{"id":142672,"date":"2020-02-25T22:17:16","date_gmt":"2020-02-25T19:17:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142672"},"modified":"2020-02-25T22:17:16","modified_gmt":"2020-02-25T19:17:16","slug":"daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Shirkadda HASS oo U Jawaabtay Wasiirkii Somaliland ee Eedaymaha u jeediyey"},"content":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Shirkadda HASS Cabdirisaaq Ibraahim oo Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa si adag uga difaacay Shirkadda Eedaymo uga yimid Wasiirka Howlaha guud iyo Guryanta Somaliland, oo ku eedeeyay inay Shirkaddu taageerto Jabhada SSC .<\/p>\n<p>\u201cAnigoo ku hadlaya magaca Shirkadda HASS ee Somaliland, Waxaan Bulshada u Cadaynayaa in Warka uu Wasiirku sheegay uuyahay Jariimad ka dhan ah Shirkadda HASS , iyo Duulaan Qaawan oo Wasiir Qambi uu ku Qaaday Shirkaddaha waawayn ee dalka wax Tarka u leh.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWaxaan meesha ka saarayaa, inaysan waxba ka jirin waxa wasiirku ku eedeeyay Shirkadda, Anigu Weligay ma arag Buuhoodle, Shirkadu Xafiis kuma leh, Dhibaatooyi ka Jira halkaasna Shirkaddu lug kuma leh.\u201d<\/p>\n<p>\u201cWasiirku si aan Gabasho lahayn Ayuu Arintaasi u sheegay, Waxaana Guud ahaanba dadka Soomaaliyeed u Cadaynayaa, Inaanu Arintaas u mari doono Sharciga, Waxayna arimahan oo kale salka ku hayaan waxyaabo aad u hooseeya, oo aana halkan ka sheegayn\u201d Ayuu yidhi Gudoomiyaha Shirkaddu.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/9WXaCIW6FmM\" width=\"850\" height=\"681\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gudoomiyaha Shirkadda HASS Cabdirisaaq Ibraahim oo Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa si adag uga difaacay Shirkadda Eedaymo uga yimid Wasiirka Howlaha guud iyo Guryanta Somaliland, oo ku eedeeyay inay Shirkaddu taageerto Jabhada SSC . \u201cAnigoo ku hadlaya magaca Shirkadda HASS ee Somaliland, Waxaan Bulshada u Cadaynayaa in Warka uu Wasiirku sheegay uuyahay Jariimad ka dhan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142673,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142672","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Shirkadda HASS oo U Jawaabtay Wasiirkii Somaliland ee Eedaymaha u jeediyey - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Shirkadda HASS oo U Jawaabtay Wasiirkii Somaliland ee Eedaymaha u jeediyey - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Gudoomiyaha Shirkadda HASS Cabdirisaaq Ibraahim oo Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa si adag uga difaacay Shirkadda Eedaymo uga yimid Wasiirka Howlaha guud iyo Guryanta Somaliland, oo ku eedeeyay inay Shirkaddu taageerto Jabhada SSC . \u201cAnigoo ku hadlaya magaca Shirkadda HASS ee Somaliland, Waxaan Bulshada u Cadaynayaa in Warka uu Wasiirku sheegay uuyahay Jariimad ka dhan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-25T19:17:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/index.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"232\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"217\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/\",\"name\":\"DAAWO:-Shirkadda HASS oo U Jawaabtay Wasiirkii Somaliland ee Eedaymaha u jeediyey - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/index.png\",\"datePublished\":\"2020-02-25T19:17:16+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/index.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/index.png\",\"width\":232,\"height\":217},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Shirkadda HASS oo U Jawaabtay Wasiirkii Somaliland ee Eedaymaha u jeediyey\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Shirkadda HASS oo U Jawaabtay Wasiirkii Somaliland ee Eedaymaha u jeediyey - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Shirkadda HASS oo U Jawaabtay Wasiirkii Somaliland ee Eedaymaha u jeediyey - Wardoon","og_description":"Gudoomiyaha Shirkadda HASS Cabdirisaaq Ibraahim oo Warbaahinta kula hadlay Hargeisa ayaa si adag uga difaacay Shirkadda Eedaymo uga yimid Wasiirka Howlaha guud iyo Guryanta Somaliland, oo ku eedeeyay inay Shirkaddu taageerto Jabhada SSC . \u201cAnigoo ku hadlaya magaca Shirkadda HASS ee Somaliland, Waxaan Bulshada u Cadaynayaa in Warka uu Wasiirku sheegay uuyahay Jariimad ka dhan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-25T19:17:16+00:00","og_image":[{"width":232,"height":217,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/index.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/","name":"DAAWO:-Shirkadda HASS oo U Jawaabtay Wasiirkii Somaliland ee Eedaymaha u jeediyey - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/index.png","datePublished":"2020-02-25T19:17:16+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/index.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/index.png","width":232,"height":217},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-shirkadda-hass-oo-u-jawaabtay-wasiirkii-somaliland-ee-eedaymaha-u-jeediyey\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Shirkadda HASS oo U Jawaabtay Wasiirkii Somaliland ee Eedaymaha u jeediyey"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142672"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142672"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142672\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142674,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142672\/revisions\/142674"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142673"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142672"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142672"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142672"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}