{"id":142835,"date":"2020-03-01T10:49:32","date_gmt":"2020-03-01T07:49:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142835"},"modified":"2020-03-01T11:11:27","modified_gmt":"2020-03-01T08:11:27","slug":"xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/","title":{"rendered":"DHAGAYSO:- Xaaf oo \u2018la heshiiyey Qoor Qoor"},"content":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid oo u warramay VOA ayaa sheegay inay heshiis la galeen Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo horay uga biyo diiday doorashadii Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Ciid ayaa carabka ku dhuftay in Xaaf oo sheeganayey inuu weli yahay madaxeynaha maamulka Galmudug ay ka qanciyeen waxyaabihii uu ka tabanayey.<\/p>\n<p>Sidoo kale madaxweyne ku xigeenka ayaa ka gaabsaday inuu faah faahiyo qodobada ay ku heshiiyeen, isagoona tilmaamay in si wadajir ah dhowaan loo shaacin doono.<\/p>\n<p>Wadahadalkaan ayuu sidoo kale xusay inuu qeyb ka yahay ballanqaadkii madaxweynaha maamulka Galmudug, garabka dowladda Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) oo ahaa in uu dhammeynayo dhammaan tabashooyinka laga qabo maamulkiisa.<\/p>\n<p>\u201cWaa qayb kamid ah wadahadalka ballanqaadkii madaxweyne Axmed Kaariye, waxaana naga go\u2019an in aynu la fadhiisano cid waliba oo tabasho qabta, si aan u udubno Galmudug loo dhan yahay oo aan khilaaf ku hor-gudbanayeen\u201d ayuu yiri madaxweyne ku xigeenka.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu hoosta ka xariiqay inay isku afgarteen in Xaaf iyo hoggaanka Ahlu Sunna ay ka soo qayb galaan caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Galmudug.<\/p>\n<p>Arrimahan ayaa ku soo aadaya, iyadoo hoggaanka sare ee Ahlu Sunna ay isku dhiibeen dowladda, kana tanaasuleen mowqifkoodii hore.<\/p>\n<p>Galmudug ayaa u muuqata inay haatan gashay weji cusub oo ay uga gudbeyso khilaafaadka la dagay maamulkaasi, waxaana tallaabadan ay ka dhalatay markii dowladda Soomaaliya ay ciidamo badan geysay magaalooyin ka tirsan gobolka Galgaduud.<\/p>\n<!--[if lt IE 9]><script>document.createElement('audio');<\/script><![endif]-->\n<audio class=\"wp-audio-shortcode\" id=\"audio-142835-1\" preload=\"none\" style=\"width: 100%;\" controls=\"controls\"><source type=\"audio\/mpeg\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xaaf.mp3?_=1\" \/><a href=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xaaf.mp3\">http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xaaf.mp3<\/a><\/audio>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid oo u warramay VOA ayaa sheegay inay heshiis la galeen Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo horay uga biyo diiday doorashadii Dhuusamareeb. Ciid ayaa carabka ku dhuftay in Xaaf oo sheeganayey inuu weli yahay madaxeynaha maamulka Galmudug ay ka qanciyeen waxyaabihii uu ka tabanayey. Sidoo kale madaxweyne [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142836,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142835","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DHAGAYSO:- Xaaf oo \u2018la heshiiyey Qoor Qoor - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DHAGAYSO:- Xaaf oo \u2018la heshiiyey Qoor Qoor - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid oo u warramay VOA ayaa sheegay inay heshiis la galeen Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo horay uga biyo diiday doorashadii Dhuusamareeb. Ciid ayaa carabka ku dhuftay in Xaaf oo sheeganayey inuu weli yahay madaxeynaha maamulka Galmudug ay ka qanciyeen waxyaabihii uu ka tabanayey. Sidoo kale madaxweyne [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-01T07:49:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-03-01T08:11:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Xaaf-Xaaf.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/\",\"name\":\"DHAGAYSO:- Xaaf oo \u2018la heshiiyey Qoor Qoor - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Xaaf-Xaaf.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-01T07:49:32+00:00\",\"dateModified\":\"2020-03-01T08:11:27+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Xaaf-Xaaf.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Xaaf-Xaaf.jpg\",\"width\":960,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DHAGAYSO:- Xaaf oo \u2018la heshiiyey Qoor Qoor\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DHAGAYSO:- Xaaf oo \u2018la heshiiyey Qoor Qoor - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DHAGAYSO:- Xaaf oo \u2018la heshiiyey Qoor Qoor - Wardoon","og_description":"Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Galmudug, Cali Daahir Ciid oo u warramay VOA ayaa sheegay inay heshiis la galeen Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) oo horay uga biyo diiday doorashadii Dhuusamareeb. Ciid ayaa carabka ku dhuftay in Xaaf oo sheeganayey inuu weli yahay madaxeynaha maamulka Galmudug ay ka qanciyeen waxyaabihii uu ka tabanayey. Sidoo kale madaxweyne [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-01T07:49:32+00:00","article_modified_time":"2020-03-01T08:11:27+00:00","og_image":[{"width":960,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Xaaf-Xaaf.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/","name":"DHAGAYSO:- Xaaf oo \u2018la heshiiyey Qoor Qoor - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Xaaf-Xaaf.jpg","datePublished":"2020-03-01T07:49:32+00:00","dateModified":"2020-03-01T08:11:27+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Xaaf-Xaaf.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/Xaaf-Xaaf.jpg","width":960,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/xaaf-oo-la-heshiiyey-qoor-qoor\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DHAGAYSO:- Xaaf oo \u2018la heshiiyey Qoor Qoor"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142835"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142835"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142835\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142851,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142835\/revisions\/142851"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142836"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142835"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142835"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142835"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}