{"id":142691,"date":"2020-02-26T10:40:05","date_gmt":"2020-02-26T07:40:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142691"},"modified":"2020-02-27T01:29:07","modified_gmt":"2020-02-26T22:29:07","slug":"warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/","title":{"rendered":"beesha caalamka oo war kasoo saaray doorashada 2020"},"content":{"rendered":"<p>Sharciga doorashada federaalka Soomaaliya ayaa hadda lagu ansixiyay Golaha Shacabka waxaana saxiixay Madaxweynaha 20-kii Febraayo. Sharcigan wuxuu qeyb ka yahay hab-shaqo sharciyeedka doorasho ee asaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah qabsoomidda doorashooyin qaran oo u suurto-gelinaya in tirada ugu badan ee muwaadiniin ah ay codeeyaan.<\/p>\n<p>In kasta oo tani ay tahay tallaabo muhiim ah, haddana shaqo badan ayaa loo baahan yahay in la qabto si wax looga qabto su\u2019aalo badan oo aad muhiim u ah oo weli taagan, kuwaas oo lagama maarmaan u ah hirgellinta xeerkan. Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay garwaaqsanyihiin mas\u2019uuliyadda saaran Guddiga Madaxabanaan ee Doorashooyinka Qaranka (GMDQ) si uu u hirgeliyo sharciga doorashada, waxayna carrabka ku adkeynayaan sida dhakhsaha leh ee looga baahanyahay dhamaan dhinacyada ay hawshu khusayso \u2013 oo ay ku jiraan Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada, Baarlamaanka Federaalka ah, xisbiyada siyaasadda \u2013 inay wada shaqeeyaan, iyagoo taageero ka helaya GMDQ oo guda geli doona hawsha hirgelinta sharciga doorashada.<\/p>\n<p>Saaxiibada caalamku waxay dib u milicsanayaan wadahadalladii badnaa ee ay la yeesheen Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka ah, iyo weliba GMDQ, Madaxweynaha iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha, iyagoo isla eegay qaybaha uu ka koobanaanayo sharciga la doonayo in la qoro. Qaybahaas waxaa ku jira caddeynta deegaan doorashooyinka iyo qoondeynta kuraasta ee loo qoondeeynaayo deegaan doorashooyinka, kala caddeynta kuraasta loo gaar yeelayo haweenka si loo xaqiijiyo ugu yaraan matalaadda 30 boqolkiiba, nidaamyada lagusoo dooranayo kuraasta loo qoondeeyay dadka reer Somaliland, iyo matalaadda dadka deggan gobolka Benadir ay ku yeelanayaan Baarlamaanka. Saaxiibadu waxay ugu baaqayaan Baarlamaanka Federaalka ah, isagoo la shaqaynaya GMDQ, wadatashina la sameynaya Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo dhinacyada kale ee hawshu khusayso, in uu arrimahaas si dhakhso leh xal ugu helo.<\/p>\n<p>Saaxiibada ayaa sidoo kale u arka in Sharciga Xisbiyada Siyaasadda uu qayb ka yahay hab-shaqo sharciyeedka asaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah hirgelinta doorashooyin qabsooma waqtigii loogu latalagalay. Sidaas darteed, waxay carrabka ku adkeynayaan muhiimadda ay leedahay in mudnaan la siiyo ka-baaraan-degidda iyo ansixinta wax-ka-bedelka sharcigaasuu kusoo sameeyay Baarlamaanka Federaalka ah.<\/p>\n<p>Saaxiibadu waxay carrabka ku adkeynayaan in qabsoomidda doorashooyin lagu kalsoonaan karo oo dhaca waqtigii loogu talagalay oo lagusoo doorto Baarlamaanka Federaalka ah iyo Madaxweynaha Federaalka ah, iyadoo loo marayo Dastuurka Federaalka Kumeelgaarka ah, ay muhiim u yihiin xasiloonida siyaasadeed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saaxiibadu waxay carrabka kusii adkeynayaan sida dhakhsaha leh ee loogu baahanyahay wadashaqayn dhexmarta Dowladda Federaalka Soomaalliya iyo Dowlad Goboleedyada si loo gaaro arrimahaas iyo arrimaha kale ee hortabinta u leh qaranka.<\/p>\n<p>*Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Belgium, Denmark, Midowga Yurub, Ethiopia, Finland, Faransiiska, Jarmalka, Urur-Goboleedka IGAD, Talyaaniga, Norway, Sweden, Turkiga, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, Maraykanka, Qaramada Midoobay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sharciga doorashada federaalka Soomaaliya ayaa hadda lagu ansixiyay Golaha Shacabka waxaana saxiixay Madaxweynaha 20-kii Febraayo. Sharcigan wuxuu qeyb ka yahay hab-shaqo sharciyeedka doorasho ee asaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah qabsoomidda doorashooyin qaran oo u suurto-gelinaya in tirada ugu badan ee muwaadiniin ah ay codeeyaan. In kasta oo tani ay tahay tallaabo muhiim ah, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142692,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142691","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>beesha caalamka oo war kasoo saaray doorashada 2020 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"beesha caalamka oo war kasoo saaray doorashada 2020 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sharciga doorashada federaalka Soomaaliya ayaa hadda lagu ansixiyay Golaha Shacabka waxaana saxiixay Madaxweynaha 20-kii Febraayo. Sharcigan wuxuu qeyb ka yahay hab-shaqo sharciyeedka doorasho ee asaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah qabsoomidda doorashooyin qaran oo u suurto-gelinaya in tirada ugu badan ee muwaadiniin ah ay codeeyaan. In kasta oo tani ay tahay tallaabo muhiim ah, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-26T07:40:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-26T22:29:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ccc.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"427\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/\",\"name\":\"beesha caalamka oo war kasoo saaray doorashada 2020 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ccc.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-26T07:40:05+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-26T22:29:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ccc.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ccc.jpg\",\"width\":640,\"height\":427},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"beesha caalamka oo war kasoo saaray doorashada 2020\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"beesha caalamka oo war kasoo saaray doorashada 2020 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"beesha caalamka oo war kasoo saaray doorashada 2020 - Wardoon","og_description":"Sharciga doorashada federaalka Soomaaliya ayaa hadda lagu ansixiyay Golaha Shacabka waxaana saxiixay Madaxweynaha 20-kii Febraayo. Sharcigan wuxuu qeyb ka yahay hab-shaqo sharciyeedka doorasho ee asaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah qabsoomidda doorashooyin qaran oo u suurto-gelinaya in tirada ugu badan ee muwaadiniin ah ay codeeyaan. In kasta oo tani ay tahay tallaabo muhiim ah, [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-26T07:40:05+00:00","article_modified_time":"2020-02-26T22:29:07+00:00","og_image":[{"width":640,"height":427,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ccc.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/","name":"beesha caalamka oo war kasoo saaray doorashada 2020 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ccc.jpg","datePublished":"2020-02-26T07:40:05+00:00","dateModified":"2020-02-26T22:29:07+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ccc.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ccc.jpg","width":640,"height":427},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/warsaxaadeed-ka-soo-baxay-xubnaha-dalalka-beesha-caalamka-ayaa-waxaa-looga-hadlay-doorashada-soo-socota-ee-soomaaliya-taas-oo-la-filayo-in-la-aado-dhamaadka-sanadkan-2020-illaa-bilowga-sanadka-kale-e\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"beesha caalamka oo war kasoo saaray doorashada 2020"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142691"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142691"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142691\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142707,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142691\/revisions\/142707"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142692"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142691"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142691"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142691"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}