{"id":142685,"date":"2020-02-26T10:11:09","date_gmt":"2020-02-26T07:11:09","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142685"},"modified":"2020-02-26T10:11:09","modified_gmt":"2020-02-26T07:11:09","slug":"somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/","title":{"rendered":"Somaliland iyo Puntland oo hada dagaal kadhex qarxay"},"content":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in goor dhow dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Somaliland iyo Puntland uu dib uga qarxay deegaanka Hadaaftimo oo ka tirsan gobolkaasi.<\/p>\n<p>Dagaalka oo weli socda ayaa yimid, ka gadaal markii ciidamada Somaliland ee fadhigoodu yahay deegaana Yubbe ay saakay u soo ruqaansadeen dhinaca Hadaaftimo, halkaas oo ay dagaal xoogan kala horyimaadeen ciidamada maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Ilo deegaanka ah ayaa innoo sheegay inay maqlayaan daryanka hub culus oo ay haatan is weydaarsanayaan labada dhinac.<\/p>\n<p>Sidoo kale wararka ayaa intaasi ku daraya inuu jiro khasaare kala duwan oo leh dhimasho iyo dhaawac, balse weli lama oga inta yy la egyahay khasaaraha.<\/p>\n<p>Xaaladda ayaa haatan aad u kacsan, waxaana meesha uu iska hor imaadka ka socdo ku sii qul qulaya ciidamo kala duwan gurmad ah oo ku biiraya dagalkaasi.<\/p>\n<p>Shalay ayey aheyd markii ciidamada maamullada Somaliland iyo Puntland ay ku dagaalameen degmada Laasqoray oo ka tirsan isla gobolka Sanaag ee waqooyiga dalka Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in goor dhow dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Somaliland iyo Puntland uu dib uga qarxay deegaanka Hadaaftimo oo ka tirsan gobolkaasi. Dagaalka oo weli socda ayaa yimid, ka gadaal markii ciidamada Somaliland ee fadhigoodu yahay deegaana Yubbe ay saakay u soo ruqaansadeen dhinaca Hadaaftimo, halkaas oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142686,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142685","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Somaliland iyo Puntland oo hada dagaal kadhex qarxay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Somaliland iyo Puntland oo hada dagaal kadhex qarxay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in goor dhow dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Somaliland iyo Puntland uu dib uga qarxay deegaanka Hadaaftimo oo ka tirsan gobolkaasi. Dagaalka oo weli socda ayaa yimid, ka gadaal markii ciidamada Somaliland ee fadhigoodu yahay deegaana Yubbe ay saakay u soo ruqaansadeen dhinaca Hadaaftimo, halkaas oo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-26T07:11:09+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1000\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"780\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/\",\"name\":\"Somaliland iyo Puntland oo hada dagaal kadhex qarxay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-26T07:11:09+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-2.jpg\",\"width\":1000,\"height\":780},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Somaliland iyo Puntland oo hada dagaal kadhex qarxay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Somaliland iyo Puntland oo hada dagaal kadhex qarxay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Somaliland iyo Puntland oo hada dagaal kadhex qarxay - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa sheegaya in goor dhow dagaal u dhexeeya ciidamo kala taabacsan maamullada Somaliland iyo Puntland uu dib uga qarxay deegaanka Hadaaftimo oo ka tirsan gobolkaasi. Dagaalka oo weli socda ayaa yimid, ka gadaal markii ciidamada Somaliland ee fadhigoodu yahay deegaana Yubbe ay saakay u soo ruqaansadeen dhinaca Hadaaftimo, halkaas oo [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-26T07:11:09+00:00","og_image":[{"width":1000,"height":780,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/","name":"Somaliland iyo Puntland oo hada dagaal kadhex qarxay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-2.jpg","datePublished":"2020-02-26T07:11:09+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/breaking-news-background-world-global-tv-news-vector-18747010-2.jpg","width":1000,"height":780},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/somaliland-iyo-puntland-oo-hada-dagaal-kadhex-qarxay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Somaliland iyo Puntland oo hada dagaal kadhex qarxay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142685"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142685"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142685\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142687,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142685\/revisions\/142687"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142686"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142685"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142685"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142685"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}