{"id":142757,"date":"2020-02-27T20:25:19","date_gmt":"2020-02-27T17:25:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142757"},"modified":"2020-02-27T20:26:28","modified_gmt":"2020-02-27T17:26:28","slug":"akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Muuse Biixi iyo  Mucaaridka oo heshiis weyn kala saxeexday"},"content":{"rendered":"<p>Mucaaridka iyo Muuse Biixi ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Madaxtooyada Somaliland, kaasi oo xal looga gaarayay khilaafka sii xoogeystay ee doorashooyinka.<\/p>\n<p>Kulankaasi oo muddo saacadaha ah qaatay ayaa waxa lagaga wada-hadlay sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka soo noq-noqday ee arrimaha doorashooyinka, isla markaana labada dhinac ay u damin lahaayen xiisada.<\/p>\n<p>Waxaana kulankaasi door weyn ku lahaa qabsoomida, oo qeybna ka ahaa Wafdi uu hogaaminayey Nicolas Berlanga oo ka socday Midowga yurub, kuwaasi oo labada dhinac cadaadis xoogan ku saaray in xal kama dambeysa ah laga gaaro khilaafkaasi.<\/p>\n<p>Kulankaasi ayaa waxa xisbiyada mucaaridka ah ee Waddani iyo Ucid, iyo weliba Madaxweyne Biixi ku gaareen heshiis lagu soo afjarayo xiisada ka dhalatay arrimaha doorashooyinka, sida uu sheegay Xoghayaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid.<\/p>\n<p>Xoghayaha ayaa sheegay in lagu heshiiyay arrimo badan, balse ay ugu muhiimsanaayen labo qodob oo kala ahaa:<\/p>\n<p>1. In la qabto doorashada waqtigeeda oo ah marka la gaaro dhamaadka sanadkan 2020<br \/>\n2. In doorashooyinkaasi aysan qaban Guddiga la isku khilaafsan yahay balse lagu wareejiyo guddigii hore ee doorashada, oo ay wehlinayaan saddex xubnood oo matala beesha caalamka.<\/p>\n<p>Kulankan ayaa waxa uu ku soo aadaya xili ay xisbiyada mucaaridka ay ku baaqeen in xil ka xayuubin lagu sameeyo Madaxweyne Muuse Biixi, isla markaana la qabto doorashada madaxtinimada, maadama uu ku fashilmay hogaaminta Somaliland.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/7Fms7fJ8wCI\" width=\"1177\" height=\"662\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n<p><strong>Hoos ka aqriso heshiiska oo dhameystiran:<\/strong><\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-142757 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/h1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"729\" height=\"916\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/H1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/H1.jpg 729w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/H1-239x300.jpg 239w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/H1-696x875.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/H1-334x420.jpg 334w\" sizes=\"(max-width: 729px) 100vw, 729px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/h2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"725\" height=\"908\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/H2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/H2.jpg 725w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/H2-240x300.jpg 240w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/H2-696x872.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/H2-335x420.jpg 335w\" sizes=\"(max-width: 725px) 100vw, 725px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/h3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"704\" height=\"912\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/H3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/H3.jpg 704w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/H3-232x300.jpg 232w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/H3-696x902.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/H3-324x420.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 704px) 100vw, 704px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mucaaridka iyo Muuse Biixi ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Madaxtooyada Somaliland, kaasi oo xal looga gaarayay khilaafka sii xoogeystay ee doorashooyinka. Kulankaasi oo muddo saacadaha ah qaatay ayaa waxa lagaga wada-hadlay sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka soo noq-noqday ee arrimaha doorashooyinka, isla markaana labada dhinac ay u damin lahaayen xiisada. Waxaana [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142761,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Muuse Biixi iyo Mucaaridka oo heshiis weyn kala saxeexday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Muuse Biixi iyo Mucaaridka oo heshiis weyn kala saxeexday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mucaaridka iyo Muuse Biixi ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Madaxtooyada Somaliland, kaasi oo xal looga gaarayay khilaafka sii xoogeystay ee doorashooyinka. Kulankaasi oo muddo saacadaha ah qaatay ayaa waxa lagaga wada-hadlay sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka soo noq-noqday ee arrimaha doorashooyinka, isla markaana labada dhinac ay u damin lahaayen xiisada. Waxaana [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-02-27T17:25:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-02-27T17:26:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/80412265_2592501934196977_7278933474579316736_o.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"585\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/\",\"name\":\"DAAWO:-Muuse Biixi iyo Mucaaridka oo heshiis weyn kala saxeexday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/80412265_2592501934196977_7278933474579316736_o.jpg\",\"datePublished\":\"2020-02-27T17:25:19+00:00\",\"dateModified\":\"2020-02-27T17:26:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/80412265_2592501934196977_7278933474579316736_o.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/80412265_2592501934196977_7278933474579316736_o.jpg\",\"width\":960,\"height\":585},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Muuse Biixi iyo Mucaaridka oo heshiis weyn kala saxeexday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Muuse Biixi iyo Mucaaridka oo heshiis weyn kala saxeexday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Muuse Biixi iyo Mucaaridka oo heshiis weyn kala saxeexday - Wardoon","og_description":"Mucaaridka iyo Muuse Biixi ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay Madaxtooyada Somaliland, kaasi oo xal looga gaarayay khilaafka sii xoogeystay ee doorashooyinka. Kulankaasi oo muddo saacadaha ah qaatay ayaa waxa lagaga wada-hadlay sidii xal waara looga gaari lahaa khilaafka soo noq-noqday ee arrimaha doorashooyinka, isla markaana labada dhinac ay u damin lahaayen xiisada. Waxaana [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-02-27T17:25:19+00:00","article_modified_time":"2020-02-27T17:26:28+00:00","og_image":[{"width":960,"height":585,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/80412265_2592501934196977_7278933474579316736_o.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/","name":"DAAWO:-Muuse Biixi iyo Mucaaridka oo heshiis weyn kala saxeexday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/80412265_2592501934196977_7278933474579316736_o.jpg","datePublished":"2020-02-27T17:25:19+00:00","dateModified":"2020-02-27T17:26:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/80412265_2592501934196977_7278933474579316736_o.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/80412265_2592501934196977_7278933474579316736_o.jpg","width":960,"height":585},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-muuse-biixi-iyo-mucaaridka-oo-heshiis-weyn-kala-saxeexday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Muuse Biixi iyo Mucaaridka oo heshiis weyn kala saxeexday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142757"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142757"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142763,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142757\/revisions\/142763"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142761"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}