{"id":142847,"date":"2020-03-01T11:02:11","date_gmt":"2020-03-01T08:02:11","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142847"},"modified":"2020-03-01T11:02:11","modified_gmt":"2020-03-01T08:02:11","slug":"macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/","title":{"rendered":"Macalin Maxamuud oo Garoowe aaday"},"content":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Ahlusunna Waljamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa lagu soo waramayaa in waaberigii hore ee saakay uu isaga baxay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug.<\/p>\n<p>Macalin Maxamuud ayaa waxaa la sheegay inuu diyaarad gaar ah uu ka raacay Dhuusamareeb, isagoona u amabaxay Magaalada Gaalkacyo dhanka maamulka Puntland.<\/p>\n<p>Wararka aan ka heleyno Gaalkacyo ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas uu ka degay hogaamiyaha Ahlusunna Waljamaaca Macalin Maxamuud, waxaana kusoo dhaweeyay xubno sugan halkaas.<\/p>\n<p>Wararka ayaa intaas kusii daraya in Macalinka uu Gaalkacyo uga sii gudbi doono dhanka Magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland, iyadoona aan la ogeyn Ujeedka Safarkiisa iyo sababta keentay in Dhuusamareeb uu isaga baxo.<\/p>\n<p>Shalay ayay aheyd markii Sheekh Maxamed Shaakir iyo Macalinka oo ah hogaamiyeyaasha Ahlusunna ay isku dhiibeen Ciidanka dowladda, kadib markii uu Dhuusamareeb dagaal xoogan uu ku dhexmaray Ciidanka dowladda iyo kuwa Ahlusunna, taas oo sababtay in labada hogaamiye is dhiibaan.<\/p>\n<p>Sidoo kale Macalin Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in Ahlusunna ay gebi ahaan ka tanaasushay hogaankii Siyaaadeed ee Maamulka Galmudug, isla markaana ay la shaqeyn doonaan dowladda Soomaaliya iyo Galmudug.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Ahlusunna Waljamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa lagu soo waramayaa in waaberigii hore ee saakay uu isaga baxay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. Macalin Maxamuud ayaa waxaa la sheegay inuu diyaarad gaar ah uu ka raacay Dhuusamareeb, isagoona u amabaxay Magaalada Gaalkacyo dhanka maamulka Puntland. Wararka aan ka heleyno Gaalkacyo ayaa waxaa ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142824,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142847","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Macalin Maxamuud oo Garoowe aaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Macalin Maxamuud oo Garoowe aaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hogaamiyaha Ahlusunna Waljamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa lagu soo waramayaa in waaberigii hore ee saakay uu isaga baxay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. Macalin Maxamuud ayaa waxaa la sheegay inuu diyaarad gaar ah uu ka raacay Dhuusamareeb, isagoona u amabaxay Magaalada Gaalkacyo dhanka maamulka Puntland. Wararka aan ka heleyno Gaalkacyo ayaa waxaa ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-01T08:02:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ahlu-sunna-6.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/\",\"name\":\"Macalin Maxamuud oo Garoowe aaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ahlu-sunna-6.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-01T08:02:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ahlu-sunna-6.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ahlu-sunna-6.jpg\",\"width\":960,\"height\":640},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Macalin Maxamuud oo Garoowe aaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Macalin Maxamuud oo Garoowe aaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Macalin Maxamuud oo Garoowe aaday - Wardoon","og_description":"Hogaamiyaha Ahlusunna Waljamaaca Macalin Maxamuud Sheekh Xasan ayaa lagu soo waramayaa in waaberigii hore ee saakay uu isaga baxay Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Maamulka Galmudug. Macalin Maxamuud ayaa waxaa la sheegay inuu diyaarad gaar ah uu ka raacay Dhuusamareeb, isagoona u amabaxay Magaalada Gaalkacyo dhanka maamulka Puntland. Wararka aan ka heleyno Gaalkacyo ayaa waxaa ay [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-01T08:02:11+00:00","og_image":[{"width":960,"height":640,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ahlu-sunna-6.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/","name":"Macalin Maxamuud oo Garoowe aaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ahlu-sunna-6.jpg","datePublished":"2020-03-01T08:02:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ahlu-sunna-6.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/02\/ahlu-sunna-6.jpg","width":960,"height":640},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/macalin-maxamuud-oo-garoowe-aaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Macalin Maxamuud oo Garoowe aaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142847"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142847"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142847\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142848,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142847\/revisions\/142848"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142824"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142847"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142847"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142847"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}