{"id":142978,"date":"2020-03-04T09:51:03","date_gmt":"2020-03-04T06:51:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=142978"},"modified":"2020-03-04T09:51:03","modified_gmt":"2020-03-04T06:51:03","slug":"xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/","title":{"rendered":"Xildhibaanadii tegay Xamar oo go\u2019aan laga gaaray"},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka baarlamanka Kenya Justin Muturi ayaa sheegay in xildhibaanadaas aan wax ciqaab ah la marin doonin.<\/p>\n<p>Muturi ayaa sheegay in inkasta oo xildhibaanada ay jebiyeen qodobka 260 ee xeerka baarlamanka, oo dhigaya inay safarada dibedda kusoo war-geliyaan guddoonka, haddana uusan jirin sharci dhigaya in la ciqaabo.<\/p>\n<p>\u201cMa jiro wax sharci ah oo qeexaya in la ciqaabo xildhibaanada aan afhayeenka kusoo war-gelin safaradooda, balse waxaan ugu baaqayaa inay ilaaliyaan qodobka lixaad ee dastuurka,\u201d ayuu yiri Muturi oo ka hadlay kulankii baarlamanka ee shalay.<\/p>\n<p>11-ka xildhibaan ee u safray Muqdisho iyo deegaanada laga soo doorto ayaa kala ah: Ahmed Kolosh (Wajir West), Ibrahim Abdi (Lafey), Rashid Kassim (Wajir East), Mohamed Hire (Lagdera) and Omar Maalim (Mandera East). Others are Bashir Abdullahi (Mandera North), Adan Haji (Mandera West), Kullow Maalim (Banisa), Adan Ali Sheikh (Mandera South), Ahmed Bashane (Tarbaj) iyo Mohamed Dahir (Dadaab).<\/p>\n<p>Xildhibaan Rashiid Qaamis oo ka mid ahaa xildhibaanada Kenya ee sabtidii tegay Muqdisho, ayaa sheegay in cadaadiska madaxweyne Uhuru Kenyatta uu ku qasbay inay u safraan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan la kulanay madaxweyne Uhuru Kenyatta, waxaana uu nagu qasbay inaan isu tagno oo aan xal u helno arrintan ururka Al-Shabaab ee ka taagan gobolka Waqooyi Bari,\u201d ayuu yiri Rashiid Qaasim oo laga soo doorto Wajir East.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, oo 25-kii Febraayo la kulmay hogaamiyayaasha Waqooyi Bari Kenya ee Soomaalida aho ayaa u qabtay 14 maalmood, si ay ula yimaadaan xal wax looga qabanayo dhibaatooyinka amni-darro iyo falalka argagixiso ee ka jira gobolka.<\/p>\n<p>Sida uu weriyey wareyska The Standard, madaxweynaha ayaa xubnahan u sheegay in falalka argagixiso ee gobolka ka socda ay gaysanayaan dad gobolka kasoo jeeda, ayna qasab tahay inay wax ka qabtaan dadka gobolka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka baarlamanka Kenya Justin Muturi ayaa sheegay in xildhibaanadaas aan wax ciqaab ah la marin doonin. Muturi ayaa sheegay in inkasta oo xildhibaanada ay jebiyeen qodobka 260 ee xeerka baarlamanka, oo dhigaya inay safarada dibedda kusoo war-geliyaan guddoonka, haddana uusan jirin sharci dhigaya in la ciqaabo. \u201cMa jiro wax sharci ah oo qeexaya in la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":142867,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-142978","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xildhibaanadii tegay Xamar oo go\u2019aan laga gaaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xildhibaanadii tegay Xamar oo go\u2019aan laga gaaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Afhayeenka baarlamanka Kenya Justin Muturi ayaa sheegay in xildhibaanadaas aan wax ciqaab ah la marin doonin. Muturi ayaa sheegay in inkasta oo xildhibaanada ay jebiyeen qodobka 260 ee xeerka baarlamanka, oo dhigaya inay safarada dibedda kusoo war-geliyaan guddoonka, haddana uusan jirin sharci dhigaya in la ciqaabo. \u201cMa jiro wax sharci ah oo qeexaya in la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-03-04T06:51:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87826822_1189759254694226_6874856521805594624_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"480\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/\",\"name\":\"Xildhibaanadii tegay Xamar oo go\u2019aan laga gaaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87826822_1189759254694226_6874856521805594624_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-03-04T06:51:03+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87826822_1189759254694226_6874856521805594624_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87826822_1189759254694226_6874856521805594624_n.jpg\",\"width\":720,\"height\":480},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xildhibaanadii tegay Xamar oo go\u2019aan laga gaaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xildhibaanadii tegay Xamar oo go\u2019aan laga gaaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xildhibaanadii tegay Xamar oo go\u2019aan laga gaaray - Wardoon","og_description":"Afhayeenka baarlamanka Kenya Justin Muturi ayaa sheegay in xildhibaanadaas aan wax ciqaab ah la marin doonin. Muturi ayaa sheegay in inkasta oo xildhibaanada ay jebiyeen qodobka 260 ee xeerka baarlamanka, oo dhigaya inay safarada dibedda kusoo war-geliyaan guddoonka, haddana uusan jirin sharci dhigaya in la ciqaabo. \u201cMa jiro wax sharci ah oo qeexaya in la [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-03-04T06:51:03+00:00","og_image":[{"width":720,"height":480,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87826822_1189759254694226_6874856521805594624_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/","name":"Xildhibaanadii tegay Xamar oo go\u2019aan laga gaaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87826822_1189759254694226_6874856521805594624_n.jpg","datePublished":"2020-03-04T06:51:03+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87826822_1189759254694226_6874856521805594624_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/03\/87826822_1189759254694226_6874856521805594624_n.jpg","width":720,"height":480},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xildhibaanadii-tegay-xamar-oo-goaan-laga-gaaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xildhibaanadii tegay Xamar oo go\u2019aan laga gaaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142978"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=142978"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142978\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":142979,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/142978\/revisions\/142979"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/142867"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=142978"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=142978"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=142978"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}