{"id":142842,"date":"2020-03-01T10:57:28","date_gmt":"2020-03-01T07:57:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142842"},"modified":"2020-03-01T10:57:28","modified_gmt":"2020-03-01T07:57:28","slug":"shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/","title":{"rendered":"Shabaab dhaawac lagu sooqabtay oo xabsi daa\u2019in lagu xukumay +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun xabsi daa\u2019in ah ku riday dagaalyahan katirsan Al Shabaab oo lasoo qabtay isaga oo dhaawac ah xili uu dagaal kula jiray ciidanka dowlada.<\/p>\n<p>Maxkamada ayaa sheegtay in Cabdiraxmaan Cumar Cabdi Daawle (Xamza) uu kamid ahaa dagaalyahanada Al Shabaab gaar ahaan kuwa weerarada fuliya , waxa ayna Maxkamada sheegtay in Sh\/Hoose lagu soo qabtay 26-kii September 2019 isaga oo dhaawac ah.<\/p>\n<p>Ninkan Maxkamada xukunka ku riday ayaa xiliga ciidamada dowlada soo qabanayeen la sheegay in dhaawac uu soo gaaray, waxaana ninkan mid kamid ah lugihiisa looga jaray isbitaal kuyaala Muqdisho kadib markii wax laga qaban waayay lugtaasi xaaladeeda.<\/p>\n<p>Qareenka Cabdiraxmaan Cumar Cabdi Daawle ayaa Maxkamadda ka hor sheegay in Eedeysanaha uu aad u yaraa xilligii uu Al shabaab ku biirayay, sidaas darteed ayuu garoosrayaasha weydiistay in loo fiiriyo qodobada fududeyn karo ciqaabtiisa.<\/p>\n<p>Garsoorayaasha Maxkamada ayaaa ugu dambeyn go\u2019aan ku gaaray Cabdiraxmaan Cumar lagu xukumo xabsi daa\u2019in sida uu dhinacyada dacwadda u sheegay Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, guddoomiyaha Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada.<\/p>\n<p>Ninkan xukunka lagu riday ayaa maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya sheegtay in uu racfaan ka qaadan karo xukunka lagu riday ee xabsi daa\u2019inka mudo 30-cisho gudaheed ah.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-142842 gallery-columns-1 gallery-size-full'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/xuk-1\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"432\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-1.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-1.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-1-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-1-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-1-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/xuk-2\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"768\" height=\"432\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-2.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-2.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-2-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-2-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-2-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/xuk-3\/'><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-3.jpg\" class=\"attachment-full size-full\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-3.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-3-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun xabsi daa\u2019in ah ku riday dagaalyahan katirsan Al Shabaab oo lasoo qabtay isaga oo dhaawac ah xili uu dagaal kula jiray ciidanka dowlada. Maxkamada ayaa sheegtay in Cabdiraxmaan Cumar Cabdi Daawle (Xamza) uu kamid ahaa dagaalyahanada Al Shabaab gaar ahaan kuwa weerarada fuliya , waxa ayna Maxkamada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142843,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142842","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Shabaab dhaawac lagu sooqabtay oo xabsi daa\u2019in lagu xukumay +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Shabaab dhaawac lagu sooqabtay oo xabsi daa\u2019in lagu xukumay +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun xabsi daa\u2019in ah ku riday dagaalyahan katirsan Al Shabaab oo lasoo qabtay isaga oo dhaawac ah xili uu dagaal kula jiray ciidanka dowlada. Maxkamada ayaa sheegtay in Cabdiraxmaan Cumar Cabdi Daawle (Xamza) uu kamid ahaa dagaalyahanada Al Shabaab gaar ahaan kuwa weerarada fuliya , waxa ayna Maxkamada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-01T07:57:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"432\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/\",\"name\":\"Shabaab dhaawac lagu sooqabtay oo xabsi daa\u2019in lagu xukumay +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-01T07:57:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-1.jpg\",\"width\":768,\"height\":432},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Shabaab dhaawac lagu sooqabtay oo xabsi daa\u2019in lagu xukumay +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Shabaab dhaawac lagu sooqabtay oo xabsi daa\u2019in lagu xukumay +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Shabaab dhaawac lagu sooqabtay oo xabsi daa\u2019in lagu xukumay +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Maxkamada ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa xukun xabsi daa\u2019in ah ku riday dagaalyahan katirsan Al Shabaab oo lasoo qabtay isaga oo dhaawac ah xili uu dagaal kula jiray ciidanka dowlada. Maxkamada ayaa sheegtay in Cabdiraxmaan Cumar Cabdi Daawle (Xamza) uu kamid ahaa dagaalyahanada Al Shabaab gaar ahaan kuwa weerarada fuliya , waxa ayna Maxkamada [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-01T07:57:28+00:00","og_image":[{"width":768,"height":432,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/","name":"Shabaab dhaawac lagu sooqabtay oo xabsi daa\u2019in lagu xukumay +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-1.jpg","datePublished":"2020-03-01T07:57:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/xuk-1.jpg","width":768,"height":432},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/shabaab-dhaawac-lagu-sooqabtay-oo-xabsi-daain-lagu-xukumay-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Shabaab dhaawac lagu sooqabtay oo xabsi daa\u2019in lagu xukumay +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142842"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142842"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142842\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142846,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142842\/revisions\/142846"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142843"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142842"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142842"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142842"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}