar Cabdllaahi , sidoo kale wasiir ku xigeenka waxbarashada ayaa loo magacaabey C\/fitaax Isaaq Maxamed.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa sababta xilka qaadistaan ku sheegay in ay la xariirto baahi loo qabo dardar gelinta howlaha maamulka iyo shaqooyinka horyaalla.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu faray wasiirada cusub inay si deg-deg ah xilalka kula wareegaan, islamarkaana ay si hufan u gutaan waajibaadka shaqo ee loo igmaday.<\/p>\n<p>Koonfur Galbeed ayaa haatan la daala dhaceysa dhibaatooyin kala duwan oo ay ugu daran tahay mida amniga, waxaana deegaano badan ka heysta kooxda Al-Shabaab.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-142611-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Madaxweynaha-Koonfur-Galbeed-oo-xilka-qaadis-ku-sameeyey-saddex.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Madaxweynaha-Koonfur-Galbeed-oo-xilka-qaadis-ku-sameeyey-saddex.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Madaxweynaha-Koonfur-Galbeed-oo-xilka-qaadis-ku-sameeyey-saddex.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xilka qaadis ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, isagoona magacaabay kuwa kale oo cusub. Lafta Gareen ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa wuxuu xilalkii uga qaaday wasiirka waxbarashada Cabdraxmaan Cismaan Malaaq, wasiirka shaqada &amp; shaqaalaha Feysal Cabdullaahi Cali iyo wasiir ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142613,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142611","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:- Saddex wasiir oo xilka laga qaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:- Saddex wasiir oo xilka laga qaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xilka qaadis ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, isagoona magacaabay kuwa kale oo cusub. Lafta Gareen ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa wuxuu xilalkii uga qaaday wasiirka waxbarashada Cabdraxmaan Cismaan Malaaq, wasiirka shaqada &amp; shaqaalaha Feysal Cabdullaahi Cali iyo wasiir ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-24T08:41:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/uyTvvIfXclnQBwx-800x450-noPad.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"552\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"310\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:- Saddex wasiir oo xilka laga qaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/uyTvvIfXclnQBwx-800x450-noPad.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-24T08:41:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/uyTvvIfXclnQBwx-800x450-noPad.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/uyTvvIfXclnQBwx-800x450-noPad.jpg\",\"width\":552,\"height\":310},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:- Saddex wasiir oo xilka laga qaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:- Saddex wasiir oo xilka laga qaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:- Saddex wasiir oo xilka laga qaaday - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa xilka qaadis ku sameeyey qaar ka mid ah golihiisa wasiirada, isagoona magacaabay kuwa kale oo cusub. Lafta Gareen ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa wuxuu xilalkii uga qaaday wasiirka waxbarashada Cabdraxmaan Cismaan Malaaq, wasiirka shaqada &amp; shaqaalaha Feysal Cabdullaahi Cali iyo wasiir ku [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-24T08:41:13+00:00","og_image":[{"width":552,"height":310,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/uyTvvIfXclnQBwx-800x450-noPad.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/","name":"DHAGAYSO:- Saddex wasiir oo xilka laga qaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/uyTvvIfXclnQBwx-800x450-noPad.jpg","datePublished":"2020-02-24T08:41:13+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/uyTvvIfXclnQBwx-800x450-noPad.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/uyTvvIfXclnQBwx-800x450-noPad.jpg","width":552,"height":310},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/dhagayso-saddex-wasiir-oo-xilka-laga-qaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:- Saddex wasiir oo xilka laga qaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142611"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142611"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142611\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142614,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142611\/revisions\/142614"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142613"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142611"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142611"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142611"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}