{"id":142688,"date":"2020-02-26T10:29:42","date_gmt":"2020-02-26T07:29:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142688"},"modified":"2020-02-26T10:29:42","modified_gmt":"2020-02-26T07:29:42","slug":"kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/","title":{"rendered":"Kiiska dhagaxa \u2018qaaliga ah\u2019 oo meel xun gaaray"},"content":{"rendered":"<p>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku hanjabay in Beesha Gaaljecel laga saari doono Xildhibaan hore Maxamed Maxamuud Ibraahim Goodir oo ay isku beel yihiin.<\/p>\n<p>Xildhinbaan Jeesow ayaa Goodir ku eedeeyey inuu la shaqeeyo kooxda Al-Shabaab isla markaasna uu hadda isku dayayo inuu kiiska Dhagaxa laga helay Ceel Cali u beddalo mid ganacsi.<\/p>\n<p>\u201cXildhibaan Maxamed Maxamuud Goodir oo aan isku beel kasoo jeedno ayaa sidaa ka aragteen saxaafadda si aan ka fiirsasho laheyn u weeraray, isla markaasna isku dayey inuu naafeeyo xasaanadeeda iyo sharafteeda, Aniga Xildhibaan hore Goodax xushmad weyn ayaan u hayaa, wuxuu igu eedeeyeyna bari baan ka ahay, waxaa moodaa inuu hadda afhayeen u yahay kooxda Al-Shabaab oo dhagax kasoo qaatay deegaanka Ceel Cali, waxayna ciidamada Dowladda ku guuleysteen inay qabtaan dhagaxaas oo la wado\u201d ayuu yiri Xildhibaan Jeesow.<\/p>\n<p>Xildhibaan Jeesow ayaa xusay in Dhagaxii qaaliga ahaa ee laga helay Ceel Cali ay dhaceen Kooxda Al-Shabaab, islamarkaana ay isku dayayaan inay ka dhigaan sida in ganacsato laga iibiyey, isagoo ku eedeeyey inay wajiyo badan isticmaalaan.<br \/>\nAd by Valueimpression<\/p>\n<p>\u201cAl-Shabaab wajiyo badan ayey isticmaalaan, waxay isku dayeen inay dhagaxaas u ekeysiiyaan inay leeyihiin dad ganacsato ah oo ayaga laga soo iibsaday, sida aad saxaafadda ka ragteen waxaa la sheegay in dhagaxaas ay ganacsato kasoo bixiyeen 264,000 oo Dollar, ma idinla tahay dhagax culeys intaas la eg oo ah dhagaxaanta ugu qiimaha badan inay Shabaab 8 tan lacagtaas ka bixinayaan, Shaati kale ayaa loo geliyey Shabaab anaga nagama caqli badno,\u201d ayuu sii raaciyey.<\/p>\n<p>Wuxuu Goodir ku eedeeyey inuu arrintaan kala shaqeeyaan Kooxda Al-Shabaab haddii uusan iska dhaafina uu waayi doono xoriyadiisa iyo inuu la kulmi doono falal kale oo uusan xusin.<\/p>\n<p>Xildhibaan Jeesow ayaa u hanajabay Ex Xildhibaan Goodir, wuxuuna dhahay \u201d Haddii uu ka taxadari waayo arrinta uu ku jiro, wax alaale iyo wixii ku yimaado oo mas\u2019uuliyad xumo ah isagaa qaadayo, dadka la taliyo iyo kuwa ehelka ah ha ogadaan, Al-Shabaab waxay naga dileen dad badan mana ogolaaneyno cid u shaqeyneyso\u201d.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii Amiin Jeesow ayaa sheegay in Beesha Gaaljecel ay ka fiirsan doonto Goodir haddii uusan iska dhaafin falalka uu wado sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku hanjabay in Beesha Gaaljecel laga saari doono Xildhibaan hore Maxamed Maxamuud Ibraahim Goodir oo ay isku beel yihiin. Xildhinbaan Jeesow ayaa Goodir ku eedeeyey inuu la shaqeeyo kooxda Al-Shabaab isla markaasna uu hadda isku dayayo inuu kiiska Dhagaxa laga helay Ceel Cali u beddalo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142689,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-142688","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-uncategorized"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kiiska dhagaxa \u2018qaaliga ah\u2019 oo meel xun gaaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kiiska dhagaxa \u2018qaaliga ah\u2019 oo meel xun gaaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku hanjabay in Beesha Gaaljecel laga saari doono Xildhibaan hore Maxamed Maxamuud Ibraahim Goodir oo ay isku beel yihiin. Xildhinbaan Jeesow ayaa Goodir ku eedeeyey inuu la shaqeeyo kooxda Al-Shabaab isla markaasna uu hadda isku dayayo inuu kiiska Dhagaxa laga helay Ceel Cali u beddalo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-26T07:29:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Screen-Shot-2018-12-29-at-10.02.46-AM.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1250\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"821\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/\",\"name\":\"Kiiska dhagaxa \u2018qaaliga ah\u2019 oo meel xun gaaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Screen-Shot-2018-12-29-at-10.02.46-AM.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-26T07:29:42+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Screen-Shot-2018-12-29-at-10.02.46-AM.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Screen-Shot-2018-12-29-at-10.02.46-AM.jpg\",\"width\":1250,\"height\":821},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kiiska dhagaxa \u2018qaaliga ah\u2019 oo meel xun gaaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kiiska dhagaxa \u2018qaaliga ah\u2019 oo meel xun gaaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kiiska dhagaxa \u2018qaaliga ah\u2019 oo meel xun gaaray - Wardoon","og_description":"Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku hanjabay in Beesha Gaaljecel laga saari doono Xildhibaan hore Maxamed Maxamuud Ibraahim Goodir oo ay isku beel yihiin. Xildhinbaan Jeesow ayaa Goodir ku eedeeyey inuu la shaqeeyo kooxda Al-Shabaab isla markaasna uu hadda isku dayayo inuu kiiska Dhagaxa laga helay Ceel Cali u beddalo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-26T07:29:42+00:00","og_image":[{"width":1250,"height":821,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Screen-Shot-2018-12-29-at-10.02.46-AM.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/","name":"Kiiska dhagaxa \u2018qaaliga ah\u2019 oo meel xun gaaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Screen-Shot-2018-12-29-at-10.02.46-AM.jpg","datePublished":"2020-02-26T07:29:42+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Screen-Shot-2018-12-29-at-10.02.46-AM.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/Screen-Shot-2018-12-29-at-10.02.46-AM.jpg","width":1250,"height":821},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/kiiska-dhagaxa-qaaliga-ah-oo-meel-xun-gaaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kiiska dhagaxa \u2018qaaliga ah\u2019 oo meel xun gaaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142688"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142688"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142688\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142690,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142688\/revisions\/142690"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142689"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142688"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142688"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142688"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}